Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links


Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
Xogsheeg
 
Sh Xasan Turki: "Waxaan ugu baaqayaa inta hartay in ay soo racaan Al-Shabaab"! Posted to the Web Feb 04, 14:51


Sh Xasan Turki oo ahaa hogaamiyaha kooxda Raaskambooni ee ku jirtay Dalada Xisbul islaam ee ayaan dhaweyd si rasmi ah uga mid noqday kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday qaabkii ay ugu biireen Al-Shabaab.


Sh Xasan Turki ayaa xaqiijiyay in kulaanka baydhabo ka dhacay goob joog ka ahaa, wuuna ka mid ahaa dadkii wax ka saxiixay hishiiskaas.


Sh Turki ayaa sheegay in ay lamidoobayaan Xoogaga kale ee ka dagaalama Caalamka Islaamka isagoo ula jeeda Al-Qaacida iyo Xulufadeeda.


Waa hoogaamiyihii Sadexaad ee isku dhajiya Al-Qaacida, tasoo dadka qaar u fasirteen in kooxaha nabad diidka isku dhajinayaan Al-Qaacida si Caalamku isugu habar wacado Soomaaliya oo ay dulaan balaaran ku qabsadaan wadanka sida ka dhacday Afghanistan iyo Ciraaq.


Hadalka Sh Turki ayaa dharbaaxo Culus ku ah Hogaamiya Xisbul Islaam Xasan Daahir iyo nin sheegtay inuu yahay Afhayeenka Kooxda Raaskambooni oo maalin ka hor sheegay in ragga ku biiray aysan matalin Kooxda Kaambooni iyo Xisbul Islaam.


20 Comment(s)

abdikani farah ali   ugaanda

7:27pm on Wednesday, May 19th, 2010

asc aniga oo ka md ah saxaafiyiinta soomali waxa oran karaa oraahdda soomaliya dhab ahaantii dalkeena hooyo ma laha wadani dhab ah taas oo keentay khilaafka umadda iyo dagaalldda soconaya soomaliya waxaa ay ahayd dowlad islaam ah balse maantay lama oran karo taas oo keentay in aan dhaqankeena iyo caadadeena aan badalnay dagaal iyo dhibaato aan ku jrino xili walbba soomaliya waxa ay noqotay janadii burburtay dowlana kama jirto hadba bulshada soomaliyeed waxaa u dardaarmyaa meel walbba ay joogaan in la raadiyo xal buuxa ciidmada shishisheeyana laga saaro gacmahana la is qabsado laguna dhaqmo diinta ilaahay aana is kaashano gacmo wadajir bay wax ku qabtaaan waadna mahadsanthiin dhamaan aqristayaas

soomaali   dhulka

2:05pm on Tuesday, February 9th, 2010

asalamu, Clykum.

Sunni, Madax adayga Somalida inta iska daydo, talada khalif qaado.
dadka shuhaddada ilaahay ee dhulka joogaa ma'afarta kooxeed ee Gaalada,Shiicada,Suufiyada, iyo dadka ay sumeeyeen miyaa?.
Halkeed ku'aragtay kitaab kirishtaan oo ay ka maranyahay caayda Ilaahay?.
Heshaaska aad sheegtay halkee ka'aqriday, bal noo tilmaan halkeen ka'aqrisannaa?.
Mase waa heshiis la mid ah midka ay shabaab iyo dadkoodu ku gaalatsiinayaan shariifka iyo raggiisa?.
dawladda sucuudigu qaladaad wey leedahay, hayeeshee dawladdee maanta ka danay og oogidda salaadda, xijaabka, faafinta musxafka, la dagaallanka shirkiga iyo khuraafaadka?.

Mase in gaalo lala heshiiyo ayaad u'aragtaa gaal la shaqeyn?.

Miyaadan ogayn in suubanuhu heshiis kula galay yuhuudda in ay madiina wada difaacaan?.
ama uu usoo bandhigay aws iyo khazraj in timirta beerohooda ka soo baxda kala bar la siiyo qadafaan, siay uga baxaan dagaala ay muslimiinta axzaab lagusoo qaaday?.
Sunniyoow khaliif waa kuu dhibriyey oo hadalka kuu jilciyey inigaase kugu adkayn, xumayna igama ah ee ogaaaaaaw.
waasal.

Sunni   Luanda Angola

12:11pm on Monday, February 8th, 2010

AAmiin adigana sidoo kale khaliifow walal horta waxaa dhab ah in hadii la aqriyo taariiqda kirishtaanka oo dhabta ah aan laga heleyn ciise ayaa ilaaah ah iyo cise ayaa ilaah dhalay midna ee waxaa laga helayaa waa kutubkii loo soo dhiibay nabiyulaahi ciisa caleyhi salaatu wa salaam. waxaan hada jirana taxriif ayaa lagu suubiyey, tankale qof hadii aad rabto in aad taariiqdiisa aqriso waxa uu qoray lagama tixraaco ee maxaa dadku ka yiraahdeen ayaa la dhahaa waayo dadka ayaa shuhada ah aduunkaan oo ilaah ayaa sheegay, waxaad kale oo aad raadisaa heshiiskii darciya ee ingiriiska iyo ay kala saxiixdeen max'ed cabdi wahaab iyo max'ed cabdi casiis intaas kali ayaa taariiq kuugu filnaanaysa waxaana la helayaa taariiq daas oo dhab ah hadii ay ahaan lahaayeen mid ay qoreen qoraayaal ingiriis ah ama kuwa carbeed,waxaa kale oo taas kuugu calaamad noqoneysa ama sumad sucuudigu hada yuu ka dabqaataa ama gacanta ku hayo xag dhaqan mid dhaale iyo mid cududba waa hadii baxthigaagu yahay mid saliim ah hadii uu yahay xabagtaydu meel ayey iigu dhagantahayna adiga lee waaye .
ASALAAMUN CALAA MANI TABACAL HUDAA

MOOWLIID   NOTTINGHAM

8:03am on Monday, February 8th, 2010

DAAHIR AWEEYSOOOW?KKKKKKK PALTLK QOL FURO

khalif   usa

5:05am on Sunday, February 7th, 2010

Assa,c,w.

Walaal Sunni, Aamiin, adiga iyo intaad jece-shahayna sidaas iyo si lamid ah.
Walaal, haddii aan taariikhda ka aqristo meel qaldan, natiijaduna qaladbay noqon, Tusaala ahaan, haddii aad taariikhda kirish-taanka aqriso, waxaad ka heli uun in ciise-c,s-, yahay wiil ilaah iyo wax beena oo lamid ah.
Sidoo kale haddii aan taariikhda sh maxammed B C/wahaab ka aqriyo waxa ay qoreen, afarta qolo ee aan horay u sheegay, natiijada soo baxdaa waa taariikhda aad ka heysato ee xun, haddii aad ka aqrido meesha aan ka aqriyeyna, waxaa kuusoo baxaa taariikhda fiican ee sheekha-Allaah ha'u naxariistee-.
Haddaba, si'aan u ogaanno xaqiiqda wadaadkaas, aynu ullaabanno kutubbada uu gacantiisa ku qoray, mar haddii taariikhaha laga soo gudbiyey ay iska hor yimaadeen.
Ugu danbayn, Qofkii warbixin qaldan wax ku dhisa, xukinkiisuna wuu qaldami.
Wassa,c,w.

Sunni   Luanda Angola

4:02pm on Saturday, February 6th, 2010

Khaliif walal horta kheyr allaha ku siiyo, run ahaantii tariiqda islaamka in aad baarto ayaa fiican iyo taariiqda max'ed cabdi wahaab oo ah wixii ay ka soo farcameen waxa dhibka ka wada aduunkaan aan ku noolahay oo dhan iyo cida sameysa horta cida sameysey waa Ingiriiska markii ay iska dhicin waayeen dowladii cismaaniyiinta oo ay dagaal kala hortagi waayeen ayey raadiyeen dad islaamka sheegta oo aadna wax loo baro dhanka manhajka diinta islaamka isaga iyo waxaa ay heleen max'ed binu cabdi casiis ayaga ayaa markas waxaa dagaal ka bilaabeen kacbada barakeysan iyo madiina sidaas ayaa lagu bur buriyey dowladii islaamka, waxaa kale oo max'ed cabdi wahaab kacantiisa ku baxay ahlu beydkii nabigu yiri maalinta qiyaame iyaga ayaa la imaanaya furaha kacbada shariifada ah,kutubta aad sheegtay walal culumada islaamku kutub kuma tilmaamaan oo waa kuwa ay ku qoran yihiin sida kutubu towxiid oo kale 3-ilaah (TAWXIITU THALAATHA)marka walal wahaabiyo dadka waa ay ugu yeeraan in ay noqdaan in loogu yeerana ma ay ogola

Sardheeye   NZ

2:23am on Saturday, February 6th, 2010

KHALIF USA

waa iska cadyahay Waa Wahaabi khawaariijta ah waana kuwa utaagan in uu is qarxiyo ama uu dad bireeyo Wahaabiyo Illaahay ayaa diintiisa ku sheegay waana naqaan waana kuwa diinta uga baxay sida gaboonka khaansada ee axaadiisul khudsi lagu sheegay waana baa ba ayaan sha alaahu tacaalaa Wahaabiyada khawaariijta illaahayna xayraan wareersan ayuu kadhigay siduu sheegay

khalif   usa

2:43pm on Friday, February 5th, 2010

Assalamu c,w.
Walaal Sunni,Salaan diirran kadib, Magaca wahaabiyada waxaa daka ugu yeera afar qolo ee kadigtoonaaw!
(1)Gaalada.
(2)Shiicada.
(3)Suufiyada.
(4)dad iska niyad wanaagsan, muslim caayna aan is laheyn, balse ay saameeyeen, daacayadaha ay faafiyeen, seddexdaas qolo ee kor ku xusan.
Walaal, waxaa caddeyn u ah arrinkaas cid magaca wahaabiyada sheegataa ma jirto amaba ralli ka'ah, ama dadka ugu yeerta dariiq wahaabiyo la yiraahdo.

Sheekh Maxammed c/wahaab, aqri ku tubbadiisa, sida kashfu-shubuhaat, Usuulu-sittah, kitaabu tawxiid iyo dhammaan kutubbadiisa waxaa kuu caddaan in uu dadka ugu yeeray oo kaliya, in la raaco: Kitaabka Allaah iyo Sunnada Rasuuka-sallallaahu calayhi wasallam- iyo manhajkii saxaabada khayrka badnaa.
Gaar ahaan waxaa lagula dagaashanyahay in tawxiidka iyo sunnada lagu mitido Shirkiga iyo bidcadana laga cararo.
Walaal, rasuul lasoo diro oo aan laga been sheegin ma jiro, ee maxaad u maleynee culumada saxda ah. Sh maxammed c/wahaab dad, waxa uu ugu necbaa dariiqa gaalada kasokoow,dariiqa ay haayaan Bin laadin iyo cidda ku manhajka ah, waxaa u dilaal ah, sida culumada ugu waaweyn ee Sucuudiga sida sh ibnu baz iyo sh Cuthaymiin uga digaan raggaas iyo afkaartooda.

Wassa,c,w.

xuseen   yemen

1:23pm on Friday, February 5th, 2010

odaygaan haraga noqday oo aad moodo inuu edis qabo bal muu meel iska fariisto yuu la dagaalamayaa oo soomali aheyn,somaalidii ayuu moodaa yahuud.
waa wax lala yaabo qof da,daan jira oo u tafa xeetay inuu laayo dad muslimiin ah lana xulufo noqdo khawaarijta.
ma aduun jaceyl iyo madax noqo ayaa ku kaliftay mase odayga madaxaa laga galay.
duf ku bax adiga iyo jaahilka kale ee layiraahdo sheydaan awes.

Sunni   Luanda Angola

12:06pm on Friday, February 5th, 2010

sacdiyo iyo khaliif iyo dhamaan walaalaha kale ee Comments ka bixiyey aad iyo aad ayaad ugu mahad san tihiin caqliga iyo figrada saliimka ah run ahaantii kuwaan waxa wax ka dhigay waa shacabka soomaaliyeed hada waxa ay madaxa ka jarayaana waa shacabkii waayo dadka ayey isaga dhigeen culumo kitabka alle ayey ku so galeen waarun oo khaliif walal qofkii aan manhajkooda qaadan waxaa ay dhahaan waa gaal waxaa ay muslim u yaqaanana waa wahaabiga ayga la mamda'ah marka waxaan aamin sanahay in la iska dhacsho lana iska ilaaliyo kuwa inta dibadaha noogu yimaada dhahayo lacag keena masaajid iyo madarasooyin lagu dhiso, markaas ka dibna ku baabi'inaya shacabkii kuna barakicinaya kuna xasuuqa. taas hadi aan yeelno shacabku waa bad baadayaa dalkuna waa dagayaa allahu akbar

Anonymous   Location unknown

11:58pm on Thursday, February 4th, 2010

Khalif sxb waa runtaa waad la heshay mahadsanid

Rayid   Carro edeg

10:52pm on Thursday, February 4th, 2010

Macalin xasan turki haduu ardadiisa raaco oo magacii dugsiga tababarka iska daayo miyuu khaldamay sharciga islaamka haddii la raaco oo xarako diini ah la rabo oo islaamnimada daacad ay tahay ha la helo hal xisbi oo diini ah iyo maamul iyo dawlad islaam ah qof walbana la mubaayacoota ayna waajib ku noqoto taageeradeeda xasan daahirna waxaan leeyahay dhalinyarada raac khilaafku ma fiicnee oo amiirka la mubaayacood oo tiknikada qabiilka amiirka horgee ha noqoto hanti qaran adna horjoogaha ciiddanka qaranka al shabaab ha lagaa dhigee haddii kale dambiile ayaad noqon oo qodob ayaa ku qaban laba amiir kan danbaa la dilaa intaad casmara ku maqnayd ayaa amiirkan la doortay adna gadaal ayaa lagaa doortay xisbigana al shabaab ayaa ka horeysay intaad noqon lahayd amiirkii amiirka bareejeen lahaa oo lagu dili lahaa amiirka dhaari inuu alle dartii ay ka tahay adna baycadaada sii hana isu arag kornayl fashilmay oo naftaada murug ha galin { ninkii xukun kaa xaartay xisaab aakhiruu xamaashay } wa billaahi towfiiq

towfiiq   holand

8:59pm on Thursday, February 4th, 2010

dhamaantood waa mooryaan wax ay diin ka yaqaanaan maleh maslaxadooda ayay fiirsadaan caruurtooda dibada ayay joogaan.
ayagana hada cumirigooda waa gaba gabo wabilaahi towfiiq

towfiiq   holand

8:59pm on Thursday, February 4th, 2010

dhamaantood waa mooryaan wax ay diin ka yaqaanaan maleh maslaxadooda ayay fiirsadaan caruurtooda dibada ayay joogaan.
ayagana hada cumirigooda waa gaba gabo wabilaahi towfiiq

sugal   sweden

8:51pm on Thursday, February 4th, 2010

shikh xasan hadalkisa markan dhegestay waxa hubal ah nin ay shababku qabsaden iskuna dhibay waxa haray waa saxibki awes oo calacal ka bixi lamurigeysan.

MOORYAN DIINEED   UK

7:58pm on Thursday, February 4th, 2010

SOOMAALIYEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY TUUGADAAN CARUUR TOODII CARABTAA UBIISHA QADAR AND SACUUDI EE CARUUR TIINA BAD BAADSADA PLZZZZZZZ SALLMULAAH

sacdiyo muqtaar   london

7:50pm on Thursday, February 4th, 2010

waa yaab ?ISLAAMIC JABISO ISLAMIC XASUUQ QAARAAN DANBE IDIINMA ARUURSHO DUUGO WAHAABIYO AH AAN KUSIR MANAY

diidi   holand

6:22pm on Thursday, February 4th, 2010

Soomaaliyeey yaan leeydin waalin nimankan waa isku wada mid magaceey doonaan ha qaateen awalba waxeey ka wada tirsanaayeen al itixaad iwmmarka ama shabaab ama xisbulawees ama magackale waxba isma doorinayaan ileen waraabe iskama badalo dabciga ee maqaarka ayuu iska badalaa kuwani waa sidaas oo kale horaa culumadeenna nooga digtay anagaa garanweeynay nin urur diimeed ama midkale la yimaad oo islaamka gaar ka noqda isageey utaal

diidi   holand

6:21pm on Thursday, February 4th, 2010

Soomaaliyeey yaan leeydin waalin nimankan waa isku wada mid magaceey doonaan ha qaateen awalba waxeey ka wada tirsanaayeen al itixaad iwmmarka ama shabaab ama xisbulawees ama magackale waxba isma doorinayaan ileen waraabe iskama badalo dabciga ee maqaarka ayuu iska badalaa kuwani waa sidaas oo kale horaa culumadeenna nooga digtay anagaa garanweeynay nin urur diimeed ama midkale la yimaad oo islaamka gaar ka noqda isageey utaal

khalif   usa

3:50pm on Thursday, February 4th, 2010

Assalaamu C.w.
Tilmaamaha dadka diintooda ka qaata waxa ay maskaxdooda ka helaan, oo aan nusuusta sharciga ah faham iyo aqoon wanaagsan u lahayn, ayaa waxaa astaan u'ah in ay guur-guur iyo jahawareer, xagga manhajka iyo fahamka ku jiraan, in ay dib uga laabtaan fahamka saxda ah mooyee.

magacyo cusub, mawqif cusub, isbed-beddel joogta ah, maamul la dhiso iyo mid ladumiyo, waa caadadooda ee ceeb kuma aha.

Qofkuu shalay lahaay waa mujaahid maanta waa murtad, kuwuu shalay kamid ahaay maanta waa ka baxay, kuwa uu maanta ku jirana berri ayuu kabixi, isaga oo aan marna caddeynayn in uu shalay qalad ku jiray!.

Wassalaamu C W.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.