Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Al-Shabaab oo lagu daray Liiska Argagixisada ee Dowlada Canada Posted to the Web Mar 08, 09:38


Kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta Muslimiinta Soomaaliya ayaa gashay Liiska Argagixisada ee Dowlada Canada kadib markii lagu eedeeyay in ay tababaro iyo hagardaamo ka wadaan gudaha Canada.


Wasiirka Ammaanka Qaranka Vic Toews ayaa sheegay in dowladiisu ay Al-Shabaab u aqoonsatay koox argagixiso ah oo marin habaabin ku wada dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan Canada.


Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Dowladiisu ay Bulshada Soomalaiyeed ka heshay xog ku saabsan kooxdaas iyo dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadaan gudaha Canada sida lacag aruurin iyo dhalinyarada oo loo diyaariyo falal qaloocan.


Waxaa kale oo Wasiirku sheegay in ay isha ku hayaan shaqsiyaadka ku nool Canada ee hormuudka ka ah arrimahaas islamarkaana lagu mamnuucayo howlahooda.


Kooxda Al-Shabaab ayaa xaga muslimiinta ka ah koox khawaarij ah oo hoostagta isbaheysiga khawaarijta ee Al-Qaacida sidaas darteed arrintan ay Canada iyo wadamo kale ku dhaqaaqeen ayaa waxba ku soo kordhineyn fikirkii ay soomaalidu ka qabeen kooxdaas.

1 Comment(s)

Saabir   xamar

11:41am on Monday, March 8th, 2010

bismilah

marka horeba waa maxay argagaxiso? marka musdhalaxa eraygan meel leys la dhigo ayaa cidna lagu dari karaa cidna laga saari karaa doodo badan oo la qabtay waxay kusoo dhamaden dooliga bisadda ayaa argagaxiso u ah sidas daradeed qolo weliba ciddii aay la tahay dhib kaga imanayo ayeey argagaxiso u taqaan.

sidaa daraded waxa soo baxeysa baxeysa in england iyo canada cidda aay u arkaan cadow in aay cid kale u noqon karto xigaal walaal lasoo dhowesyto waa tan keentay in aan erayga u ka gadmi waayo dadka illaahey wax fahamsiiyay mana garanayo doqonimada ka liidata tan oo kale


walaahu aclam

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.