Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Riyada Al-Shabaab: "Biyo iyo baad naga dagi mayaan habeenna ka seexan meyno ilaa aan Adis ababa tagno oo inta ay Xamar ku sameeyeen ku samayno" Dhageyso Abuu Bakar Zeyli Posted to the Web Mar 02, 11:00


In badan ayay dadka maqleen horgalayaal Al-Shabaab ka tirsan oo ku goodinaya in ay caasimadaha aduunka tagi doonaan, waxaana ilaa iyo hadda dadka is weydiiyaan Al-Shabaabka Dhaafi wayay shanta-kun ee Ciidamada Amisom Iyo Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sida ay ku tagi karaan Wadamo kale?


Abuu bakar Zeylici oo u qaabilsan Kooxda Al-Shabaab Gudoomiyaha Magalaada kismaayo ayaa sheegay in aysan habeen seexan karin biyo iyo baad toona ka dageyn ilaa ay labo sano qasaan Caasimada Itoobiya ee Adis ababa.


Dhawaaqa ka soo yeeray Horgalahaas ayaa ah mid ku dhisan riyo iyo mala awaal, markii ay ciidamada Itoobiya soo galeen wadanka Kooxda Al-Shabaab iyo wixii la fikir ahaa 7 casho gudahood ayaa looga awood roonaaday intooda badanna kaneeco iyo halaq ayaa ku Cunay howdka Jubooyinka.


Intii ku hartay Magaalooyinkana waxey xirteen dharka dumarka sida uu ku faanay nin iyaga ka mid ahaa oo mar ka hadlayay qaabkii ay ku bilaabeen Muqaawamada.


Abuu bakar Zeylici ma ahan ninkii ugu horeeyay ee ku hanjabay in ay Adis Ababa tagayaan waxaana uga horeeyay Sh Yusuf Siyaad Indhacadde oo balan qaaday in ay 5 casho gudahood ku gaari doonaan caasimada wadankaas, markuu dagaalkii bilaawdayna u baxsaday Sacuudi carabiya.


Halkan ka dhageyso Abuu Bakar Zeylici.


Waxaa intaas dheer oo dad badani qaadan waayeen in Abuu Baka zeylici gaalaysiiyay cidii rumaysan weysaa Riyada iyo mala awaalka Kooxda Al-Shabaab.


isku soo xooriyoo baaqyada ka soo yeeraya Horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa ah kuwa wadanka u horseedaya dhib iyo in wadanka Cadow ka xoog badan Qabsado.

44 Comment(s)

Anonymous   Location unknown

3:19pm on Tuesday, March 9th, 2010

waa sax warka uu ku hadley abuu bakar

Herkimoviç   dayniile

1:00pm on Thursday, March 4th, 2010

war imaanka alle idinka qaad ku cadowga gancta siinya

xageed u daydasaan in loo aargudo hooyooyinkii xamr lagu xasuuqay iyo ilmihii abaayshood lagu dilay dulli kubaxa cadow ayaad tihiin insh alaalhu gacnta ayaad mar soo galaysaan

piano   Location unknown

10:30am on Thursday, March 4th, 2010

alshabab adis ababa haba tagto ma xumeee maxay ku tagee 3 cimaamad ay la ordaayaan aryaa runeey ku sheego cimaamadahaan aan nambar 4 tagi karin

macalow   qahira

10:25pm on Wednesday, March 3rd, 2010

war ileyn meesha waxaa isugu yimid dabadhilif qaarbaa xishoonin sida gabadhaan ruqiyo la lee yahay. isku xishoo caanaha ka daba qaadeynaa aa,,,war waxa maxay ahayd

waxaan u malaynayaa gabadhaan waxay ahayd kuwii itoobiyaanka ka mariyeen. waagii

Gelle   Ohio, US

5:51pm on Wednesday, March 3rd, 2010

Horta ma aniga waalin mise cadan ayaa laga heesaya!!! Somali meel kasto oo ay joogta wey waalatay, Maxey ku walatay? Jihaad waxbo aan kajirin, dadow maxaad qaranimo iyo dowladnimo u diiden? Qarax, Qax, Qaxotinimo, Qaxar,Qafaal Quus, Qoomam, Qabweyni miyad qaranimo mooden?

Gelle   Ohio, US

5:50pm on Wednesday, March 3rd, 2010

Horta ma aniga waalin mise cadan ayaa laga heesaya!!! Somali meel kasto oo ay joogta wey waalatay, Maxey ku walatay? Jihaad waxbo aan kajirin, dadow maxaad qaranimo iyo dowladnimo u diiden? Qarax, Qax, Qaxotinimo, Qaxar,Qafaal Quus, Qoomam, Qabweyni miyad qaranimo mooden?

yaab   SWEDEN

4:58pm on Wednesday, March 3rd, 2010

dulmi ma fiicno maxaa itobiya kagalay aqli xumaa dadkisoo cunay abu cunaye

thanks   somali

3:56pm on Wednesday, March 3rd, 2010

MARKA AAD NUMABR 4 TAGTAAN AYAAN IDIN QIREYNAA INAAD TEGI KARTAAN HADII AAD AWOODIINA KU TASHANTIHIIN..... BALSE TII ALLAAH KUMA DARIN OO WUU AWOODAA WAX KASTA

salmaan   nairoobi

12:50pm on Wednesday, March 3rd, 2010

ilaahoow noo daa ragggaas hamiga xanbaarsan..

calaamad munaafaq weeye in la dheho waa khiyaali guusha ilaahay

waan hubaa haddii la helo hoggaamiyayaal zaylici oo miidhan ah in adis laga aargudan doono..

waayo waxay rabtaa sabir iyo taqwo...

zayliciyoow hore usoco
surma seegto kaa dheer
sabir iyo dul qaadbaa
sedka lagu hantaayoo
lagu samatabayaa

ilaahoow gaalo jebi
inta la socotana jebi inta taageertana soo hadee

salaama

kumaandos   xamar lee

9:37am on Wednesday, March 3rd, 2010

dadka itobiya wax ka dhigaayo waxan u shegayaa itobiya africa waxay ka shegataa inay tahay wadanka oogu xooga badan balse somaliya ayay ka sheegatay inay magacaas u diiday sidaas darteed itobiya inay xamar timaado waxay oogu sura gashay tii rabi kadib in ay ka faaidaysatay duligii ay na badeen hogaamiye kooxeedkii maalinki ay ka bexeen saaxada dagaalka hogamiyaashaas aya ogaatay in somaliya si dhab ah isku raacday sidaas darteedna ay ku qasabtay danta inay tabarteeda oo idil la so aado somaliya oo 15 years ka badan bur bur saneed
maxaad u malayn leheed marka hadii 15 years me ehee 5 years kaliya ay joogi lahayeen al shabaab iyo kistii yareed ee maxkamadaha eheed ee gacan ku gabad ka eheed dabcan wa dareemi kartaa ninka moodo itobiya inay tahay dowlad saas usi wayn ogow waxaad meesha ka saartay in ilaahay ka weyn yahay midna ogow xaalada aan hada kujirno hadii aan kusiisocono oo inta dhiman ilaah so galiyo gacanta alshabaab waxaad ogataan in itobiyo me ehee washingtown la gaari karo taasna ay tahay awooda ilaahay ,
ma ahan inaan liidno raga u taagan inay iska dhiciyaan dowladaha usoo tafa xaytay inay alshabaab la dagaalamaan ,ogow alshabaab looma socdo doqonkiyow waxaa loo socdaa wa umada somlaiyeed ee muslinka ah ee dhanwalba lagala dagaalamay diiniyan dadanimo kheyraatd ka wadan ka so aad marka itobiya ooga dhigaysaa inay tahay wadan quwad leh shalay markaan dowlada eheen naguma dhicin anoo in badan bur bursanna ayay intaas nala xarbinaysay aakhirna danteeda ku seegtay ilaa iyo hadana ay ka sheegato ciidanki kaga dhamaaday xamar ilaa goobihii dagaalka ka dhacay o idil inay kaga dhiman 1977 insha allah nasriga ilaah wa dhaw yahay balse wa la is imtixanayaa qofna u dhacayaa qofna insha allah u usamrayaa scw

Abdi Soomaali   S afrika

7:36am on Wednesday, March 3rd, 2010

MARKA HORE WAXAAN SALAMAYAA SOOMAALIDA XALAASHA AH CIDII AMXAAR QARAABO LA,AH WAA ISAGA IYO YEELKIIS MUJAAHIDIINTA ADDIS ABABA WAY TAGAYAAN INSHA ALAAL OOYA AMA CIIL UDHINTA SEEDIYADIINA BASBAASKA AYAAN KA DAADINAYNAA ALSAYLICI WAA GEESI AAN GAALO DABAFADHIN EE MUNAAFIQOOW INTEED GALAYSAA

Aadam Yusuf   Meel alle ogyahay

6:55am on Wednesday, March 3rd, 2010

Asc horta al shabab nimanka la dhaho ma aysan ku so canbixin cadow inay ladagalan inay u yeraan mahe waxay ku so caan bexen laynta umada somalied haday ru shegayan maxay ula dagalami wayen marki xabada ayka jojiyen ragi la magacbaxay mga maxkamadha wati ay tartib isaga baxen ethiopianku an ini shegu hawshudaba ma ahen cadow ladagalan waxay ahayd shacabka in ay layan oy gawracan tula qabsi u humbalen dad rayad ah. Dilid shaqsiyad can ah sidi ragi la dagalami jiray eth. Cagaweyne,sharif iyo kuwa kale her ay garsiyen dadka somalied inay isku habaran alshabab ku dil. Marka hada waxaa so baxday in la fahmi rabo hawlahoda marka cadowgi ay ku rad gadan jiren bay gucan hatinayan markale .

piano_boy   brazil

6:07am on Wednesday, March 3rd, 2010

waxaa la yaabay itoobiyaan ayaa loo wacayaa markee imaadaane shuko ayaa la qaadanaa barkin ayaa dabada la gashanayaa si dumarloogu ekaado jihaadka macnihiisa ma nin rag ah inuu dumar iska dhigo miyaa mise anaa qalad u fahmay nacalaa ku taalo ninkii itoobiyaan hada handado oo hadhoo w shuko qaadandoono

CAQIL   muqdisho

5:46am on Wednesday, March 3rd, 2010

Bismilaah
aniga waxa aan leyahay qofka bini adamka ah hami waa yelan karaa maxumo hamigoda lakin waxaa laga rabaa in aan hamigoda u shegin cadaw gooda marka aniga waxa aay ila tahay ragaan waa labo mid kood (1)waxaa ku jira rak yahuud u shaqeya(2)waa rag dacad ee katahay oo maa mulka ka xun yahay oo u bahan in la saxo

hobyo man   ASHABAAB KHAWAARIIJTA URMISOM CAR AADA

5:15am on Wednesday, March 3rd, 2010

Ashaydaan beentoodii waa la bartay waxii Ethiopia dad laysay waxaa ka badan kuwa ay laayeen waliba waa gii Ethiopia joogtay Xamar dadka Shacabkaa inta Bireeyaan Ashabaab ayey dhihi jireen waxaa laayey Ethiopi si ay loo yiraahdo mujaahiliinta ayaa u aaraysa shacabka hadii run sheegayaan Car ha u dhaqaaqaan Ugands iyo Gaalada ujira 50 mitir waa kuwa uyeerayee kuwa aan joogin haddee fulayaal waa naqaanaa ilaahay wareershay xumaantii ayaa ilaahay wanaag uga dhigay saa waa Wahaabiyo khawaariij ahhe tabar waylayihiin in ay dad masaakiin ah gowracaan mahee ama dad tuugsanaaya Gacmaha ka jaraane Suukhii ayaa ka xumaaday waxay raadinayaan wax ay suuqku samaytaan si ay u laayaan dadka inta hartay SIDA UU SHEEGAY SACIID UK KHAWAARIIJKA QARNIGAAN OSAAMA BILAADIN SIINMAAYO LACAG IN AY CADAW UYEERAAN MAAHEE DANTOODO AYAA KU JIRA IMAASHAHA ETHIOPIA EE SOOMAALIA HALA YAABININI MUNAAFIKHIINTA KHAWAARIIJTAA

hilaal yusuf   Location unknown

4:44am on Wednesday, March 3rd, 2010

wadanka soomaaliya hadaan majeerteen leeska qaban walaahi bilaahi talaahi hawiye waa jiri jiray in eey imaan doonto inteey goori goor tahay reerkaan duligaa hoosh kuqaada waa cadawga somaliya oo amxaar kaxun

ruqiyo   Location unknown

2:11am on Wednesday, March 3rd, 2010

wlh waa qoslay ninka dhahaayo waa wasaynaa asga gus badanaa meeqo uu wase karaa yaab badanaa ithpia haday timaado oo ay soo noqoto caanahaan ka daba qaadaynaa hala ogaado shacabka waa daaleen nabaday

axmed   canada

1:46am on Wednesday, March 3rd, 2010

haahahahaahaaahaaa waa fuurey maxamed sxb xumaha la isuguma hiiliyo ee waa laga hiiliyaa

ysf   uk

1:20am on Wednesday, March 3rd, 2010

waa socowee aan oradno waye! teda kale waxawax lais wediiyo ah 2006 markii lalahaa ilaa alaka ayaa tagi donaa maxay ku ddhamaatay hadalka ahaa hadaaqa ilmaha oo kle aniga waaba yaabee marka laba magaalo la qabto maxaa lo riyodaa riyda ayaa kala ah mid nacasnimo ah yo mid kle ninkaan waxa uu ku raaxesstaa jubada hoose ciyaal yar ayaa u dhiibay qoryo ay qaain krin markaas ayuu wax u leyahy adis ayaa tagenaa wa rabaa in mar labaad ciyaalka somaliyed ee uu niyada ka galiyay waxyaabo aanjirin ay sidii deynoonaay oo kle ay gubataa ilaah ayaa ka magn galnay allow hibka naa qaad oo dowlad cadil ah nasii Aamiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SAHAL YUSUF   Location unknown

1:20am on Wednesday, March 3rd, 2010

CAGTII JOOGSAN WEEYSAA MARBEEY CEEB LAKULANTAA REER MAROODI SHEYDAAN IYO BAQ BAQDOODA WARBAA KADAN BEEYN ARAGAANEE

mohamed   qaahira

11:48pm on Tuesday, March 2nd, 2010

bismillah

waa midhihii kasoo baxay markii ay gaaladu burburiyeen somaliya , dhamaan markaan akhriyay waxa ay soo qoreen dadku , aad iyo aad ayaan uga niyad jabay , waana ayaan daro soomaali ku dhacday , dadku fikirka way ku kala duwanaan karaan , laakiin jahliga ina haysta ayaa ah inaan qofna si kalsooni leh fikirkiisa u dhiiban karin , markaa maanta midhihii ayaynu guranaynaa , ee waakaas qofwalba wixii uu ka helo.

mohamed   qaahira

11:46pm on Tuesday, March 2nd, 2010

bismillah

waa midhihii kasoo baxay markii ay gaaladu burburiyeen somaliya , dhamaan markaan akhriyay waxa ay soo qoreen dadku , aad iyo aad ayaan uga niyad jabay , waana ayaan daro soomaali ku dhacday , dadku fikirka way ku kala duwanaan karaan , laakiin jahliga ina haysta ayaa ah inaan qofna si kalsooni leh fikirkiisa u dhiiban karin , markaa maanta midhihii ayaynu guranaynaa , ee waakaas qofwalba wixii uu ka helo.

axmed   canada

11:26pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Adisababa waa balad xabasho, xabashadana waa xigto, waa run waa jiraa xeer ah inaan isku duulduulno ama qoloba qarni la qabsado, lakiin xaasidnimada ku jirta shabaabka ee ay rabaan iney sidii tutsigii baabi'iyaan xabasho waa caqlixoolo ama waa caqlifog oo waxay damacsanyihiin agoontii ay ciidamada Ethiopia ku layeen waalidkood xamar iyo Ogadenia iney ku beerlaxawsadaan qaluubtuudana ay naceby ka buuxiyaan.

To Zeyliciga Al-Shabaab   Addis Ababa

11:17pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Abuukar Seyliciyow hadii aysan hurdadu kaa soo dhaceyn oo aad rabto in aad Addis Ababa tagtid yaa iminka kaa hortaagan.
Indhagumeedyahow inta goofarada iska siibtid orodoo Addis ababa tag ee haka nacnaclaheyn shacabka kismaayo dhexdiisa

Rayid   Carro edeg

11:05pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Akhiyaarta miisaanka waad mahadsan tihiin laakiin kuma aadanayn wax aad riyo ku tilmaanteen inaad dadkaan soomaaliyeed ee xoolaha aan waxba dhaamin ku danbaajisaan waadna aragtaan caqliga iyo cilmigu inuu naga marayo waa wasaynaa waan dhabeynaa wahaabiyo waaye qawaariij waaye suufi dhagdhagle waaye qabuuro caabud waaye xigmad iyo murti intaas dhaafsana naga sugi maysaan saa hadey nagu jirto wadankeena halkaas kuma danbeeyeen intii noogu caqli badnayd oo qabiilada hogaamineysay iyo culumadii diinta ayaa magaaladii muqdisho shacabkii ka madhiyey oo dadkii oo dhan banaanka uga saaray wa billaahi towfiiq

shariif   london

10:17pm on Tuesday, March 2nd, 2010

aaheey waa tagaynaa meel walbana waa tagaynaa cidii naga hor istaagtana waa wasaynaa wixii soo raacana waa wasaynaa

jabriil   south africa

7:10pm on Tuesday, March 2nd, 2010

waxaan salamayaa marka hore dhaman maamulka webkaan marka xigta waxaan usheegayaa webka waxaa akhrista dadweyne fara badan dadka fikirkooda ku dhiibanaya halakan waxaa kamida kuwa ku hadlaya hadalo aysan banaanayn in qof islaam ah ku hadlo ninka dhahay denmark ayaan joogaa waxa uu ku hadlay ee fool xumada ah in aan la aqbalin ayay ahayday maamulka webku waa inusan aqbalin waxaasoo kale

abul cabaas alciraaqi   muqdisho

7:08pm on Tuesday, March 2nd, 2010

alaahu akbar
waa sax jihaadka wuu socon meel walbo
niyafdeen waa mid sareyso hadii mida munaafiqiinta iyo gaalada ay gaabanatahy

Cali gaab   kdaax

6:50pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Wahaabiye caayow adugu habraha ku hoos jir oo facaa ka hare, waxa aduunyadu horu martay ma habar masaakiina baalkeedaa lagaa celi la'yahay oo aad gaalo ugu hiilee?

Midkaas Kismaayo ka leh addiis geleynaa waa beenaale dulliya oo xaasidnimo dhammeeyey, waxana dhaama suufi subagleyda, markuuse leeyahay qofka cabsanaya diin maleh sow isaga maahan kan ka cabsanaya AMISOM iyo Dawladda Faddarada, markaasuu Oday miskiina oo 100 jira oo indhoole ah naf ka doonay inuu carruur yaryar oo wax ma garato ah u diro, xataa diin iska dhaafe xishoodkii dadnimuu ka tegey kan iyo wixii la caqliya.

waxaa cad inuu xaasid soomaalida cirib tirkeeda loo soo dirayt yahay ee ilaahow naga qabo asaga, suufiyada (waa nooca xun) Faddarada, Gaaladaba.

Cali gaab   kadaax

6:50pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Wahaabiye caayow adugu habraha ku hoos jir oo facaa ka hare, waxa aduunyadu horu martay ma habar masaakiina baalkeedaa lagaa celi la'yahay oo aad gaalo ugu hiilee?

Midkaas Kismaayo ka leh addiis geleynaa waa beenaale dulliya oo xaasidnimo dhammeeyey, waxana dhaama suufi subagleyda, markuuse leeyahay qofka cabsanaya diin maleh sow isaga maahan kan ka cabsanaya AMISOM iyo Dawladda Faddarada, markaasuu Oday miskiina oo 100 jira oo indhoole ah naf ka doonay inuu carruur yaryar oo wax ma garato ah u diro, xataa diin iska dhaafe xishoodkii dadnimuu ka tegey kan iyo wixii la caqliya.

waxaa cad inuu xaasid soomaalida cirib tirkeeda loo soo dirayt yahay ee ilaahow naga qabo asaga, suufiyada (waa nooca xun) Faddarada, Gaaladaba.

warsan   uk

6:49pm on Tuesday, March 2nd, 2010

bismilaahi horta kuwa sheegata shababka iyo kuwa taageeraba marka ay waxqorayan waxay kubilaaban waxbaan wasnaa iyo waxbaa lawasa haday dad aqlaaqleh yihiin waxaas kumahadleen ama diin kasoojeeda ama labaray diin because diinta waxay qabyaa wax wanaagsan kuhadal ama iska aamus diinta islaamkuna nimanku wajiga maqarsadaan hadaysan danbiilayaal ahayn maxay wajiga uqariyan balaha soosodana waxaad arkidoontan sheydaamadas oodhahaya hoyaday bansooqani meysanay oogaala say canjeero ug soo dubeysay labaatan sano dagal lagujiray markuu koray oo xoog yeeshay ayuu ayadii kusoojestay alow nagqabo oo hanoodhalin ayagookale aamiin aamiin

Seylici   Daalim

6:41pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Seylici iyo mufsidiinta lamidka ah waxee rabaan shacabka kudhaqan jubooyinka inee itoobiya uguyeeraan hadafka khawaarijta waa in muslimiinta lalaayaa hadiikale usaama lacag siin maayo ileen waa calooshood ushaqeestayaalee xayawaanka khawaarijta taageeraayo ayaan layaabanahay war culimaa'udiinka layaqaano tageer bakhtiyahow khawaarijka ah

Anonymous   Location unknown

4:39pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Al shabaab waa magruuriin!(kuwa kadsoon).
Waxa ay u moodaan in ay Alle ka mutaysteen, oo ay xaq ugu leeyihiin, in uu guuleeyo, iyaga oo aan garanayn in Allaah, uu shuruud ku xiray cidda uu u hiillinayo, oo uu cadawgeeda jebinayo, sida anbiyada iyo dadka dhab ahaan raacay, oo ugu yaraan, muslimiintu kala nabad galeen, dhiiggooda, sharafkooda, iyo diintoodaba.
Shabaabna inta ay gmuslimiinta ka dileen, iyo inta ay gaalo ka dileen, kuwa ay muslimiinta ka dileen ayaa badan.
Horay ay looga ogaay, kooxaha khawaarijta, in ay katsoon yihiin.
Haddii ay u caddaato, in ay kadsoonaayeen, oo laga adkaadana, diinta Iyo Allaah ayey ku kufriyaan.

Allaahul mustacaan.

Cabdiraxman cali   Tanzaniya

4:18pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Alshabab awod ay ithobiya kutagan mahayane waxay raban in ithobiya intay wadanki dib ugu solabato aydadka babi iso alshabab allaha nagaqabto

al xasani   B/WEYNE

4:06pm on Tuesday, March 2nd, 2010

war anigane waxaan layaabaa munafiqiinta allaah ha idinku fogeeyo naartee adonka xageed la jirtaan kane jirtaan toogayaheey orda oo gaalada udabadhaqa allaah ayaa horay noogu sheegay inaad tihiin mudabdabiin muslimiintane la jirin gaaladane ujanjeera allaahne horay noogu sheegay inaad gaalada ka sii xuntihiin maxaa yeeley munaafiqiinta waxey leeyihiin naarta meesha ugu hooseeso ku fogaaada cadaabta allaah waxii gaalo taageero muslimiintane ka sooo horjeedo alshabaabne guulwwsta beenu leenahay garbkiina ayeynu taaganahay

shigshgow   XAMARJAJAB

4:01pm on Tuesday, March 2nd, 2010

WARYAARAHEEN DHILOOYINKAAN ISKALEH MIISAANKA IYO WAAGA CUSUB MAXAALAGA SIIYAA WAAR KOLAY DHILOOYIN GAAKADU QABTAAD TIHIINE ISKA DAAYA CID AYDAAN GAARI KARIN

Seylici Geesi geesi dhalay baa tahay   london

3:34pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Midka qore mala awaalkaan soomaali maba ku tilmaami karo halkee buu kasoo bartay afsomaliga!!! Waa dufuc aan dadnimo iyo damqashaba laheyn Wiilka kula midka ah ee seylici la yiraah hadii aaysan somali asiga camel ku jiri laheyn ... daqonkaga wax qor qora baa wadanka cadow gacanta ugalin lahaa Dameer laawe qurun ah baana tahay , Amxaaro waan ka aarsan doonaa sida ay ugashay dadkayaga iyo dhulkayagaba Bi idnillaah. Hade waa goor aanan fogeeyn Insha allaah.

wan socon wayay aan ordo aya wadan   mel ka mid ah wadan

3:28pm on Tuesday, March 2nd, 2010

waa baaq in eey tiibiya so labato war ogandhees ayaba joogan iyo burundi oo muqdisho jogan nee maxa itoobiya ku gartaa taas waa sheeko walahi hadeey so labtaan itobiyanka markaan dadka dhan itobuyanka ayay la jiraayaan la socda war kubaan maxaa waye wax kasto wey la damalmeen muslim gaal qabiil qaran xisbi silam suufiya kenya oganda burundi marenka jabuuti war wa arki dontaa mesha ku xirataan

libaax   denmark

2:26pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Anaa wasa wixii kasoo horjeeda ALSHABAAB... ETHOPIANA waa la wasi doonaa, waxad tihiin kuwa alshabab kasoo horjeeda qaniis yo lawaso, waxad ka cabsanaysaan in la idin mariyo xukunka alshabab

Siciid   Uk

2:24pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Asc khawaarijta shabaab waxa ay layaa ban yihiin xasuuqan ay wadaan on lagu dhamaaneyn gooricid barakicin cuuryaamid ilaa hay adihi kahor istaageen barakacayaasha ama waxan dhihi lahaa waa ay daaleen waxeyna doonayan in marka xibashidu timaado ay galaan buuraha si ay usoo nastaan 2doo sano marka xabashido daasho oo ay baxdo ayey doonayaan in ay soo laabtaan oo ay dib ubilaabaan qandaraas koodii iyaga oo caaboon

cali   Location unknown

1:15pm on Tuesday, March 2nd, 2010

kkkk yaab

yaabane   Location unknown

1:13pm on Tuesday, March 2nd, 2010

waxa uu leeyahay waxa soo dhamaday isreeb reeb hada ayaa la bilawaa wax lagu qoslo waxa ah in ethopia mar kale looga yeerayo xasuuqida shacabkan meel loo wado aan aqoonin

Mustafyare   Waxan joga soud africka

11:20am on Tuesday, March 2nd, 2010

Waxan leyahay cadaw kale ma qabto somali on ka ahayn alshabab ilah hanaga qabto kuwas

hobyo man   Xamar

11:16am on Tuesday, March 2nd, 2010

WAA SIDA AAD SHEEGTEEN RUNTA ALSHAYDAAMEENTA WAHAABIYADAA WARKOODU WAXAY RABAAN SI CIMRIGU UGU DHEERAADO IN AY SOO DUULAAN WADAMO HADA AAN WAX NAGA DHEXAYNIN WAA BEEN AY RABAA IN AY DAD KALE KU LAAYAAN OO SOOMAALIYEED HADA WAXAY LAYIHIIN WAX CADOW AH OO SOOGAALAA SOOMAALIYA WAARAADINAYAAN BEENTOODA AYAA SUUKH HELAYSA HADII WADAN KALE WAX AYAGOO KALAA YIMAADAA ITHIOPIAN HADAN LA DAGAALIN KUMA DILYAAN LAAKIIN ALSHAYDAAN QOF DHINTA MIDNOOL MIDANA DHAAFIMAAN WAXII AYAGAANA WAXAY SAMEEYAAN DANBI MA AHA

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.