Horta Sheekh Maxamed C/wahaab Muxuu Aaminsanaa?







Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Ciidamo ka socda maamulka Somaliland oo weeraray wasiirka arimaha gudaha ee maamul goboleedka Puntland. Posted to the Web Jun 27, 17:44


Ciidamo ka amar qaata somaliland ayaa weerar gaadma ah la beegtay Wasiirka arimaha gudaha Puntland C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir oo howgalo shaqo u joogay magaalada Hadaaftimo.


Ciidamada ilaalada wasiirka iyo dadka deegaanka ayaa markiiba sameeyay iska caabin waxaana la is dhaafsaday rasaas socotay qadar kooban.


Wasiirka iyo ilaaladiisa ayaan la sheegin wax qasaara ah oo soo gaaray waxaana dib u gurtay Ciidamada Somaliland.


Ciidamada Soomaliland oo xoog kula wareegay Gobolka Sool 2007-da ayaa ku howlanaa inay sanduuqyada doorashooyinka gaarsiiyaan goobo aysan horay u joogin tasoo ka caraysiisay ciidamada puntland iyo dadka deegaanka.


Dhinaca kale waxaa soo gabagaboobay Dorashooyinkii ka socday Somaliland iyadoo aan dhicin khasaare saas u weyn, walina lama huba cidda ku soo baxday waxaase la saadalinayaa inuu Madaxweyne Riyaale sii hayo xukunka.

63 Comment(s)

1   1

1:35pm on Thursday, July 24th, 2014

-1'

1   1

7:59am on Tuesday, May 6th, 2014

-1'

Anonymous   Location unknown

7:47pm on Thursday, July 8th, 2010

Cidaa wax ka qaadi kartan ka aarsada cali samatar ha daba ordininee bal car dadka somalia dhex mushaxaya wax ka qaada waliba qayb ba hargeysa idin la jooga xaasidna waa idinka cidna kama nixin nabadiina lakiin aqooni hhhhhhhhhh inta daruuruhu ku jiraan kaaga fog. Ee ha ku riyoon marnaba

Anonymous   Location unknown

10:27am on Thursday, July 8th, 2010

qofki rasuulka caaya maalin kale ayaa lala xisaabtami doona , laakin dad cun somaaliya dooni mayno intii hore ee ay naga cuneen ayaan aarsigooda ku jirnaa meel walbana ogaa xisaab ayaa idin daba socota idinkana midnimo iyo wax aan hada meeshaba lagu heyn oo aduunkiiba ilaabay ayaad daba socotan waar sidaad doorashada nabadgelyada ku dhamatay uga naxdeen ,aqoonisga SOMALILAND uga wada naxa ,ILAHAY naga indha saab cadawga somaliland meel wal oo ay joogan ruux ILAHAY la jiraa oo daacada meel wuu gaadha se xaasidku waaka gubayana , ilahayow somaliya nabad ka yeel.

Anonymous   Location unknown

3:10pm on Tuesday, July 6th, 2010

Waxaa soo uraya wixi rasuulkeena caaya habeen iyo maalin diinta caaya somaliwayna waxa ay idinka faaiidayso maleh aan ka ahayn fasahad iyo alle ka fogansho marka kasii daaya ader magacana noo dhiga ay basaborka aad ku tuugsatan wajigi ba naga halaysene

Anonymous   Location unknown

10:05am on Tuesday, July 6th, 2010

waxan idin sheegayaa inay hadaan ahayn wax is dhamaa dhamaantiin oo xaasidnimada idin ku jirta ayaan reero dhan cayey saan oo aydan gaadhay waligiina uf somaliweynta aad sheegaysana way uraysaa anaga nacney somaliyey ogaada idin mana rabto waligiina waad noo soo uraysaan ,qadka iyo mirqanka aad jeedanan way idin dhaman dadkan way na idinka tashadeen runtii ee iska ilaawa plz ha na cuninee yahuu somali weyn

Anonymous   Location unknown

9:26pm on Sunday, July 4th, 2010

Ogadena inaa caydid wa garta lama ilawanba gocanaysa iyaga iyo dhulbahante wax ad cay iyo habar uga qadaysid maleh ee iska caaac lee

ladane   garoowe

9:18pm on Sunday, July 4th, 2010

Shekh mustafa haben dhexdasa dhagaysanayay wuxu dhahay hargaysa hada tagtid kan masuulka ah iyo kan kabaha caseeya wa isku makaan duhurki marka la garana qof dhaqaaqa arki maysid oo waaba lugu la yaabaya waar magalada ka fariiso ba lugu oranaya qaad ba loo farisanaya ana waxan ku darsanaya habeenkina dubaab ba gala magaladu wa wada qaylinaysa marka ma dadkasa caqli xun mise dhulbahante iyo warsan gali oo adan caqli ku gaarin af qashuusha oon cadaygu gaban qaadow adigaleh afqashuusha oon cadaygu qaban qowdhan adiga leh ee dadka sharafta leh afka ka leexi

um hanad   uk

12:22pm on Sunday, July 4th, 2010

Horta kaalay somaliland dadka labaxay xumaaa! Midgo iyo quursigi somalida looga taag waayay ayagu ku dambeyay war midgo cida ku shegaysan oo aad moodeen cay inay tahay qabiil somaliyed weeye oo idinka qaalisan somalinimadoda ku kalsan ma ahan idinka oo kale oo marna yuhuud ban galna yiraahda marna carab waxay yihina ka carara calanki cuqdad awgeed uga cararay somali necayb keen wadnaha ka galay ee qabiilada aad quurisanaysan ma fiicne iska daaye wa waxa cali samatar ad u daba dhigateen war dadku xumaa! Walahi wan yabay markan arkay midgo mid u qaba wax la isku caayo ama inuu wanagshegayo somalina somaliland ka harimayso magacayagana noo dhiga waadba dhigaysan sida calanki uga cararten idinkoo caga cad ba soconaysan calanki magaci afsomaligas uun ban idin daynayna jabutiba wa ku hadashaye

sahra   Location unknown

10:13am on Sunday, July 4th, 2010

Qabiil hada ka xishootid midgo iyo nac nac daas lama adan shirtimaden mideedakale midgaha dadka aad u taqanan boqol kiiba boqol wa idin ka shasraf badan yihin dad idinka u liita dhan walba somali aan idin dhaamin lawaa ee xishoodki waxa xooray wa adigas marqanka ah oo sidi damerti u ciyaya qabiilna aduu ka buuxaa iyo marad cuqdad la dhaho dhulbahantena saas kuu sheegayba qaraar oohin baa dhanta ee u dhimo cuqdada ad u qabtid dhulbahante darood iyo dhamaan somaliwayn somalia inay somalididland ka soo hartana habaar ban u arka iyo xasidnimadi aad caanka ku ahayden runtii ma jecli inan qabiil somaliyed caayo lakiin somalidid qofku hadu yahay wa iga dhintay mana caynayo dhaman dadka rer saaxil togdheer awdal waayo waxa ku jiri dad somali jecel oo cafimad qaba war iyo dhamanti nac nacda iyo faanku waxba tarimaye soo jeedkaga isga riyood calooshuna ha ku dhansanato cuqdad darteed habarkana dal dal somalidid caaqibo malihidin rag iyo dumarba isma dhaanto

Anonymous   Location unknown

8:09am on Sunday, July 4th, 2010

anigu aad baan ula yaaba dadka wali somaliweyn ku riyooda ee hadal haya dadkoodina sii dhamanayaan ee midnimada somali la soo taagan ,miyey daan ku fikirinba intaad somaliland soo eegaysan in la idin dhamiyaba waayo xasuuq baa idinku socda kkkkk somalida aad sheegaysana somaliland uun baa ka soo hadhi doonta waligiinba hadla ama riyooda wax aad tihiin ma leh ,teeda aad baan ugu xishooda qof ku doodayaa qabiil hebel dhulbahantahan lagu fanayana horta ha is saxo oo ha cadeeyo wax uu yahay kolba dhinicii wax laga siiyo u hadlayaa dad jira ha iska dhigaan waxan hubaa kuwan sscda sheeganaya wax bari waxooga yar oo lacaga la tuso way isa soo wada dhiibayaan ,ogadena iyagana dawlada aanu aad iskugu fiicanahay ee ethopai ayaa taqanaa sida wax loogu sheego kuwaas ,aaaaaamus dadka sheeganaya dhulbahante or qudhun ogadenia ee badawda ah kkkkkk sidini ayeydun wabiga sonkoreyne kkkkkkkkkkkkkk

umada ka xishooda hadiiba la idinka dhigay midgaha habar jeclo meel sare ayaa la idin saaray

sahra   Location unknown

9:01pm on Saturday, July 3rd, 2010

Kkkk mar uu isdhaho dad wada dhashay isku dir iyo mar uu isdhaho somali isku dir geedka gaartidba mira kasoo gooso. Dadka aad shegtay ma gaartid ee ha is daalin cidna inta warkaga maqasho waxan qosol ahayn ka qadi mayane qaraar oohinba ka roon dhulbahante ciilka aad u qabtid u dhimo ooy tarikh been ah waxba kaga qadimayside

sahra   Location unknown

8:53pm on Saturday, July 3rd, 2010

Deeqay ina ader hadalkaga ma nacday marka kan waqti ku dhuminayso iska nac nacle wax bax afka uusta ka soo cadayo dhulbahante ogaden afka huurada badan ka leexo xoolo waa yahan dambe damerihi iyo idihiba qaadkay barten mar qanka miya ku tusinayayna? Ader dadka tarikh dooda wax laga waydinayo maleh oo ilko so gasho afka qarboshka midgaha aad shegaysid wa dad somaliyed wana ka fican yihin sidadokale ba waxa mooday cunsuriyin dadko dhan runti midgaha aad ku shegtay ima dhibin ee somalididka aad ku dhajinaysan diiday waxanse ku leyahay ha ku riyoon ssc ama habr jeclo ama oday jecle ku qor dhulbahante iyo ogaden somalina wa mid viva somaliwayn somalididland sadexda tuulo la carara wa dhurwagii rida bakhtiga la cararaye kkkkk dhulbahante wa habar jeclo ogadena waa oday jecle kkkkkk!!! Waxasa is qor qor laga dhahaa huuuuuuh habartedbayka tahay ssc suubis ku noqon maysee cagta saar wadada gadalna ha soo eegin

Deeqa   N

7:33pm on Saturday, July 3rd, 2010

Casayr curyaan waxay soo qortey maqaal aad u dheer maan waxan ka fahmey inu dad wada dhashey inuu doonayo inuu isku diro war doqon baa tahay maxamed harti waxii u doono ha igu sheego waayo sinaba uma Kala goi karno waa curadkii harti wuxuu jecel yahay inuu I amro Ana amarkiisa ma ogalaaado waayo talo kuma heshiino marka wuxuu doono xaq buu u leeyahay inuu i yiraahdo wa walaalkey iga weyn se adiga maxaa dhexdeena kaa galay aanu waxaanu doono is dhahnee lasoco dameer ayaad tahay iska ciyeey dameer iyo doc kayeerba daankaa laga dhabaa viva hartiland kkkkk anagana aanu kula riyoonee wa qofka lAga badiyaa hartiland

Deeqa   N

7:16pm on Saturday, July 3rd, 2010

Ninka casayr isku tilmaamaay waanba ka yaqyaqsoooday waxaad qortey adiga ayaa is caayey oo sheegay inaad ka soo jeedaan wacalo iyo boon waayo idinkaan lahayn aabe
ogaadeen iyo dhulbahante ha isku dhererin waiyagii markay ahaayeen daraawiishta aad ka cabaadi jirtey marka aarsi uun baad wadaa habar xabuuusheed micnaheedu wa habartii xabashiyeed ayaa idin dhashey iidooor riyoland hanagu waalanina ma waxaad naga dhex aragteen mirqaankii oo riyo land baa isku bedeshey dhulbahante iyo ogaadeen walaahay waan qoslay taaas ma idiin soconaysee sheeko kale keena mid kaleba waxaan u sheegi nin is qariyey ee ku waashey buuhootle argagixisaa joogta Dee bal ma indhahaaad wax kaga qaadi wa daraawiishta kibirtee ooba aduun kusugaya siday hilibkaada u karsan lahaayeen

Deeqa   N

6:55pm on Saturday, July 3rd, 2010

Ala yaa qosol u baahan war ninka magaciisa qariyey ee siilaanyo Horta wey jirta wa dhulbahante niman ah kula socdeen laakiin maanta ciidamadii dhulbahante kaa soo gooste adba waad ogtahay inay jiida hore dagaalka ka jogaan
iminka adba waad ogtahay inuu dhulbahante israacay abti abti dambe ma soconayso dagaal nin walba wiilku abtiga u yahay ayuu indhaha ka ridi taas ku xisaabtan ee bal soo soco cay wa calyeee
waxaad hayso soo daa geeridu adiga iyo xabashkaa wadato bay dhibaysaa iyo gudabiirsigaada ilaa intaas oo dhan baad u adeegsatey dhulbahante nacab aad u qabto balse xaqu wa hiiliyaa adiga waxaad Ila rabtey kugu dhaceen

Casayr   Usa

6:20pm on Saturday, July 3rd, 2010

Dhulbahante ma is weydiiseen Horta yuu yahay? Mase la idin Baray
dhulbahante looooool waaa midgaha habar jeclo leeyihiin wey la dhasheen laakiin dhulbahante soor baa qaaday waaa reer dhuunihante weli maan arkin reer Marba reer u guuraya mar putland Mar somalilad
wey waasheen oo wareereen meel ay saldhigaan wey garan la yihiin war nimanyahoow bal Ila eega mjga aad ku ordeysaan ee aynu nahay deriska wuxuu kugu yidhi waxad tahay argagixiso maxaad ku jeclaatey anigu weli waan kuu nasteexaynayaa waan kuu naxayaa marhore baan dagaal kugu qaadi lahaa laakiin waxa i hortaagani waaa habar jeclo oo diidey in dagaal lagugu qaado balse waxaad haysata 2 bilood hadaad xadka inoo soo xiri weydo ciidamadii somaaliland ee jooga laasnood baan amar siindoona la soco ma doonayo inaan dagaal kugu qaado waayo somaliland weynaga dhexeysaa ee aayar inoo soo Xir xadka waana amarkii ciidanka wadanka somaliland

Anonymous   Location unknown

5:48pm on Saturday, July 3rd, 2010

idinkaba igala darane ma ogidin miya marqanku inuu wax kasta ku tusiyo tarikh ben ah iska daaye qaraarku marku ku gaaro wax aan caqliga galin ayuu run kaga dhiga marka qowdhanka qararka garaye ha isku daalinina

muna   qurba joog

4:38pm on Saturday, July 3rd, 2010

Doqon yahow maxabiistini gaalkacyay ku xidh xidhan yihin ee yaan lugu qosline iska aamus sida dameerki ha u ciyine dhulbahante iyo ogaden waa dadka ugu caansan somali tarikh ahan schooladi somalia lugu dhigi jiray dadki ka dhashay waxay yihiina cid ku su'ali mayso hadii aad is ledahay dhulbahante beeshuu ka dhashay ku dirna ha ku raaco oo habar jecle ha ismoodo doqonow wuxu wa qabiil ee ma ahan qof caqliga laga xadi karo ayagase is baday in laxdi inay cido damacdaba afka dhankoda u soo taagto hadi aad doonayso inaa tarikh been ah shegtid qabiilada kor ka soo qabso odaygii maxamed harti aha 12 ba laga tirsadaye kkkkk

kkkkkk   hehehe

4:23pm on Saturday, July 3rd, 2010

War yaa qosol u bahan idoor riyadii ma halkasay la gaadhay iyo inay dhahan dhulbahanta habar jini ah walee dhul saas kuma heshan kumana sexatan nabad abadan ssc gumaysiga ethopia geeri baan ka xigna xabashi iyo jini soo kaxaysta mindha habeen qudha kuma ladaan ssc

Anonymous   Location unknown

4:18pm on Saturday, July 3rd, 2010

Kkkkkk maxamed hari miyaa habar jini noqday iyo maxamuud harti war cusub!!! Bal warka isii taariikhyahankow kkkkk taariiq kulaha afsomali barad sa u tahay ba aduunkana indhaha ku soo kala qaadaye saas looma ilbaxo

kkkkk   hehehehehe

4:13pm on Saturday, July 3rd, 2010

Dhulbahante iyo puntland iyo galmudug iska daaye idoorow waad is daalisaye tariikh caqligii idoorka ku banaana waad qortaye madhna taagtaa madhna tabartaa bal buufi cidaad awood u letadahay waan ku sheegay dhulka xabashidu ku gacan galisayna xal kama dambaysa laga gadhaya idoorna maha wax hada ku sugane wa dhalinta qaadku waalay oo hooyoyinkood idoor ahayen madhqankana ku dhaleen hana ku faanin idoor burca ma soo dhaafi kare hadaad mooday inay somalia dagaal uun ku jiraysana galmudug iyo puntland sscland kuli wa qaran u tagan dhawana wa la hagajinaya insha allah ka naxow nafta waa uf uf uf qaad wale idoor

Casayr   Usa

9:17am on Saturday, July 3rd, 2010

Dhulbahante bal aan taariiqdooda faaleeyo maanta asalkoodii waxay ahaayeed h/jeclo laakiin waxay noqdeen fidno boqoro iyo wax aan la aqoon sheegteen soomaaloo dhan bay damceen inay cagta mariyasn arintu markay halkaas mateyso meeel aad u xun baa lafahoodii boqorka sheeganaysey iyo kuwii kale madaxa la isku geliyey wa taariiq jirta wa tey eber iska dhigeen dhexdooida makay odhan jireen dhiiga yaxye waa inuu sida daaadka iii qaadaaa iyo dhiiga hayaaag watii lahaayeen hala yeelo yaxye habarwaa hubka dhig waatuu yiri walee ma dhigo habarwaa dhulbahantoo dhan baa ah was habar jeclo bergaas makey umadii nafta u keeneen oo Somali meel ay ka gasho lawaayey wa la iskugu tegey waxaa laga laayey. Waxgaradkii yiqiin tariiiqdoida oo dhan waxaa laga dhigey midgo caruurtoodii wixii isaaq u yimid wa ilma daami asalkooda wa dhulbahante dhulka Somalia oo dhan midgaha dega asalkooda wa dhulbahante bal isweydiiya xitaa xiligii ay hadana bateen ee daraawiiishta wa Tay rabeen inay aduunkoo dhan qabsadaan bal EEG markasta somaaloo dhan bas celida oo iskugu tagta xiligaas markii la baabi iyey isweydii dhulbahantooo waxgaradkaagii yaa laayey oo kuu teensy caydi aan aqli lahayn aan aqooon meel uu asal ka soo jeedo? 1500 ka hor yaa kaa saarey habar jeclo oo ah walaaalkaa adiga iyo ogaadeen waa habar awal
ssbabtoo ah Dee dhibkaadii baa batey
isweydii yaa midgo kaa dhigey isweydii yaa ku yiri gabadh isaaq baa ku dhashey waxaas oo dhami waa sheeko baraleey iyo wax la isku keenay taariiqdaada runta ah waxa tahay h/jeclo. Hartina ma tihid bal EEG iyaga sidey iskugu hiiliyaan weli ma argtey dhulbahante arin uu leryahay daarood ka hadlaya waxba qabiil aadan ahayn ha isku Darin nin isaaq ah baa tahay dadkaaga la xisaabtan wax la qaybso iska iloow daaroodki kugu buuxsan jirey
mise maantana dhib kalaad wadaa iyo ssc iyo wax aan weligeed la maqlin war somaaloo dhan baa madaxa kaa garaaci walee balaan b baan ku geli mahmaag waxa jirta baxdey 1000ka hor oo leh dhulbahante iyo habar jeclo keebaa ah garac marka dib iskugu noqo nin isaaaq ah baa tahay waadna ogtahay walaalahaa wey ku jecel yihiin wax la qeybso dagaal beri iyo qori caaradi waxaanu aasney1988 markaanu xoroowney adna XOR baa tahay ee aaayar xadka inoo soo Xir adigoon hadlin

Anonymous   Location unknown

8:31am on Saturday, July 3rd, 2010

puqland waxaad ogataa in somaliland ku buufinayso ama ka nax ama dhimo hada ,gal mudugna dhinacaas ayey ka soo garacaysaa germs ka dhax dhashay umada ayaad tihiin kkkkkkkkk

Anonymous   Location unknown

8:27am on Saturday, July 3rd, 2010

uf uf uf puqland kkkkkkkkkkkkkk

Anonymous   Location unknown

7:20pm on Friday, July 2nd, 2010

Waar somalididow iyara dhageysta qaramada midoobiyo haday qolo idiin juuqda hadii qayla dhantii la diray qalow ka soo yeedho qaadka cunaysan hadan qawdhanow eedin idinko qajilayo qomamaynaya hadinan muqdisho qaban qurunle igu sheega car car car aqoonsi hela kkkkk alaylehe wax riyoonaya wa idinka oo waliba dadku markay sexden ayay riyodan soo jeedka idinka ku riyooda lakiin wa marqaanka qorankayga marka aragtana calool xanuun ka qadan qawdhanoow qaadkii masoo dhacay

Nuura   uk

2:57pm on Friday, July 2nd, 2010

Alle ka Cabso waad mahadsantahay waana run waxa aad noo sheegtay oo dhami laakiin waxaa innagu dhex jira qaar shaydaan ah laakiin dadka u eeg ku waas AAYATUL KURSII KU AKHRI. ha yaacaane

Nuura   uk

2:52pm on Friday, July 2nd, 2010

qofka magaciisa ka dhigay kkkkk meesha uu joogana qariyay.
sidaa aad magacaaga iyo meesha aad joogto u qarisay ayuu caqligaagana runtu uga qarsoontahay, weligaaba iska riyood oo iska qaraw, daahbaa ku saaranoo damiirkaaad ka huradaa wax dareemimayside ayga deliga joogiyo dameer caws la saariyo sida dibiga baaclee. Somaliland caalamkaa u qiray horu markeedee ka naxoow nafta waa oo adoo Somaliland ka naxay wanaageeda nafta lagaa siib.

Anonymous   Location unknown

2:57am on Friday, July 2nd, 2010

Somali hadan nahay wa islenahay galmudug na walalo somaliyed oo ka sharaf badan weye kuna mashqulsan qaran soo celin lakiin somalididow badaas ka cab ban ku idhi sadexda tuulo la carar dadka somalididka neceb ba mesha qoralkeda ku batay marka galmudug iyo puntland ka dhex bilow miya maagtay kkkkk ader galmudug anaga ka hor joogna allow yaa malin qudha alshabab kaga leexda. 1988 ba xasusan lahayd somaliyana wa la midayn laha insha allah somalina wa tashanaysa dhawan

somalilander   new york

9:53pm on Thursday, July 1st, 2010

koley dagaal dhacaya kow ma ahane meel hafadhiistaan faqashta, somaliland waa dal iyo dad leh calan iyo dhul aad iyo aaad u leh kheyraad. puntland ha dhigato cagaha dhulka, somalind dhagaha idin kama tumeyse galmudug ayaan idin ku fasaxeyna har cad ayagaa idin ka soo saraya oo idinku shubaya ilaa yemen.

alle kacabso   meel uun

8:27pm on Thursday, July 1st, 2010

S/w cabsida alle yan la hilmamin dadow murante fante caytante bootayse isku hiilise qofkee ka dhaqaqay meshu ku sugnaa wali? Qofkee guul soo hoyiyay qofkee kankale wax u dhimay qofkee aan ka xuman wixi la qoray kee alle darti uga amusay?? Jawaabtu wa 0 marka waxba ha is dalinina ibliisna yusan isku kiin dirin oo dambigiina dardar galin wax a kale qadaysan maleh caro illahay yaysan idinku dhicin muranku ma fiicna iska hadalkana naarta lugu mutaysta asc

somalididland   ha dhacdo

11:48am on Thursday, July 1st, 2010

Beenta iyo faanka iska dhaafa wax a iska xoreysen maleh somalida kale hadi aysan dagal ku qadadi laheyn dowlada wa la isku kiin dhameyn laha inta nadiifta ah lee hari laheyd

Anonymous   Location unknown

11:42am on Thursday, July 1st, 2010

Waa necbahey somalidiidland xabashiland dadka soo bara kacey masakinta ah siday u la dhaqman qofki tagey hargeysa garan karo jarerta waxey ku dhahan sankaaga wa weyn yahay ee qol iga kiree ayga oo caynaya diintisa iyo nasabkisa dadka kale o cadiga ah ka daren waar xamaraawiyahow uf uf uf somalididland viva somaliweyn maalin xasuus leh 1988 bishii 5 naad somalia wa iney xusta malinti cayayanka la buufiyey

kkkkkkk   Location unknown

11:36am on Thursday, July 1st, 2010

Dayaxa gaareen kkkkkk xidigaha dhaftay hhhhhh yaa ila qosla qashin qubka xayeeysinta ka dhaaf muqdisho 20sano dagaal ka socday aa ka qurxan somalidiidland ka marka cidii aan arkin u xayeysii wan aragney sadexda tuulo oo habr barta la isku laaynayo nac nac iyo faan faankina batay ee somalidid hadii wadnaha idin ku xanuuno midnimada somalia u dhinta cuqdada yaaa huuuuuu somalia wa hagageysa dhawan wana la idin adoonsan sidii waligiin cml siilanyo wa kii shalay ini rusheynayay diyaradihii xasuuso 1988 waan u dabaal dageyna hhhhhh riyale iyo dadkas waxey ka mid ahayen dadkii idin xasuqey bila aqligoo dhan wa la isku adeegsada

Nuura   UK

10:44am on Thursday, July 1st, 2010

waad salaamanatihiin dhamaan

afnoolina wuu hadlaa ayna wuu ciyaa, dad aan waxba ogayn ayaa iska hadlaya hadalkuna haduu iska dheh noqdo wax sharaf ah malaha. Somalilan inay siraadatay oo xidiga dusheeniyo ay dayaxa gaadheen horta yaa u diidan? dadkaan wax ka sheegayaa Soomaaliland waa dad soo hamba bembaberay oo weliaa cadayan wejigan soo dhaqan, waar anigaba Somali ayaan ahay guusha Somalilandna ma dafiri karo ee war kale keena. takale Somalia Somaliland ayaa dhashay oo xornimadana u keentay. waxaan idiin sheegayaa qofka guusha walaalkiis necebi weligii ma guulaysto. waana sababta somalia u sii waalanayso.
maca salaama

Anonymous   Location unknown

9:11am on Thursday, July 1st, 2010

cayuun waxan ku odhan lahaa kaliya adiga intaad iska dhaaf xaasidnimada iyo doqonimada kugu jirta waar dadkaga wax u qabo hadaad somali jeceshahayna dumarkina ay ajanibku haystaan wax u tara intaad wax aan la heli karin raadinaysaan anaga idinka jeclayn midnimada somalia maantana idinka na nacsiiyey oo abaal nooga dhigay xasuuuq ilaa hada tiiftiisi naga sii muuqato wax qabsada oo iska dhaafa somaliland

somali waa la wada yahay hadan la kala abtirsay somaliland maanta lamay bixine waa magacay xoriyada ku qaadatay , laakin kaba soo qaad haduu sucuudigu yidhaahdo anagaa carab kaliya ah wax ma ka soconayaan sidaas oo kale ayaad idinkana tihiin ,somalidiina mooye xaasidnimada dhaafa
isna waydiya ayaa somaliland wax idinka waydinayaa waa dad idin nacay oo aan rabin midawgiina se jecel walaaltinimadiina oo jeernimadeena ogaa inan ilmaha noo dhashana ku af barto xasuuqi naloo gaystay xasuustiisa si uu u haysto waligeedna somali midoobi mayso jaaniskii horena dib u soo noqon maayo wali ma is waydisay tolow mar uun somali mid ma noqon doonta taas ka fikir markaas rajo keen.

Anonymous   Location unknown

8:36am on Thursday, July 1st, 2010

cayuun waxan ku odhan lahaa kaliya adiga intaad iska dhaaf xaasidnimada iyo doqonimada kugu jirta waar dadkaga wax u qabo hadaad somali jeceshahayna dumarkina ay ajanibku haystaan wax u tara intaad wax aan la heli karin raadinaysaan anaga idinka jeclayn midnimada somalia maantana idinka na nacsiiyey oo abaal nooga dhigay xasuuuq ilaa hada tiiftiisi naga sii muuqato wax qabsada oo iska dhaafa somaliland

somali waa la wada yahay hadan la kala abtirsay somaliland maanta lamay bixine waa magacay xoriyada ku qaadatay , laakin kaba soo qaad haduu sucuudigu yidhaahdo anagaa carab kaliya ah wax ma ka soconayaan sidaas oo kale ayaad idinkana tihiin ,somalidiina mooye xaasidnimada dhaafa
isna waydiya ayaa somaliland wax idinka waydinayaa waa dad idin nacay oo aan rabin midawgiina se jecel walaaltinimadiina oo jeernimadeena ogaa inan ilmaha noo dhashana ku af barto xasuuqi naloo gaystay xasuustiisa si uu u haysto waligeedna somali midoobi mayso jaaniskii horena dib u soo noqon maayo wali ma is waydisay tolow mar uun somali mid ma noqon doonta taas ka fikir markaas rajo keen.

Anonymous   Location unknown

8:23am on Thursday, July 1st, 2010

waar waxan ku sheegayaa riyo somaliweyn ayaa kugu jirta ,laakin ogow siilaanyo waa kii wadanka ka xoreeyey shalay maantana waxanu ognahay inuu inta hadhay soo xoreyn doono ,walaahi erayga midnimada somalia qalbiga ayaa naga xanuuna idinkana wali rajo ayaad ka qabtaan taasna wali xasuuqi ayaad rabtaan umada reer somaliland aad u gaysateen inaad dabka baxayaa aad ku ridan , siilaanyana waa rajadii somaliland oo timiday ,dhulbahantana waa rag dhulkoodi cadaw ka saarayaa inay ku dhintana ugu talo galay ee cidi kuma qasbayso , ssc da aad sheegayso wax ay tahay ma jirto waa argagixiso somaliland waana lagu gubayaa meesha ay ku shirsan yihiin ,teeda ogow doorashada aad leedahay kamay dhicin cid loga cabsoonayaa ma jirto oo cid wax yeelaysaa se ubadkiina iyo dumarkina ayaa loo diidan yahay dhibaatada hal saac ayaa dhulka lala simi karayee waana loo soo socdaa waaryaa ku seexo kuna soo toos hadalna lagamama baahna ee wax tar ayaa lagaa rabaa iska hadle cidina qof afkiisa ma qaban karto iska hadal dee nin ciil hayaa tahee

cayuuni   UAE

8:20am on Thursday, July 1st, 2010

S/c
dhamaantiin waan idin salaamay saad udhan tihiin soomalia oodhan gaar shicibka muqdisha and shicbaka puntilan waan salaamayaa ilaaheeyna cadawgiina hajabiyo iyo dadka diidan soomalia xaasidka ku ah sida reer galbeedka ilaaaheey ha jabiyo iyo dadka dabao dhilifka ku aha like soomaliland eey bilada lagu siiyeey soomalia seey ubaaba do oo dhahaya intaan calaameeyay oo dhan soo qabsada walaahi taas waamid ubaahan fikir weeyn ninka dhahana puntilaand baan soo qabanayaa walihi kaas waxaa ku jira doqonimo aad iyo aad uxun hadaan hay soomalia waxaan jeclahay dadka neceb calan keena inii gooni lootaago bal ineey meel fiican tagaan oo heer wanaag san subiyo soomaliland waadad heer koodi heer kale dhaafay oo raba ineey dhahaan soomalia waan kago nay kkkkkkkkk hotra hore hadaad rabtaan inaat gooni isku taagtaan waa inaad noo nidhigtaa looqadeena iyo magaceena iyo dalkeena nooga guurtaan markaas baa la idiin aqoon sanayaa inaad dowlad tahiin inta kale la idiin aqoon sanmayo intaad soomaliland wadataan oo waqoyiga soomalia dagantihiin aad ku tihiin qariibka mawaxaad mooden lacagta aan la qoon waxeeytahy iyo calanka sadaxda midableh iyosoomalia oo lagu darsaday landta inii dowlada lagu noqonayo allaakariim warwaxaas waa doqonimo iyo badawnimo iyo xaasidnimo iyo soomalia naceeba itoobiya baa inawaashay oo fursada iniga saartay oo inigu direeysa dalkiini hooya taasi waa damiir xumo awgeed car nin itoobiyanha dheh dalkaaga caayo walaahi inuu caynlaheen taas waa wada nimo laakiin nin soomalilanh ah dheh soomalia caay walaahi suu ucaa yayo baad yaabeysaa taasi waa jahli ku jira oowgeed car ha iska dhaafaan ilaaheygii abuurtay beey wax ka sheegayan oo qof hadeey magayaan illaaheygii abuurtay beey ku daryaan inaa lilaahi wana ileeyhi raa jucuun ma soomalia beey dhaafayaan taas
wajahil ku jira soomalia waxeey ka gooban tahy 18 dagmo mana lkala jarikaro dadka lacata lagu siiyeey weey is yaqaanaan oo layir soomali baa laidin xariiqay kala gooya taas waa cudur had inii lagu beero larabo

Anonymous   Location unknown

2:38am on Thursday, July 1st, 2010

Kkkk kulmiye somalia kii somaliland soo celin laha weye qashikii kii kale waa la qubay riyale and warabe viva siilaanyo hadanu somali qaran jecel nahay haduusan somali rabin siilaanyo waxa u ka badali doona magaca somaliland waana wax somali ka doonayso somalidiidka somalia ninkii diidaya magaca ha u daayo somalia ninkan doonahayn danihi ha u guuro miyaa la is dirqinaya ilaa dookhu wa qarane bal car car car buuhoodle wajiga sii maydadkiina wa idinka ka soo cararaye soomalidiidow waxa fanka wada akhristayashu wa u jeedan benta ah dhulka ssc oo xabashidu ku gacan galisay ayadoo mowqif keedu yahay kala jar jarka somalia wa la soo celin xabishi iyo yuhuud ba keensada ninka harti qortayna magaciisuuba ku cadeeyay wuxu yahay iyo magalada uu joogo adiga wax hada noo sheeg lugu yidhi maha nin ba lugu yidhi magaca suuye looge wuxu ku yidhi looba jooge hadi dirqi aad lasacanood iyo buuhoodle ku muquunsanayso aragaanee ciyaari wa galin dambe wixi faan ahna iska ilow sanatikh la xaday mahayne tuug ada ah oo wiilal yar ya usoo dhiibay dhowr dasadood adigoon awood u lahayn inaa fooda soo siiso mesha ad ku riyoonaysid waxan ku shegaya inantaan deqa askarta somaliland laga layo wa dhulbahante kuwa wax laayana wa dhul bahante

Anonymous   Location unknown

9:42pm on Wednesday, June 30th, 2010

kan harti badhan la baxay ,waxan u sheegayaa horta ninka aad igu cararayso ma ihi laakin waxan ku sheegayaa somaliland iyo umada ku nool waa la yaqaana waxayihiin waxanan ku sheegayaa faan dadkan ma yaqanan se wax xaqiiqa ah oo jira ayey ka hadlaan ,walahi waxan ku sheegayaa hal saac inan dhul somaliland leedahay aan la haysan karin teeda kale adigu waxa tahay qof bilaa itala waxna qaban karin cadho darteedna iska hadlayaa oo argagixisada wuu kan saleeban la leeyahay taagersan waxna qaban karin niyada gali hadii dadka sool dagaa diidan yihiin somaliland waa balan inay raacayaan ciday rabaan somaliland xuduudaheeda ay sugan doonto aad sheegaysana ,burco loo dhaafimayo way yaqanana sida dhulkooda loo xoreeyo ,somaliland diidna looma baahna inuu ka hadlo arimaha somaliland iska dhaaf xaasidyahow iskuna sheeg in buuhoodle laga saari doono argagixisada sool iyo sanaagna waa la ogyahay siday uga dhacday doorashadu tuug yahay afarta sanduuq ee aad xadeen ayaad is mooden inaad doorashada somaliland wax ku yeeli kartaan balse may dhicin shacabka reer somaliland taas uma joojiyaan maantana wax uma noqonayno inta naga dhiman
xaasidow socotay somaliland ,buuhoodlana shaqo ayaa uga taala dawlada iman doonta way isa soo dhiibayaan taas ogow ,adigana inaad puqland tahay waa lagu garanayaa ee ka dhax bax umada

sahra   kuwait

8:25pm on Tuesday, June 29th, 2010

Somalidid gabadha cayda ka dhaaf wax nin rag ah ku hadlo mushtamaca la dhex imow faan iyo been ba wada iyo riyo sool sanag iyo cayn somaliland wa ka dirsan yihiin wa run gobalkasto somali dagtaba wa somaliland lakiin somalidiidow ha ku seexan marnaba ina qasab ku qadatid gobalada u taagan qaranka somalia kuna quuso dorshoyinki bal xagee laga codeyay sadexda gobol lascano wan ogayn cerigabo meel an ahayn lama codeyn mideda kale waxa u shegaya dadka mesha wax ku qora somali ba la wadayahay ninkana yaa darti qabiil loo aflagadayn waxa jira dad aan la qabin cuqdada uu qabo qofkastana illahay ha ka cabsado hadalkisana ha ka fiirsado qabiil qabiil iyo is kala saar wax meel ina garsinaya maha ogaada waa la isku soo noqon wixi nool aduunyada somali oo midaysan ama daris walalo wanaag ka dhexeyo mar. Wa la arki doona insha allah

harti   badhan

7:33pm on Tuesday, June 29th, 2010

Nin magacisa qariyay fuleynimo awgeed uma aad horeyn ee gabadha ha cayn wax an waxba isku falayn ba tahay kulase yaabi maayo saan caqli idoor wan qiyaasi kara ina qof dumar ah sa u caydid ceebtada maha wa cadada faanka beenta ah iska daa iyo riyada adhi cadeeye c/lahi yusuf marku ku geeyayna xasuuso burco aad dhaaftay hadana horeyna wa la isku yaqanay waana is is xasuusin doona nin kastaba wuxu yahay ahan jirayna dharbaxadi ilka jiir idinku dhufay shalay wa idinki sanaag ka huleelay cerigabana hadu ku wa jahan yahay siyad bare tiisina yaa u sheegaysa tolow ma cid aan soomali ahayn ba misaanka akhrisata adeer magacaga qoro wadnaha xadhig ku xidho gabdhahana ha naga cayin madhqaan qaad kasoo dhargay umada horeyne

Anonymous   Location unknown

4:37pm on Tuesday, June 29th, 2010

naagta sheegaysa leh ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa, waxan ku odhan lahaa saaxib dhul waa dhulkaygii xuduud baanu leenahay dhul bahante iyo warsangariga aad sheegaysaa waa umad reer somaliland ah ,inta hungurigu qaadayna waan soo xidh xidhaynaa insha allah marka doorashadu dhamato ,se waxad ogataa markad leedahay waa la is yaqanaa haa waa run oo waa kuwii ,bur buriyey rajiimkii afweyne iyagoo jabhad yar ah oo aan awood badan lahay ,maantana maxad ka maleysan oo ay dawlad dhisan ka soo horeyso garoowaad jeedaye aduunka ayey ka dabar go'nayaa ee naa meesha ka sii orad naf ahaantada, majeertena gacanat ciidamada ma soo jeestayaasha ah ayaa madhinayaa waa kuwii hadh cad laascanod ka saaray ee af xumeey ma hadalka ayaad ka adag tahay dadkan waa la bartay ,ee adiga ayaa ku yaqaana kkkkkkkkkkkk in sidaadadi nolosha lagugu aaso ayaad ku fiicneyd xoriyada kuma qurux badnid , somaliland way ku soo socotaa xaasidin yahay waligiina hor u mar ma gaadheysan ka xumaada hor u mar somaliland futa xun , afka isku qabo qasiisad yahay.

Deeqa   N

4:07pm on Tuesday, June 29th, 2010

Ninka isqarinaya ee leh waxbaan ka buufinaya adigaaba lagu buufinaya eee orod oo carar inta goori goor tahay u guur xabashilan iyo meeshaad kasoo jeedaan aad safaarada siiseey somaaalidiidoow dulmidoonoow guura meshuu kasoo jeedo ilaa herer

Deeqa   N

4:00pm on Tuesday, June 29th, 2010

Ninka isqarinaya ee leh waxbaan ka buufinaya ilaa garooowe walee waad iska hadashey dhulka dadkii lahaa wadiga Mari Kari waayey faan waxba ma taro waxa kaa soo horeeya wa warsangeli iyo dhulbahante bal hadaa wax buufin karto maxa askartaada maalinkasta loo laayaa taaas ayaa isweydiiin leh ninkii dhoof ku yimid baa geerodu dhibaysaa dhulkan sow anigu malihi dhasha sow anigu malihi gumaystaha dhacaayaa geeridu dhibaysaa maad iidoorooow ku ekaatid labadaaada tuulo dhulbahante waaad taqaane walaa hadal dambe dhamaa waa jihaaad iyo noida hore in somaalia oo dhan cadowga isbahaystey iyo gumaystahay wataanba lasafeeyo guura oo aada cadowga dabada kuwadataan meshuu kasoo jeedo ilaa herer

Deeqa   N

3:46pm on Tuesday, June 29th, 2010

Sahra sanks keenya bismilaahi raxmaani raxiim walaaal maxaad u habaari umada somaaliyeed sowse maad Ogid inuu adi kugu soo noqonayo habaarka ogoow dadmasaakiin ah oo aaan waxba galabsan baa ku jira oo subaxwalba belayadaas ku waabariiata ilaaahay ha Kala qaboojiyo aamiin

Deeqa   N

3:43pm on Tuesday, June 29th, 2010

Sabra bismilaahi raxmaani raxiim walaaal maxaad u habaari umada somaaliyeed sowse maad Ogid inuu adi kugu soo noqonayo habaarka ogoow dadmasaakiin ah oo aaan waxba galabsan baa ku jira oo subaxwalba belayadaas ku waabariiata ilaaahay ha Kala qaboojiyo aamiin

harti   Location unknown

9:02pm on Monday, June 28th, 2010

Nacaa ma af somaliland soo wadaa oo aan wali nasoo garin baa xaasid malihid aan idinka ayhan qofka xasidka ah waxa lugu gartaa qofkasta wuxu ku shega xaasidkiisa xata ehelkisa idinka waxa idin ka yeersiya cadowgayaga xaasid kayaga idinka ah ninkii aan dhulkina taginba isku miskiimiya walee somali wax idin ka liita la waa oo idin ka arxan daran somalia insha allah wa nabadobaysa dhawan sadextulana ha socoto samadana ha gaadho alle ha idiin siyaadsho hormarka lakiin ha ku riyoon marna ssc wa habenki xalay tagay ina suubis naga dhigatan oo aqoonsi ku raadsatan qaad

Anonymous   Location unknown

8:32pm on Monday, June 28th, 2010

xaasidka iyo qudhunkan nacaa ,ma tashadayaashan nacaa, wax ma garatadan nacaa , somaliland socotaye indhaha ku sii eeg bal inaad wax ku qadato ,noo duceeya oo iska dhaafa xaasidnimada intaad somalidiid maraysan meel gaadhimaysan somaliyeey

looyaan   usa

5:57am on Monday, June 28th, 2010

sahro waan ku salaamay horta soo dhawoow waa laguu xiisay mida labaad hawlihii shaqo ee laguu diray xageey marayaan koley in aadan ku guulaysan ban u malaynayaa ilaa labada shariif wax u hagaagaya ma jiraane

looyaan   usa

5:56am on Monday, June 28th, 2010

sahro waan ku salaamay horta soo dhawoow waa laguu xiisay mida labaad hawlihii shaqo ee laguu diray xageey marayaan koley in aadan ku guulaysan ban u malaynayaa ilaa labada shariif wax u hagaagaya ma jiraane

sahra   Location unknown

5:19am on Monday, June 28th, 2010

Looyaan manta habaarkii waa hilmaamtaye cay ba ku badashay miyaa alshabab somalia ayaga laga sifayn doona ee wax ay sifaynayan maleh galguduud kaliya soo dhaaf riyada aad p/land iyo s/land ku sifaynaysid iska dhaafe allaylehe wax la sifeeyo alshabab ba istahila dadkii wa dhamaysen ramadankii ba sugaysan hada ilaa ma soontaan idinkuye ina dhiiga islamka daadisan alle ha ka qabto argagixisada umada islamka ah bal bishii barakeysnayd bay la sugayan dhiiga islamka inay daadshan

looyaan   usa

3:36am on Monday, June 28th, 2010

anonymous soo adigii ahaa ma ahan ahlu sunada qabuuro galeenka ah goormaad noqotay reer soomaali land

looyaan   usa

3:31am on Monday, June 28th, 2010

bismilahi waxa weeye waxa is laayay waa dameer iyo labadiisa dhagood insha allaah goor dhow ayayna mujaahidiinta ka sifayn doonaan dhulka ay ku muransan yihiin waxaana ka dhiman oo kaliya inta bisha ramadaan ka harsan oo qabuura galeenka laga sifayn doono galgaduud iyo mudug kadibna waxa ku nxiga waad wada garanaysaan waa wasaqda la baxday puntland iyo somali land ee daba dhilifka xabashida ah bi idnilaahil kariim waala laga nadiifin doonaa ee iska samra

harti   Location unknown

2:19am on Monday, June 28th, 2010

Ssc ceerigaabo meel aan ahayn lagama codeyn iyo lascanod oo wax yar cerigabo waxa aad u jeden wa naagihi isaaq ee u dhaxay raga warsan gali iyo caruurtodi rer abtiga loo ah nugaal iyo sool waxa wada daga majerten iyo dhulbahante bari iyo sanagna waxa wada daga mareten warsangali dashishle xage ku yeeshay majerten waxa u gaarka ah idoor aqoonsi ha u helo tuuloyinka sadexda ah bal an aragnee ssc khasab idin ku raaci maysee kuwa qaadka loo gaday qiimihi dhulkodiyo qarankodi dhaafsaday aan qayilo bas uun qora wa la iska qaban ugu dambeyn waxan leeyahay waxba ha ku fanina idoorow wiilasha dhulbahante oo soortu qaaday somali cid an idin aqoon maleh harcad ba burco dhulbahante uga guuri jidhan wa la ogaa

harti   group

2:05am on Monday, June 28th, 2010

Harti gobolo ma kala laha majeertena gobol gooni uma dago wa jiran magaloyin gaar loo kala dago bosasana wa lugu dhanyahay puntland wa horay idoor ka sifayn lahayd ssc ee wiilasheda jiida hore jooga ayay ka dagalami la'yhiin dib waa uguranaya dabcan waayo meesha ragii ku dhashay weeye wax dagaalka kala hortagay dirqina socon maayo somalina wa istaqana wiilahenana xal ba laga gaari doona insha allah dadkan mesha wax ku qorana waxan odhan laha waxan nahay dad wada dhashay walalo is jecel waxba nac nac aan loo baahanayn mesha ha la imanina majerten waxka shegisana ku farximayno idoorna anaga si fican isku naqan cayaarna wa galin dambe

cabdulqaadir   oslo norwey

10:36pm on Sunday, June 27th, 2010

damaca majeerteen oo ah gobalkeyga anaa leh kaagana kula lihi somali waa ka dheregtay wana la isbartay wana beenowday inta madax madow iyo majerteen yaa badan.

sahra   kuwait

9:44pm on Sunday, June 27th, 2010

Sheekooy ku nacay somalidiidka riyadii wali ma wadan ? Majerteniya lama dhaho puntland ba la dhaha anigu kuma faraxsani askariga laga dilay somaliland iyo wasirka la werarey labaduba wa ilma ader majerten iyo somalidid midna meesha kuma dagalamin qofkan magac qarsaday oo faanka beenta mesha la taagana waxan oran laha somali way istaqane dhulbahane oo kaliya iska daa warsangali iyo majertenu yuuna dhaga ka garacin sidii waligiis uu idiin adoon san jiray dhulbahanta idin ka adag waliginba ciidanka aad ku fanaysana wa isla ayga kuwa hadaftimo yimid wa warsan gali waxa shirqolka idiin sameyay wa kuwii sanduqyada aad u soo dhibaten war iyo dhamanti faan waxba tarimaye garowe iska daye bal buuhodle biya ka caba besha caligari kaliya iska celiya gabadhan sahro walal xaasidnimadu ma fiicna waxa jeceshahayna hadii aadan dadka kale la jeclan waliga helimaysid xaasidnimadana naarta lugu gala ee alle ka cabso waxan kalo dhihi laha dhulbahante iyo warsan gali sida isku dhama oo yan la isku kiin layn mj iyo isaaq midna mesha ma joogee asc

Anonymous   Location unknown

9:22pm on Sunday, June 27th, 2010

argagixisada buuhodle ku ururtayna in yar baa idin hadhee suga ,aan doorashada ka soo baxnee hadii kale ilaa majeerteniya u gudba buuhoodlana waa la sufaynayaa yaaaaaah darawish darawish lahane shaqo ayaa laga qabanayaa laba af oo wax lagu cuno ayey barteene ,

Sugal   Nirobi

7:57pm on Sunday, June 27th, 2010

Kow kow iwad shekada? away darawishti buntlan? Alow yaa dadow ku warama dabinka kuu qolan? Somalidiidka mar dhaw war ayaa laga keni donaa xalay waxa laga dilay mid katirsan sirdonkoda Waxana kharajiyay gesiyasha rer buhodle buntaland? Guul

Anonymous   Location unknown

7:38pm on Sunday, June 27th, 2010

hambalyo hambalyo ciidamada qaranka jamuuriyda somaliland ,aad baan ugu faraxsanahay inay buufiyaan duqsiyada soo gala degaanka somaliland ,kkkkkkkkkkk majeerteniyaa walee boobka iyo damaca idinku jiraa ma heshaan inta ciidanka qalabka sida ee jamuuriyada somaliland ay idinka soo horeeyan waxan odhan lahaa ciidanka somaliland waa inay ilaa garoowe buufiyaan xayayanka majeerteniya , guul somaliland

Sahro sanka   Kenya

7:01pm on Sunday, June 27th, 2010

Aad & aad baan ugu faraxsanahay dagaalka udhaxeeya somaliland &puntland allow siyaadi' dagalka muqdisho ka socda meel kasta ha sameeyo markee ugu yar tahay ha dhimato 1000 qof labada dhinac Puntland & somaliland amin amin

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Siyaasaddii islaamku asaaska uga dhigay dowladda islaamka.
Riix Halkan

Qawaaniinta oo loo xukuntamo Ma la isku Gaaleysiin karaa?
Riix Halkan

Miisaanka sharcigu u dejiyay Gaaleysiinta iyo.....
Riix Halkan

Gaaleysiinta iyo Dhibaatada ay Islaamka Ku Heyso Markastaba.
Riix Halkan


Dhageyso Gabayo xul ah Abshir Bacadle Alle ha u naxariistee: Allaa Mahad Leh

Hubka Inaga Dhiga

Qabyaalada

Xadhig Xujo

Guurka

Qaadka

Shirib

Qudubi

Danta Guud

Gabayga



yaa Ka dambeeya Dilalka qorsheysan ee Muqdisho iyo Shirqoolada saxaafadda
Warbixin Xasaasi ah
Riix Halkan