Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Dagaaladii Xiriirka ahaa oo Maanta laga nastay iyo Jawiga oo Degan + Dhinacyadii Dagaalamay oo wada Xeyd-Xeydasho Colaadeed. Posted to the Web Mar 13, 10:57


Magaalada Muqdisho ayaa xalay ilaa maanta ku jirta jawi degan kadib Dagaalo xiriir ahaa oo socday sedexdii Maalmood ee la soo dhaafay kuwaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada KMG oo kaashanaya Amisom iyo Kooxda Al-Shabaab.


Dhinacyada Dirirtu dhexmartay ayaa wali isku horfadhiya goobihii ay ku dagaalameen mana jirto wax isku dhac ah oo dhacay saacadihii u dambeeyay.


Daganaanshaha jira ayaa cago badan ku taagneyn oo dagaalku xili walba ayuu si fudud ku bilaaban karaa.


Xeyd-xeydasho Colaadeed ayey wadaan dhinacyada dagaalamay waxaana dadku isweydiinayaan colaada loo birtumanayo oo ka weyn tan hata taagan.


Dhanka kale Barakaca Balaaran ayaa ka socda qaar kamid ah Xaafadaha Muqdisho ee ay sida aadka ah u saameysay Dagaalka iyo Madaafiicda la is weydaarsanayo.


Khasaaraha ay reebeen Dagaaladan natiija la'aanta ah ayaa lagu qiyaasayaa dhimasho ku dhow boqol ruux iyo dhaawac gaaraya laba boqol oo badankkoodu yihiin Dad Rayid ah.

8 Comment(s)

Mohammed Hasan Hargeysa 4428202   Somaliland

4:07pm on Sunday, March 14th, 2010

Alshabaab Anigaa Hooyadeed wasa waana khawaariij waanaan ku jano tegayaa ina godane iyo Ibrahin Afgaani anigaaana isku qarxinaya iyaga walaahi kii wax isla hayyw halkan igala soo xidhiidh 00252 2 4428202

NIN WALBAA QUMANE   UK

11:16pm on Saturday, March 13th, 2010

WAA FIDNO ILAAH DUSHIINA KAYEELAY ADINKAANA GACMIHIINA KUKEENSADAY EE ILAAH TALO SAARTA OGAADANA DAGAALKA QABIILKA IYO AANO QABIIL WAXA HURINAYA EE DADKU OGEEYN IN EEY YIHIIN XISBU SHEYDAAN DAAHIR AWEEYS EE MEEL UGA SOO WADA JEESTA CADAWGA AHLUSUNA ILAAH KABAQA OO MIDOOBA YAARABI KHATUMAL KHEEYR

wiil soomaaali   soomaaliya

5:22pm on Saturday, March 13th, 2010

war kuwaan iyo mujahid kala dheer ee kan isku magacaabay al ciraaqi horta ciraaq ha isku dhajin hooyadaa malahane hadii aad jihaadka aad sheegeyso run ka yahay al shar maxe u cararaan marki amisim timaado maa lagu jano tago waa tan aad sii ordeysan buurka diikow war dagaal wax kama oga diina shaqo kuma lahan takfir ee marka hore allah u tooba keen cilmigana ka qaado ehlu suna waljameeca.... kan amisom habaarayow maxaa habrkaada ugu dari weysay al haboob oo dagalka bilaabay dadkana ka soo dhax tuura hoobiyaha hadii amisom soo aadana sii orda war marka hore adi ka shaqeysii caqliga xamar waxa ka dhacaya war uma heysid mana la joogi xiligi lagu ganbanjiray itoobiya dalka ha laga xoreyo hada waxey joogtaa in dalka laga xoreeyo axmed godane fu aad shongole abuu mansuur ibrahin afghani cali dheere iyo mansuur al amriki kan isku magacaabay marka insha alaah waa la gaarayaa xili dalka laga sifeeyo takfiirta iyo cawaaanta idinka oo kale ah

mascuud abuu cabulaahi   Nebraska State. USA

5:20pm on Saturday, March 13th, 2010

maanta waa taariiq meelkaste ku qoranee
mufusidiinta shabaab ee mujaahidiinta isku sheegay
maanta waxey dhigeen muqdisho ma aragteen
maydadka yaal iney ka masuul yihiin ma shkiyaa ku jira
iney madfaca ridaan maatada xasuuqaan
malaayiintii qaxday midey dilaan jihaadkow diiday awogeed
mawlow naga qabow maanta adaan magacan ku nahee
ilaahow mar dhican nooga rid madaafiicdaan socoto
allow maanta ku baranii muqdisho nabdoon na tus
allow amisomtan madmadow taankigooda magaalada ka rar

allow allow allow allow . xaqa na waafaji

abul cabaas alciraaqi   muqdisho

3:18pm on Saturday, March 13th, 2010

alaahu kabar
mujaahidiinta alshabaab guula badan ayey ka soo hooyeen dagaaladii udhaxeeyay galaada iyo mujaahidiinta
dadka shacabka waxan usheegaanee in ay ka qeyqataan jihaadka ay iskadayan barakaca ay wadaan
ha u diyaar garowan
ladagaalanka gaalada iyo ahlu rida
haduu ale idmo jihaadka wuu socon
ilaa qoraxda ay mqrib ka soo baxdo

bashiir   malaysia

1:54pm on Saturday, March 13th, 2010

ilaahow adaan kutugnay cadowkan amison oo dalkeena kusodulay shacabkena layay ilaahow burbur quwada ee sheganaayan ilaahow shacabka dhanaya waa umadaada
ilaahow u gargar

bashiir   malaysia

1:54pm on Saturday, March 13th, 2010

ilaahow adaan kutugnay cadowkan amison oo dalkeena kusodulay shacabkena layay ilaahow burbur quwada ee sheganaayan ilaahow shacabka dhanaya waa umadaada
ilaahow u gargar

bashiir   malaysia

1:53pm on Saturday, March 13th, 2010

ilaahow adaan kutugnay cadowkan amison oo dalkeena kusodulay shacabkena layay ilaahow burbur quwada ee sheganaayan ilaahow shacabka dhanaya waa umadaada
ilaahow u gargar

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com

Sh Fuaad Shongole:: Waxey Leeyihiin Qanyare Waa Towbadkeenay, Qanyare Ma Ogolyahay in uu Ariga ii Raaco. Towbad Ma Leh ilaa uu Xoolaha noo Raaco. (Cod Xasaasi ah)

Al-CALLAAMAH
Sh Maxamed Macalin Xasan:
Alle ha u Naxariistee: oo Noo Fasiraya Aayadaha Soonka. Dhageysi Wacan.


Al-Callamah
Sh Shariif CabdiNuur:
Ciidamada Soo raaca gaalada Intii la dagaalankooda laga wareegsan karo halaga wareegto Fatwo dhaxalgal ah + Cod.


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Shariif iyo Ragiisa ka aqbali meyno Shareecada Islaamka!!!


Sh Aweys oo isqarxinta ka qaatay filimaanta Ruushka Is Qarxinta waxaan uga dayanaynaa Gaalada sida Japanka iyo Ruushka Khilaafka Kooxaha Islaamiyiinta Dhageyso Sh. Xasan Turki oo diiday Maamulka Kismaayo Khudbadii ciida fitriga 21-09-09 Dhageyso Khudbad Dhaxal gal ah
1aad| 2aad|

Nabad galyadu Waa laf dhabarka Nolasha
Sheikh Shariif iyo ragiisa
waa murtadiin gaalo ah.
Sheikh Xasan Turki

War midoowgii ka baxayeey waar kaanbooni baan ahayeey!
Sheikh Xasan Turki

garabka Asmara iyo Jabuuti dowlad islaam ah ma soo wadaan
Sheikh Xasan Turki

Inhacadde wax hub uu nasiiya ma jiraan, annagaa hubka siinay
Sheikh Xasan Turki

Annagaa Xilka u dhiibanay awoodna u maleh in uu wax saxiixo Sheikh Shariif.
Genaraalka iskii is dalacsiiyay Gen. Indha Cadde.