Horta Sheekh Maxamed C/wahaab Muxuu Aaminsanaa?







Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Sh Aweys oo Lagu Wargaliyay in uusan Jago Muhiim ah Ka qaban doonin Dowlad Islaami ah oo Shabaabku Ka Dhisi doonaan Koonfurta Soomaaliya + Caqabadaha Hortaagan Dhismaha Dowladaas + Cod. Posted to the Web Jul 25, 11:28


Hogaamiyaha Xisbul islaam Sh Xasan Daahir Aweys ayaa Lagu Wargaliyay in uusan Jago Muhiim ah ka qaban doonin Dowlad islaami ah oo Shabaabku kaga dhawaaqi doonaan Koonfurta Soomaaliya.


Fariintan Culus ayaa waxaa sheekha soo gaarsiiyay Odayaal u dhashay Beesha Hawiye oo isku magacaabay Golaha islaamiga dhaqanka Beelaha Hawiye, Odayaashaas oo si toosa ugu adeega Al-Shabaab.


Odayaashaas ayaa sheekha u sharaxay fariintaas ay ka soo qaadeen Hogaanka Sare ee Al-Shabaab ayadoo nuxurka fariintaas lagu soo koobi karo in Shabaabku ay dhidibada u taagi doonaan Dowlad islaami ah, Sh Xasana uusan jago muhiim ah ka qaban doonin dowladaas balse sheekha loo hayo ixtiraam weyn islamarkaana loo qirsanyahay dowrka weyn ee uu ka soo qaatay dagaaladii la soo galay.


Odayaasha ayaa sheekha u sheegay in shabaabku aysan ka maarmi doonin waaya aragnimadiisa oo ay ugu imaan doonaan wixii talooyin ah oo loo baahdo.


Ugu dambeyn Odayaasha ayaa Sh Xasan kula dardaarmay kuna adkeeyay in uu ilaaliyo midnimada ummada oo uusan carqalaad ku noqon Dowladaas islaamiga ah.


Maxuu Ku jawaabay Sh Xasan?


Sh Xasan ayaa laba arrinba ka xumaaday mida koowaad in Shabaabku aysan si toosa usoo gaarsiin fariintooda oo ay u soo marsiiyeen Odayaal uusan aqoonsaneyn taasoo uu arkay sharaf dhac iyo ixtiraam la'aan loo kasay.


Tan Labaad sheekha ayaa aad uga xumaaday oo qaadan kari waayay in Shabaabku isku koobaan go'aamada ku saabsan aayaha ummada oo ay kow ka tahay dolwad la dhiso.


Sh Xasan ayaa Odayaasha u sheegay in ay muqadas tahay oo aan laga boodi karin jagadiisa gaar ahaan jagada ugu sareysa marka ay noqoto Dowlad islaami ah oo dalkani yeesho, waxaa kale oo sheekhu xusay in sababta uu Eratariya uga soo laaabtay ay tahay sidii uu u mideyn lahaa mujaahidiinta oo uu ku dhisi lahaa Dowlad islaami ah.


Xogtan ayeynu ka helnay jiho lagu kalsoonaan karo oo aad uga agdhow Sh Xasan.


Hadalheynta ku aadan Dowladaas islaamiga lagu sheegay ayaa ah mid aan cusbeyn oo ay marar badan ka dhawaajiyeen Horjoogayaasha Al-Shabaab.


Sidoo kale Sh Xasan ayaa barigii uu Casmara ka soo laabtay shacabka ka dalbaday in ay u sabraaan laba sano kadibna marka uu ka faraxasho sh shariif uu ku dhawaaqi doono dowlad islaami ah.


Balan qaadyadaas oo ah kuwa ay ku maaweeliyaan taaageerayaashooda ayaa marba marka ka dambeysa usii muuqanaya wax mustaxiil ah.


Wax walba oo dowladaas ku aadan waa ka soo xirmeen dhanka Sh Xasan Daahir saa talo faro uguma jirtee laakin dhanka Al-Shabaab ayey hortaagan tahay caqabado ku aadan dhisida dowladaas.


Caqabadahaas oo aan la ogeyn sida ay uga gudbi doonaan ayaa waxaa kamid ah khilaafaad hoose oo dhexyaala Horjoogayaasha Al-Shabaab iyo in aysan u bisleyn dhisida dowladaas waliba ayagoo heysta dhul baaxad leh + aragtidooda oo ku kala duwan in haatan loo baahan yahay dowlad iyo inkale oo qaar ayaga kamid ah ayaa qaba in la isaga jiro jabhadeyn oo aan dowlad lagu dhawaaqin inta ay ka qabanayaan wadanka oo dhan halka kuwa kalena ay sii fogaadeen ayagoo shardi ka dhigay inta laga xoreynayo dhul weynihii la isku oran jiray ardul xabasha oo ay ku jirto Itoobiya oo dhan!


Halkan ka dhageyso Axmed godane oo qiraya Khilaaf hooseedka Al-Shabaab


Calaa kuli xaal sheekada ku saabsan dowlada ay Shabaabku ku fakarayaan ayaa ah mid aan dhamaaneyn.


Khubarada aadka ugu xeel dheer arrimaha kooxaha khawaarijta ayaa aaminsan in hal arrin oo kaliya ay hortaagan tahay Dowlad ay Shabaabku dhisaan taasoo ah in aysan wali ogolaansho ka helin Hogaanka Sare ee Al-Qaacida, Hogaankaas oo ah kan iska leh talada dowlad ay shabaabku dhisaan islamarkaana ah hogaanka magacaabaya xubnaha hogaamin doona dowladaas.

45 Comment(s)

mbt offerta   http://jdli.org/app.php?p=mbt-offerta

8:56am on Monday, April 14th, 2014

month. If you demand unique services such as accessing messages and faxes, then you can get account and fax number for free. But if you desire fax account services like fax broadcasting, company

jordan shoes outlet-Jordan Shoes In Stor   http://commoncorearkansas.com/product.ph

5:41am on Monday, April 14th, 2014

Wildlife students spend spring break in Clemson forest

nike free run 3.0   http://agcouncil.net/nike-free-run-30/

6:16am on Sunday, April 13th, 2014

AUGUST OSAGE COUNTY

louis vuitton coin pouch   http://www.sofabcon.com/wp-wpp.php?p=lou

5:28pm on Monday, April 7th, 2014

If you shave together with the grain, you'll recognize that you just do not cut off as a great deal beard while you do when shave towards the grain. (You'll also discover you don't bleed as much.) It really is completely suitable to shave as soon as, utilize one more coating of lather, and shave once again.

ray ban solaire:Lunettes Ray Ban Lunette   http://www.globalconcernstrust.org.uk/wp

7:23am on Monday, March 31st, 2014

Aaah mais euh aaah ! o_O Les dernières photos et celles de Me and Orson Welles sont miamesques, y'a pas à dire c'est vraiment bien de le voir dans autre chose que dans un short de basket rouge (et avec un peu de bouteille) ! Et j'ai éclaté de rire devant ton commentaire à propos du roulage de pelle sur photo dans Hairspray ! XD

Rosalie   Location unknown

12:21pm on Saturday, January 18th, 2014

Avoid anything that has any carving or intricate details on it. A baby blanket is something that a baby can use into its childhood, as it is a great source of comfort. In fact, they can be especially beneficial for young children who have a tough time getting to sleep.

Jeanette   Location unknown

7:29am on Sunday, January 12th, 2014

Also, there are extended sizes for those of us who are petite or tall. When I was little I received a Christmas sweater for a gift every year. Adorned with pockets on the left sleeves, hips and chest the Bogner Paisley Print Fur Trim Jacket retails for $1878 found at Neiman Marcus.

cheap ugg boots   http://www.criticalpublics.co.uk

8:56am on Thursday, December 12th, 2013

Mister Eddie Tipping Skin toner coming from Bellurgan Park talked about your dog appeared to be delighted to delightful Dundalk demonstrate in order to be aware of the time for the totally online community inside an celebration that could cultivate along with increase, contributing to any touristes valune as well as sense of community within the spot.

air jordan vente   http://www.sweatyb.com

11:39am on Friday, November 15th, 2013

K .|sure|right} to be able, are you presently wondering in no way? :>.

australian made ugg boots   http://www.jamesrigby.co.uk/node/9

6:55am on Friday, November 15th, 2013

No more than People in mexico come close to be able to People today in america inside looking at confidence, your particular study found.

???????   http://www.asny.gov.cn/Item/shows.asp

6:46pm on Friday, August 30th, 2013

???????????

north face jacket   http://rusedin.ru/802-north-face/

5:42am on Saturday, August 17th, 2013

Ana Escri is definitely an entrepreneur who seeks away sharply defined, specifically focused topics to analyze. Upon finishing his investigation he provides relevant, un-biased information to his readers depending on his discoveries and individual experiences.

sac louis vuitton   http://this-ebook-so-good.nazuka.net/lou

4:59am on Saturday, August 17th, 2013

It dawns on me that I am in the metaphoric dark.

fake rayban   http://www.raybanreplicagass.com/

4:29am on Saturday, August 17th, 2013

Here are the best summer fragrances for men and women this 2011:

http://www.vowatches.com/   replica rolex watches

3:04am on Friday, July 26th, 2013

3. Pure|What it purports to be|genuine} gold watches are solid gold, while autograph copy watches will only be gold-plated.

http://www.mascotcostumesinfo.com/?p=73   Cheap Mascot Costumes

4:59pm on Monday, July 15th, 2013

on the grounds that a strong actual Chanel designer purses will be

http://xilagonleqe702.picturepush.com/pr   panerai luminor daylight

4:54am on Saturday, July 6th, 2013

These contain Omega, Rolex, Cartier, and Breitling watches. If you are cogitative of shopping for a Breitling wakefulness for a loved one and you want it to be affordable with good peculiarity, you can opt to pick out high-reaching peculiarity Breitling autograph copy watches from estimable online retailers, such as Replicall. We know there are a lot of dealers in the emporium who are trying to offer autograph copy designer watches, so be picky and pick out the one you have feeling most acceptable with..

http://www.ussamerica.org/cheap mlb jers   best nba jerseys

12:32am on Tuesday, June 25th, 2013

all-around to be able to $2700 at efashionhouse.

http://health.edu.tw/health/upload/speci   cheap authentic jerseys from china

3:35pm on Tuesday, June 18th, 2013

associated with my best preferred

http://pradaoutletonlineshops.com//   prada milano

4:01pm on Thursday, May 23rd, 2013

piece of content,stick to the nice great quality sending

http://www.eardatek.com/jordans.asp   cheap jordans

2:50pm on Thursday, May 23rd, 2013

next to that will $2700 at efashionhouse.

abdiyare .maxamuud   adis ababa

8:40am on Sunday, October 10th, 2010

waan gasoo hor jeedaa xasuuqa dadka rayidka ah loo gey sanaayo maalin iyo habeen war illaahey haga baqo miyaadan mus limiin aheen sida dadka gadaara xasuuqa sidaa ayaa noo balan ah wabilaahi toow fiiq

gurey   bakaaro

4:09pm on Saturday, September 25th, 2010

odayga waxaa xal u ah inuu dagaal kadhanna kuqaado shabaab runtii ciidan fara badan iyo taageerayaal ayuu leeyahay markaan arkay soomalida asaga unbaa kaqaban kara ee ilahow shabaab iney toos usoo weeraraan oo dagaal qarxo kadhig shabaab waxaa kudhacay markaa kacdoo shacabka barakacayaasha oo ubadan beeshiisa qaar badanna hada eey u xanaaqsanyihiin sida uu wax uwado iyo siduu isku bahdilay

DIGDIGLE   KENYA

7:56am on Tuesday, July 27th, 2010

WAA WAREEY ODAYGII WAA NAF LA CAARI KUWIISIINA WAA WAX LA LAAYEY IYO KUWA KA TAGAY, MUXUU SUUBIN DOONAA...
HA IS DALDALO AWAYSKIISA MA NAQAANEE

R a y   i d

12:52am on Tuesday, July 27th, 2010

Ka sabaan ka sabaanbuu hurdo seexanba waayoo kursigaas un sugaayey ma ka sabaan ka sabaan buu subax noolba lahaa mar un kaa salka saar

Duqa   Diirhara

12:46am on Tuesday, July 27th, 2010

Xasan iska daaye hadii alshabaab dowlad noqoto cidina yey i dhegeysan

asad   muqdisho

8:43am on Monday, July 26th, 2010

xasan daahir shabaab talo uma hayaan shariifna asaa tiisi gebay oo xasan daahir ayaa afgembiyay laakiin wax uga roon malahan inuu xisbiga kala diro shabaabna megengelya siyaasadeed weydiisto.

Waxgarad   Ceelasha

8:04am on Monday, July 26th, 2010

Waxaan layaabanahay in Xasan Xasuuq Waa Ninka Ay Dadku U yaqaaniin Sheikh Hasan Dahir Awes
uu maanta u dhowyahay in uu gurto mirihii Halgankiisii ahaa in uu dalka kaxoreeyo waxii aan isga ku fikir ahay maxaase ku dhacay sida meesha ku cad ee fariinta loo gu soo dhiibay Odayaasha Qowlaysatda ah waa sida ay hadalka u dhigeene waa la filaayay in Xasan Xasuuq uu kala kulmi doono ninmankaa midaan iyo mid kadaran waanse sugu doonaa halka ay ku danyn doonto

cadde   usa

2:26am on Monday, July 26th, 2010

dawlad islaama baan dhisaynaa bay leeyihiin been badanaa war ma godane oo indho shareer qaata sida dumarkii oo dhuumanaaya ayaa dawlad dhisaya haduu nin raga yahay muu bannaanka yimaado sida xasan daahir marka nin aan bulshada soodhex gali karin yuu xukumayaa waaka indho shareer xiranaya sida gabdhiiye

sahra   Location unknown

10:06pm on Sunday, July 25th, 2010

Alshabab hadi ay wanag wadan maxa lugu diidaya aniga horta wa necbahay dadka wax iska mucarada lakiin waa in la is waydiiya shabab waxa laga faidaya diinta hadi ay ka runshegayan qof somali ah oo diidi laha maleh ee ayaga dadka isku diray meelkasta oo ay la waregana alshabab wa kuwii uun haday dhibka iska dayan wa la soo dhaweyn wa dad somaliyed wiilasheni

awr   usa

5:21pm on Sunday, July 25th, 2010

taasoo iyadana farxad kale ah waxaan kale oo aan ugu ishaareeynayaa haduu ilaahay yiraahdo bisha ramaadan in aa soomi doono oo aan cibaadaysan doono anagoo haysano dawlad islaam ah kana adkaan doono gaalada iyo dhabadhilifyada caloshoos u shaqaystayaasha ee uu hor boodayo shariif af guduud marka walaalaha muslimiinta ah waa in aad sabirtaan wabilaahi tawfiiq

awr   usa

5:17pm on Sunday, July 25th, 2010

bismilah umada muslimiinta waxaan ugu bishaareeynayaa in isbucan gudihiis haduu ala yiraahdo la qaban doono madaxtooyada iyo dakada iyo airporka magaalada muqdisho intaa wixii ka danbeeyana waxaa lagu dhawaaqi doonaa dawladi aanu wada sugaynay ee ahayd dawlad islaami waxaa kalo farxad mudan in ay midoobeen abul mujaahidiin al akh al shaykh xasan daahir iyowiilashiisii uu soo barbaariyay waa alshabaab al mujaahidiin

qaxaayehater   uk

2:58pm on Sunday, July 25th, 2010

Buurfuule Baydhabo
kkkk waa iga qosliisay mahadsanid
ilaahay hana dhaafiyo xassan qaxaayenacalad haku dhacdee iyo mooryaanta ka been sheegaan diinta islaam.

qaxaayehater   uk

2:54pm on Sunday, July 25th, 2010

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xasan qaxaaye wuu ceeboobay, nacalad haku dhacdo.

Alasow   Helsink

12:57pm on Sunday, July 25th, 2010

xasan qaxaye inkaar heysato. walaalkiis shariif inuu taageero loo qaatay inta goori goori tahay!!! dkmg 2 km oo caalamka aqoonsan yahay ayey ku jirtaa.
somalida waxay u baratay shirar loo qabto oo iska socdaan ,shir danbe ma jiro dowlad danbe oo loo dhisayana ma jirto dowlada waa tan.

axmed   canada

11:51am on Sunday, July 25th, 2010

haaji Hiraan, waa ogol iyada xataa hadii nabad ay keeneyso, laakiin labada kilomitir iyo madfaca shacabka lagu tuurayo maku taageersani

Buurfuule   Baydhabo

11:48am on Sunday, July 25th, 2010

Xasan Qaxaaye Jago Doon Maahee Maseer Shariifaa Ku Dhacey Oo U Ka Maseersan Yahey Xilka Madaxweeyne Ee Uu Haayo Waxaase Layaabanahey Naag Ninkeeda Naag La Guursadeu Oo Maseer Ku Dhacey Waa Maqli Jiree Nin Maseer Ku Dhacey Nin Kale Weli Waa Igu Cusubtahey Ee Aqyaareey Adeer Qaxan Qalbi Dilaacshe Fariintaan Haleeyga Gaarsiiyo Aniganeh Ceelsha Biya Ma Joogi Saas Haloo Yeesho Yuusan Ii Dhararnine

Nuurka 2   SWE

10:43am on Sunday, July 25th, 2010

xasaan daahir waku daayay jagana kaheli maa ruux rabaa in uuqarxiyo
wanse leeyahay xasanow fol xumadan
iyo cabsidan aad shababul mufsin ka
baqee waxaa kuu dhhanta adigoo Afawerqigaga iskala qaxweyo

haaji   Hiiraan

10:39am on Sunday, July 25th, 2010

Asc, Dhamaan waan salaamay waana qormo heersare ah, waxaana qolyaha miisaanka ku jeclaaday codadka ay raaciyaan qoraaladooda oo ah runtii cadayn lagama maarmaan ah.

Waxaa la hubiaa taageerayaasha Al-Shabaab inaysan rumaysan lahayn hadii miisaanka iska qori lahaa khilaaf baa dhexyaala lakiin waxaa ay ku qasbanyihiin inay xaqiiqda liqaan oo kaniin qaraarn ku noqoto.

Dowlad islaami ah waaba jirtaa ma midkale aa laga kordhisaa waaba yaabee? Culumada Soma oran shariif hala adeeco mise kuwa hadda khilaafka hareeyay ayaa dowlad laga sugaa?

Dulmidiid 15   Uk

10:36am on Sunday, July 25th, 2010

XASSAN QAXAAYE QAYAANA & QABYALAD AA FICIIS KAREEBTAY XILIGII C/QASIM
MA 4JIR UU AHAA? MANA GUULEYSTO RUX
MADABA BADAN HADAD ARAGTO WALIGIS GUUL DARUU ASTAN U AHAA XILIYADI WAHABIYAD ALITIXAD U AFHAYENKA U AHA WALA OGAA JABABKII KALA DUWANAA
O AYSO HOYEN SABTUNA WAXAY AHAYD IYAGU ISU ABABULAY IN XABASHI KAHORTAGAYAN MARKASAA BARI SOMALIYA DAGAL KUQADEEN WACADED IN MAFIYA CALOSHOD USHAQEYSATA O BOB UTAGAN IN AY AHAYEEN MANTAN WAKUWAS KULEH AMISOM ANBIXINEYNAA
WERARADANA KU AH SHABELOYINKA JUBOYINKA GOBALDA DHEXE IYO DHAMAN GURI SOMALI DEGENTAHAY ISAGA CID KALIDATA MAJIRTO WA NAFLA CAARI
KUDHUMALEYSTO COSBITALADA ISAGO KABAQAYO KHAWARIJTA INA GODANE HOGAMIYO MALIN WALBA COSBITALKA DHALANKA XAWA CABDI AA ASHTAKO KA AH DULIGA KHATUMA XUMEYSTAY

axmed   canada

9:17am on Sunday, July 25th, 2010

Aniga markaan caqliyeystayba waan is dhiibey, hada maaha hadaan iraahdo shabaabka booskiina garta is dhiibid maaha, inaan rajo ka qabo dhalinyaradana wax qarsan maaha
aniga waxaan iri wagaaii qaxii labaad war waa la idin dhagrayaaya wax dhagra, waxaa ku filneyd iney hesiin ogolaadaan dadajiyaana bixista ciidamada shisheeye laakiin waxay doorbideen in ay dhiigbadan oo Soomali ah daadiyaan si ay u cadeeyaan in qolooyinka xukunka labada kiiloomitir isku dhejinaayo aysan wax qaban karin kaaga daran astaamihii qaranka oo dhan bal dabargoyn ula dhaqaaqeen iyagoo matalayo Alqaacida, laakiin runta waxaa waaye waxay ku xumeeynayaan saaxiibadood

is dhiib   wa ku roontahaye

8:18am on Sunday, July 25th, 2010

Axmed canada ma is dhiibtay kkkkk wa la iswada dhiibaye sahra hoos waxey ku qortay alshabab qabyalad ma yaqanan soo hoobta waxa harey xog ogaal iyo wadadyare ahmed sweden somalia alshabab ba la wareegay dhamaan dalki o dhan

axmed   canada

7:37am on Sunday, July 25th, 2010

Intaas hadii la isla ogolaado, waxaa soo haray qabiilkeena Osaama qabiilkeena maaha Amriiki waa ogolnahay lakiin askari ahaan xukunka iyo shareecadaba hadii looga harayo oo loo dhaynayo culimadabeesha ee Sacuudiga iyo somaaliyaba jooga waa idin taageereyaa shaqsiyan

axmed   canada

7:30am on Sunday, July 25th, 2010

Hadaad intaas fahamto waxaa soo raaca waa in aysan muhiim aheyn
u fiirso kooxdii godka loo qotey ka dibna dab lagu shidey laguna tuurey, waxay galabsadeen oon aheyn in ay imaan la yimaadeen ma jirin, haduu rabo Ebaheen wuu badbaadin karay ee isagaa u doortey shahaadadaas, ruuxu haduu garto in waqtigiisu uu aad u yaryahay, qadartiisuna ay qoran tahay qadiina ay qalashey, kuma hamiyo in malaaigta garbihiisa saaran ay mashquul noqdaan, wuxuu isku dayaa inuu misaamo camalkiisa isagoo iska ilaalinayo danuubta waaweyn

axmed   canada

7:20am on Sunday, July 25th, 2010

Ruuxa in argagixiso lagu maleyo isagoon aheyn waa inuu ka cabsadaa
sida qofku uu ugu cabsado in tuug loo maleeyo isagoon aheyn
sideedaba waxa xun waa laga cabsadaa waana la iska fogeeyaa in adiga lagugu sifeeyo
mida ah yaa adkaanayo ama sey noqon doontaa? waa iska sahal ruuxu wuxuu u nool yahay waa inuu Eebe caabudo, sida ugu fiican ee Eebe loo caabudana waa in sharcigiisa iyo kaagaba aad bilaa sharuud ku ogolaato, waxaana ugu horeeya in aadan dadka dilin

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Siyaasaddii islaamku asaaska uga dhigay dowladda islaamka.
Riix Halkan

Qawaaniinta oo loo xukuntamo Ma la isku Gaaleysiin karaa?
Riix Halkan

Miisaanka sharcigu u dejiyay Gaaleysiinta iyo.....
Riix Halkan

Gaaleysiinta iyo Dhibaatada ay Islaamka Ku Heyso Markastaba.
Riix Halkan


Dhageyso Gabayo xul ah Abshir Bacadle Alle ha u naxariistee: Allaa Mahad Leh

Hubka Inaga Dhiga

Qabyaalada

Xadhig Xujo

Guurka

Qaadka

Shirib

Qudubi

Danta Guud

Gabayga



yaa Ka dambeeya Dilalka qorsheysan ee Muqdisho iyo Shirqoolada saxaafadda
Warbixin Xasaasi ah
Riix Halkan