Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Dr.Maxamed Sayid Dandaawi oo ahaa Sheekha Jaamacada Al- Azhar oo goor dhoweyd xijaabtay asagoo ku sugnaa Wadanka Sacuudiga. (Warbixin + Taariikhda Sheekha oo kooban) Posted to the Web Mar 10, 11:50


Muftigii hore ee Wadanka Masar Dr.Maxamed Sayid Dandaawi haatana ahaa Sheekha ugu Sareeya ee Jaamacada Al-Azhar ayaa goor dhowey xijaabtay asagoo ku sugan Magaalada Riyadh ee Xarunta Boqortooyada Sacuudi Carabiya.


Allah ha u naxariistee Sheekha ayaa caafimaad qabay waxaase mar qura istaagay wadnaha taasoo islamarkiibga uu u dhintay.


Skeekh Dandaawi ayaa martiqaad ku joogay Sacuudiga si uu uga qeyb galo Xaflada Jaaizada Boqor Feysal ee ku saabsaneyd horumarinta Luuqada Carabiga.


Sheekh Dandaawi ayaa dhashay sanadka markuu ahaa 1928, waxaana uu Diktooro ku qaatay Cilmiga Xadiithka iyo Tafsiirka, waxaana uu ka soo shaqeeyay Xarumo Diimeed oo caan ah sida Jaamacada islaamiga ee Madiina Al-Munawarah iyo kuwa kale.


Sidoo kale Sheekha ayaa 86dii noqday Muftiga ugu sareeya ee Masar, haatana waxaa uu ahaa Sheekha Jaamacada Al-Azhar.


Sheekh Dandaawi ayaa ahaa caalim weyn oo alifay kutubo kala duwan, waxaana uu lahaa aragtiyo ay ka qeyliyeen qaar kamid ah Culumada islaamka.


Galabta ayaa lagu wadaa in Sheekha lagu aaso Qabuuraha Baqiic ee Magaalada Madiina, qabuurahaas oo fadli gooni ah leh ahna halka ay ku aasan yihiin qaar badan oo kamid ah Saxaabadii Nabiga SCW.


Dhowaan ayey aheyd markii Sheekh Dandaawi uu shaaca ka qaaday in Jaamacada Azhar ay sii wadi doonto Minxooyinka waxbarasho ee ay siiso Ardayda Soomaaliyeed, arintaas oo ay ku farxeen soona dhoweeyeen dhamaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.


Allah ha u naxariisto Caalimkaas dhintay, qabrigiisana ha u nuuriyo, ummada Muslimiintana sabar iyo iimaan haka siiyo aamiin aamiin aamiin.

21 Comment(s)

Hobyo man   Xamar

11:14am on Monday, March 15th, 2010

INAALILAAHI WAA INA ILAYHI RAAJUCUUN ALAHA U RAXMADO SHEIKHAA WAA CAALIM WAYNE

saabir   xamar

7:45am on Monday, March 15th, 2010

bismilah alxamdulilah

ina lilahi wa inaleyhi rajicun illaahey ha cafiyo shekha oo ha u naxariisto.

war heedhe mala socotaan in aay dhamatay somali 100% muslimin oo waxa jira kuwo chiristanka u dooda kuwo kale diin la,aanta u dooda aad bey ugu soo baren netka websiteyo ayeyna leyihin comments webabka somalidana wey ka qeyb qaatan ee iska eega.

eeg ninka la baxay JAALE warkisa wuxu u eg yahay diinta la,aanta u dooda ee dhaha somalia haka xorowdo diinta carabta iyagoo diinta islaamka ee sharafta leh ka dhigaya in aay iska tahay dhaqan carbed eeg sheekh muslim ah oo aan ugu duceyneyno inuu muslim ahaa uun ayuu rabaa inuu ujeedkena marin hababiyo oo ka dhigo in aan carabnimo si gooni ugu qiimeyneyno.

allaahuma yaa muqalibal qulub thabit qulubanaa calaa diinika.

walaahu aclam

NIN WALBAA QUMANE   UK

5:45am on Sunday, March 14th, 2010

NINKA JAALE ISKU MAGA CAABAY ITAQILAAH ITAQILAAH...?

NASRA   Danmark

4:41pm on Friday, March 12th, 2010

jaale kan wata allaha ku duleeyo caalim islaam ah buu leeyahay waa baqtiyeey jaahilsanaa subxaanallaah

nasra   Danmark

4:39pm on Friday, March 12th, 2010

Allaha u naxariisto tiirbaa ka jabay diinta nuur Allaha saaro muslimiinta oo dhan Allaha caawiyo

NIN WALBAA WUMANE   UK

1:19am on Friday, March 12th, 2010

INAA LILAAH WA INAA ILEEHI RAAJICUUN ALOOW UNAXARIISO

Aamina   uk

8:55pm on Thursday, March 11th, 2010

sheekha allae ha u naxariisto inagana beddal khayrqaba ha ina inoo ku beddaloaaammiin

Aamina   uk

8:54pm on Thursday, March 11th, 2010

sheekha allae ha u naxariisto inagana beddal khayrqaba ha ina inoo ku beddaloaaammiin

Sunni   Lu'anda Angola

8:17pm on Thursday, March 11th, 2010

Alle ku nac ayaan leeyahay midka la baxay jalle oo jooga hargeysa oo yiri waa uu baqtiyey caalinkii weynaa oo misna caarifka ahaa waqtigiisiina ku dhameeyey in uu u qidmeeyo diinta islaamka allaha u naxariisto ayaan leenahay hadii aanahay umada muslimiinta ah carab iyo cajaba qaasatan umada soomaaliyeed INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gaabiye   sweden

2:16pm on Thursday, March 11th, 2010

Allaha cafiyo shiikhu wuxuu fadwaadey ayaan maqley in aan niqaabku diinta ka mid ahayn & dhaqanka islaamka wadama badan oo gaalo ahi mamnuuceen 8dii maarso2010

jamalking21   Norwey

10:59am on Thursday, March 11th, 2010

Qofwaliba oo muslim ah hadduu dhinto wahaabiyada waxey dhahaan hadduu muslim ahaa allaha unaxariisto, waana wax aad uxun. balse anigu waxaan leeyahay allaha unaxariisto Shiiqaa weyn ee ilaaheey oofsadey, ilaaheeyna wahaabi Takfiir ah igama dhigo amiin

jalle   hargaysa.

9:31am on Thursday, March 11th, 2010

dullisanaa dadka madow. carab baqtiyay bey u ooynayan.

ZAKI   SWEDEN

10:10pm on Wednesday, March 10th, 2010

innaa lillaahi waa innaa ilaahayhi raajicuun.
ILAAH HA U NAXARIISTO SHEEKHA HA U NUURO XABAASHA ....

farbaraako   soud africa

7:05pm on Wednesday, March 10th, 2010

asc inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun kula nafsin daa iqatul mow wa inamaa tuwafuukum ujuurujum ilaa yoomal qiyaama ialaahey ha u naxariisto sheekh weyn intii uu ka tagay ee waxa uu dhalay iyo waxa ay sii dhaleen ilaaheey samir iyo iimaan alah ka siiyo isagana qabrigiisa waasac ilaah ha uga dhigo aamiin aamiin aamiin

niiniile   filand

5:57pm on Wednesday, March 10th, 2010

alla yaa raxma raaximiin kulu nafsi da i qato mood

cali   xamar

5:13pm on Wednesday, March 10th, 2010

inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, alaha u naxariistee waxuu gaabis iyo gaf galayna alaha ka cafiyo, wanaaguu samneeyayna alalha ka qablo

cali   xamar

4:49pm on Wednesday, March 10th, 2010

inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, alaha u naxariistee waxuu gaabis iyo gaf galayna alaha ka cafiyo, wanaaguu samneeyayna alalha ka qablo

faysal yare   USA

3:22pm on Wednesday, March 10th, 2010

eyInaalilaah wainaa illeyhi raajicuun Alaha u naxariisto qabrigiisana qayr Alaha ka siiyo aaamiin

Kaafi   Somali

2:21pm on Wednesday, March 10th, 2010

Inaa lilaahi wa inaa illeyhi rajucuun illah ha u naxaristo umada islaamkane samir & iiman Allaha hakasiiyo aamin aamin

Siciid   Uk

12:08pm on Wednesday, March 10th, 2010

Asc inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun kulu nafsin daa iqatu almowt ilaah ha unaxariiso umada islaamkana samir iyo iimaan alaha kasiiyo

yusuf colow   sweden

12:03pm on Wednesday, March 10th, 2010

inaa lilaahi waa inailihi raajacuun allaha u naxariisto walaalkeen sheikhenaii qeymaha badnaay ee jamacatu ashar waxan leyahay eheladii iyo kharaabadii iyo musimiinta islaaka oo dhan waxan leyahay samar iyo iimaan allaha nagasiiyo asagana allaha u furo daaqadaha janatu fardoowsa aamiin aamiin aamiin

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.