Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Maxkamada ugu sareysa Mareykanka oo dhageysan doonta Dacwad ka dhan ah Jeneral Maxamed Cali Samatar Posted to the Web Mar 02, 10:26



Maxkamada ugu sareysa Mareykanka ayaa maalinta bari ah dhageysan doonta dacwad ka dhan ah Jeneraal Maxamed Cali Samatar oo xiligii Siyaad Barre soo qabtay jagooyin waaweyn oo ay kamid ahaayeen Wasiiru Gaashaandhig, Raisul Wasaare iyo Madaxweyne ku xigeen.


Soomaalida Dacwada qaba ayaa sheeganaya in Jeneral Samatar Mas'uul ka ahaa tacadiyo fara badan oo ka dhan ah xuquuqul insaanka kuwaasoo lagula kacay ayaga iyo soomaali kaleba sidaas darteedna ay doonayaan in lala xisaabtamo Jeneraalka oo ay u arkaan dambiile weyn oo dhiigya cab ah.


Qareenada u doodaya Jeneraal Samatar ayaa ku doodaya in aysan dacwadan soconeyn maadaama jeneraalka uu qabanayo sharci ka dagsan Mareykanka oo dhigaya in aan lala xisaabtami karin Mas'uuliyiinta degan Mareykanka ee xilalka ka soo qabtay wadamo kale.


Lama oga sida Maxkamada Mareykanka ay u aqbali doonta dacwadan, waxaana la filayaa in go'aanka kama dambeysta ee dacwasdan uu qaadan doono mudo ka badan lix bilood.


Wadamo badan ayaa isha looga hayaa jawaabta ka soo bixi doonta dacwadan ka dhanka ah Jeneral Samatar taasoo fure u noqon karta in lala xisaabtamo Mas'uuliyiin kale oo ku sugan wadamo kale islamarkaana loo heysto xadgudubyo ay ka soo galeen wadamadoodii hooyo.


Soomaalida qaarkeed ayaa qaba in aan lala xisaabtamin xubnihii ka soo howlgalay Dowladii Siyaad barre maadaama kuwii siyaad barre ka dambeeyay sida qab-qablayaasha iyo islaamiyiinta ay sii fogeeyeen xalkii soomaaliya ilaa iyo haatana ay faraha kula jiraan tacadiyo joogto ah oo lagula kacayo shacabka soomaaliya, ayna ayagu mudan yihiin in lala xisaabtamo.


18 Comment(s)

yuusuf faroole   boosaso

9:19am on Monday, March 8th, 2010

SCW marka hore dhamaan waad salaamtihiin bacda salaan waxan hadalkayga ku bilabayaa m.c.s waa nin somaliyed sarkaal somaliyeed muwaadin somaliyeed laakiin waa gacan ku dhiigle meeqa qof ayaa loo xisaabinayaa in uu sabab ka ahaa dilka dad lagu laayay bari nugaal waqooyi aad ayaan u tageer sanahay in la soo taago maxkamad waliba in la daldalo waayo gacan ku dhiigle weeye haduu tan ifak ka baxsado aakhiro intuu aadin waa suaal waxan ku raja waynahay in maxakamad lasoo taaago gacan ku dhiiglaha dhiigya cabka ah wabilaahi tawfiiq

kiilo 7   jidah

12:13pm on Thursday, March 4th, 2010

waxaa soo qeeyliyay galaal waa wax lala yaabo qeeylidiisa war aaway rooboow iyoina godane maa la soo taago

kiilo 7   jidah

12:13pm on Thursday, March 4th, 2010

waxaa soo qeeyliyay galaal waa wax lala yaabo qeeylidiisa war aaway rooboow iyoina godane maa la soo taago

JAMAC   hargaisa

9:18am on Thursday, March 4th, 2010

Samatar waa soomalai dhalad ah mana aha dambiile, xaq ayuu u laha ain uu guto waajibkiisa ka saarnaa dalkiisa iyo dadkiisa, tankale maanta midgaan iyo niic ma joogto cali smaatar waa muslim soomali dadnimo iyo sharaf waxaa ugu filabn muslinimada iyo waddaninimadiisa mana u baahna qabiil.
Tankale hadda hargaisa lama joogo wa Usa cidna lama dulmi karo.
Haddi dambiila lasoo qabanayo hala dacweeyo Riyaal. oo ahaa sirdoonkii dowladdii M. siyaad barre, siilaanyo,oo waziir ahaa, faysal cali waraabe oo baay iyo bakool jagaooyin kasoo qabtay iyo dhammaan dadka la buruursan soomaaliland nimada waa haddii gooni isu taagu dhabyahay, haddii arrimo kale la doonaya marnab socon mayso...
GUULEEEEEEEEEEYSO J.M.S.
KUWA QABYAALADDU DILLOOTANA CAGTA KA HOOS ANAGA AYAA KU DIFAACAYNO.

Qowdhan   Hargeysa

12:25am on Thursday, March 4th, 2010

aaway midgihi kale sida siilaanyo iyo Riyaale. waa in dhamaan maxkamad la soo taagaa.

geesi tol waayay   Location unknown

4:53am on Wednesday, March 3rd, 2010

cali samatar habaqin hana jixin jixin waxaad udhalay ama aatahay nin irir samaale waxaana tahay curadkii ilma samaale ee tii hore waa been ee hadaa laguu baahan yahay hiil iyo hooba kuwaad kadhalatatay ee reer irir guul adeer

ruqiyo   Location unknown

2:31am on Wednesday, March 3rd, 2010

samatar haduu joogi lahaa somali 20sano wixii dhacay ma dhaceen waa noo qornee ilaah hanaga bixiyo samater guuuuuuuuuuulayso walaalkay intii aad joogtay wadanka aan wax ku soo bartay farxad iyo cabsi la/aan ilaah haku caawiyo guuuuuuuuuuuull insho allah

HALAYAABIN WAAYAHA   Location unknown

1:25am on Wednesday, March 3rd, 2010

HASHO MAANKEYGA GADEE MA MASAAR DABEEYSAN AYEEY LIQDAY FURUQ RUUX QABAA CALI SAMATAR WAA FARA KADHUUQ USA WAXAAN DHIHI LAHAA ARINTA BUSS KAHADAL CALI WAA SOMALIYEE TIISA DARYEELEE AYAA TUKALE KUDARA BYY OBAAMA

Rayid   Carro edeg

9:55pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Aniga aragtidayda waxay ila tahay dadka dacwada ku wada jeneral maxamed cali samatar ay yihiin qabiilayste yaal qabyaaladu dhiiga ka gashay ahna kuwii qaranka dumiyey hadana kala qoqobaya jananadii iyo dadkii wadaniga ahaa ayuu ugu danbeeyaa duqan aad daba ordaysaan jen-samatar waxa uu ahaa askari dawladeed oo amar la siiyo sidii ina cigaal amarka u siinayey dagaalkii hargeysa ee uu duqa allaha u naxariistee u lahaa inamada madaarka taariikhdu waa qorantahay nimanka kulmiye isku bahaystay aan mujaahidiinta u naqaan ayaguba hadaan la is indho tireyn shacab ganacsato iyo madaxdii dawladii ina siyaadba waa xasuuqeen imisaa qabyaalad wax loo laynayey dadkii dixda lagu aasay oo lafahooda iyo hilibkooda oo isku dhagan oo weli dharkoodii aysan dhamaan oo xukuumadu lahayd faqashtii baa laysay toban sano ka hor ina riyaaleba madaxweyne ku xigeenbuu ahaaye hala horgeeyo maxkamada waar allahiin ka yaaboo iska daaya duqa waayeelka ah mida kale wixii dawladii ina siyaad geysatay hadaad xusuusato wixii jamhadii snm geystay miyaad iloowday ragii madaxda ka ahaana hargeysa looga yaqaan mujaahidiinta nin walbana waxaa xisaab ugu filan maalinka la hor taaganyahay allah oo og afkaaga iyo uurkaaga wa billaahi towfiiq

Anonymous   Location unknown

9:33pm on Tuesday, March 2nd, 2010

n bnm,m/.?>?"

raxmo   uk

7:20pm on Tuesday, March 2nd, 2010

bismilaahi marka hore inta cali samantar ladacweynayo maa laysla dacweeyo cumar carte qaalib iyo maslax maxamad siyaad qaarka loobadan oo hada dalka waxka maamula mase waamidgaan baaloodac weeynaya ilaahay kaxishooda kuwa dhahaya warmaskiinka iskadaaya mamaxakamada ayay leeyihiin dadkale ayay baryayaane oo nooxira leeyihiine haday awood uleeyihiin mabaxireene waadaldali lahaayeen samantawor kuma aqaan kuguna dhiiiregalin maayo danbi aadgashay laakiin dacwadu waa inay dhexdhexaad noqotaa

Cali gaab   kadaax

6:53pm on Tuesday, March 2nd, 2010

Wahaabiye caayow adugu habraha ku hoos jir oo facaa ka hare, waxa aduunyadu horu martay ma habar masaakiina baalkeedaa lagaa celi la'yahay oo aad gaalo ugu hiilee?

Midkaas Kismaayo ka leh addiis geleynaa waa beenaale dulliya oo xaasidnimo dhammeeyey, waxana dhaama suufi subagleyda, markuuse leeyahay qofka cabsanaya diin maleh sow isaga maahan kan ka cabsanaya AMISOM iyo Dawladda Faddarada, markaasuu Oday miskiina oo 100 jira oo indhoole ah naf ka doonay inuu carruur yaryar oo wax ma garato ah u diro, xataa diin iska dhaafe xishoodkii dadnimuu ka tegey kan iyo wixii la caqliya.

waxaa cad inuu xaasid soomaalida cirib tirkeeda loo soo dirayt yahay ee ilaahow naga qabo asaga, suufiyada (waa nooca xun) Faddarada, Gaaladaba.

mis muqdisho   germany

6:05pm on Tuesday, March 2nd, 2010

asc wr wb aad baan uga xumahey jen. samater in dacwad lagu soo oogo waa waxan soconeynin qabiilna waa wixi burburiyey qarankeeni waxa cajiib ah sland ey joogaan dad u soo shaqeeyey dowladii kacaanka uu ugu horeeyo riyaale oo aan maqley inuu ahaa NS iyo dagaal oogyaal badan oo joogga dunida daafaheeda waxa cali samater oo qurah fartaloogu fiiqayo waxan u sheegayaa in shacabka soomaaliyeed ee cadaalada jecel ey is hortaagan kuwa qabiilastayaasha ah ee cali samater oo qura maxkamadeynayo waa in laga gortagaa dacwadaas cadalad darada ah ee yaab ka leh cali samater ma ahan ninqabiil ee waa nin soomaaliyeed waana ku difaaceyna.

hiiraan girel   somali

4:23pm on Tuesday, March 2nd, 2010

asc marka hore waxaan leeyahey dadka kusoo ogayo janaralka maxamed cali samatar waa dad aan aqoon buuxdo ku filneen oo ka uraayo qabiil mar arkan somali 20sano waxa ka socdo wuxuu hayey kuwas waxaana leeyahey ku dacwada kusoo ogay way is ceebeyeen waxana leeyahey mahan kuwa ka danqanayo magaca somali mugdiga galey maxamed cali samatar iyo alaha unaxariisto maxamed siyaad waxey naga hayeen tugadan maanta dalkeeni gubey wayelkena xasuuqey caruurti xasuuqey dadki wax tarka lahaay layey gabdhaheni kudarey ajanib waxan ku soo gaba gabeyna sorry somali

baashi   hargeeysa

4:21pm on Tuesday, March 2nd, 2010

war maxamed cali samatar ma midgaan ahaan baa loo weerayaa meeye ina laxwase iyo ismaaciil cali abuukar iyo ina dafle ma qabiil difaaceey yeesheen dadka somali danbiga kagalay aan dacweeyno hadaan nahay somali dhalad ah

waa diinle degan jidah   jedah sharbatle

2:40pm on Tuesday, March 2nd, 2010

waxaaugu baaqayaa dadka dhibaatada ku wada dadka laga danbi badanyahay yaan la gu xadgudin wabilaahi toowfiiq

waa diinle degan jidah   jedah sharbatle

2:40pm on Tuesday, March 2nd, 2010

waxaaugu baaqayaa dadka dhibaatada ku wada dadka laga danbi badanyahay yaan la gu xadgudin wabilaahi toowfiiq

macalin axmad   jidah

2:34pm on Tuesday, March 2nd, 2010

waxaan leeyahay maskiinka waa laga gardaran yahay ilaaheey ka baqa ee ka daaya dacwada jananka

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.