Horta Sheekh Maxamed C/wahaab Muxuu Aaminsanaa?







Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Kooxda Al-Shabaab oo dilay labo nin Rayid ah, maydkoodiina ku soo tuuray Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Posted to the Web Jan 16, 11:08



Saakay waabarigii hore ayaa qaar ka mid ah dadka degen Xaafada Dayniile ee Magaalada Muqdisho ee ay gacanta ku hayaan Maleeshiyaadka Al-Shabaab arkeen maydadka labo nin oo yaalay jidka, Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka agdhowaa meesha ay yaleen waxayna sugayeen cid bal aqoonsata oo meesha ka qaada si kuwaasna loo daba galo, lakiinse waxaa la waayay cid ku dhacda inay meesha ka qaadaan oo qof walbaa tiisa ayuu u baqayay.

Habeenimadii Xalay ayay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee loogu yaqaano arxan darrada iyo silcinta dadka fursada u helaan inay si naxariis la'aan ah u dilaan labadan Nin ee aan wax galbsan kuwaasoo meydkooda la waray shaarica.

Arinta ayaan ahayn mid cusub waxaana horay u dhacday dad badan oo sidaas foosha xun oo kale u galeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ah kuwa loo soo diray dabar gooynta shacabka Soomaaliyeed.

Dhacdadan iyo kuwii ka horeeyay ayaa suaal weyn ku reebtay dad weynaha oo is weydiinaya bal hala dilaanee maxaa meydkooda banaanka loo dhigay oo dhimashada loogu silcinayaa?

Ma garan wayeen dulmi baad ku disheenaa iska astura? Dhaqankeena iyo diinteena islaamka ee naxariista ah waxay qabaan in meydka la asturo, falka ay ku kacaan kooxda Al-Shabaab ayaa ah kuwa aan horay u soo marin Soomaaliya in caado laga dhigto biraynta dad nool, oo haddana iyaga iyo madaxooda oo is garabyaal la dhigo jid dadka oo dhan isticmaalaan.

waa ayaan darro in xitaa aan loo nixin ciyaalka iyo dadka aan u dulqaadan karin inay arkaan sida foosha xun ee loo galay dhalinyaradaas, waa u calool xumo aabe ama hooyo ama walaal isha ku dhuftay ilmihiisii/walaalkiis oo sidii lax bakhtiday u waran shaarica!



11 Comment(s)

Mustafa   Sweden

10:36am on Wednesday, April 24th, 2013

Alshabab jahanamo ilahay hakuwarabio

Wadadka sanadka   Kenya

9:43pm on Saturday, January 22nd, 2011

Asc khawaarijta allaha naga qabto

Dulmidiid   Location unknown

9:46pm on Monday, January 17th, 2011

HADAAD KHAWAARIJ SHUFTAA MUJAAHIDIIN UGU YEERTAAN MIREHADAAD GUREYSAAN MARNA KUFSI IYO FARA XUMEYN CEELBUR,MARNA IN DHALIN YARADA LEYDINKA LAAYO KAXUNA WAA SUGEYSAAN REER SOCOD XUMOW

ala magan   somal

9:59pm on Sunday, January 16th, 2011

shabab waa shuftu aan waxba ogoyn oo doroogaysan qof daroogaysan ma naxa jawaabta waa maya kuwa horbodana waa kuwa maseyrsan oo raba jago qof maseraysaana kaba daran kuwa daroogaysan ufiirsada sida alahay u kashifay oo ay abaarta u gashay meelaha ay joogan geedaha qalalay dad iska day waa jahli ciil qaba shabab isuna daroogeye inay dadka laayaan ilaahay hanaga qabto cawaanta sida qaldan ufasiraa diinta islaamka mushabihiinta xirta dharka dumarka yaa ubaneye dhiiga islaamka ,,,,,,,,,,,,,,ha noolato dowlada soomaliyed iyada naga sifayn doontee insha alaah

abdi   Location unknown

9:08pm on Sunday, January 16th, 2011

fadlan waxaan jirin shacabka ha usoogudbininaa kuwaan qabuuragaleenka ayagaa ubaahan wax diinta bara meesha shirki ayeey kuhayaan scw

sahasom   Location unknown

6:32pm on Sunday, January 16th, 2011

Ragaan ahlu baladka waxay sheegeen in ay ahaayeen ciidamadii Shaawey ee sarkuusta dadka xaax da kaga qaadi jiray , dayniilana caan bay ka yihiin ahlul qeyr ma ahayn mudankoodaana la marsiiyey. Ee miisaankoow dad kaloo fiican oo la dilay keena.

wadaad yare   bilaadullaahi

3:12pm on Sunday, January 16th, 2011

Shabaabku meeshii dowladaha xun ku aakhiran jireen ayey ka billaabeene tolow xaggee uga sii socon? Dowladaha kaligi taliskaa markey sii dhacayaan ayey naf ka raadiyaan iney ku cimri dheereystaan iney dadka cabsi geliyaan oo meydkooda bannaanka soo dhigaan si looga baqo! Taasna dadka waxey aakhirka ku keentaa in cabsiduba ka ba,do oo lagu naxdin gooyo,sabab sharciyana looga dhigto in lala dagaalo oo leyska dhiciyo. Waa garaangar cunfi ah oo wareegsan aakhirkana in taliskaasi meesha ka baxo keenta. Shabaabku godkoodey qodayaane iska fiirsada uun amwaadiinana Ilaahey raxmad u weydiiya.

xogogaal   Location unknown

2:49pm on Sunday, January 16th, 2011

miisaanka waxaan jeclaan alahaa in ay tix galiyaan mashaacirta dadkii uu ka dhzshay wiilkaan waayo shabaab maalin ayay dileen laakiin boggaaan maalin walba ayuu ku dhintaa

xogogaal   Location unknown

2:49pm on Sunday, January 16th, 2011

miisaanka waxaan jeclaan alahaa in ay tix galiyaan mashaacirta dadkii uu ka dhzshay wiilkaan waayo shabaab maalin ayay dileen laakiin boggaaan maalin walba ayuu ku dhintaa

xogogaal   Location unknown

2:48pm on Sunday, January 16th, 2011

miisaanka waxaan jeclaan alahaa in ay tix galiyaan mashaacirta dadkii uu ka dhzshay wiilkaan waayo shabaab maalin ayay dileen laakiin boggaaan maalin walba ayuu ku dhintaa

zaki   sweden

12:53pm on Sunday, January 16th, 2011

diinta islamka maqabto in qaf xaqdaro loodilo hadana meedkiisa lasoodhigo banaanka marka xaqsoore waa alihi na abuurtay maanta maalin aan aheen ayay jawaab kabixinayaan

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Siyaasaddii islaamku asaaska uga dhigay dowladda islaamka.
Riix Halkan

Qawaaniinta oo loo xukuntamo Ma la isku Gaaleysiin karaa?
Riix Halkan

Miisaanka sharcigu u dejiyay Gaaleysiinta iyo.....
Riix Halkan

Gaaleysiinta iyo Dhibaatada ay Islaamka Ku Heyso Markastaba.
Riix Halkan


Dhageyso Gabayo xul ah Abshir Bacadle Alle ha u naxariistee: Allaa Mahad Leh

Hubka Inaga Dhiga

Qabyaalada

Xadhig Xujo

Guurka

Qaadka

Shirib

Qudubi

Danta Guud

Gabayga



yaa Ka dambeeya Dilalka qorsheysan ee Muqdisho iyo Shirqoolada saxaafadda
Warbixin Xasaasi ah
Riix Halkan