|
|
| |
|
|
Jahwareer Jaceyl, Qiso taxane ah Qeybtii 19aad. Ka Naso Siyaasada.
Posted to the Web
Mar 06, 00:54
|
|


ka raali noqda inay sheekada hal maalin soo dib dhacday, sabab la xiriirda qoraaga oo mashquulsanaa daraadeed
Cabaas: haye yarta , xoogaa dhanka dooda waad ku wanaagsantahay bee
Raaxo: dood ma ahan ee xaqiiqda ayaa sidaasi ah qaali , oo aniga nafsadeyda adiga ayeey ku rabtaa oo aay ku dooratay oo ku dooneeysaa, marka qofkii isku daya in uu iga qasano , in runta lee sheego ayaa wanaagsan somahan
Cabaas: aad ayaad u mahadsantahay , rabitaanka noloshaadane in aan ka rumeeyso waa goolka aan hiigsanaayo qaali
raaxo: macanka , in aad ii mahadceliso looma bahno, ee adiga ayaa mudan in aan kuu mahadceliyo oo wixii dhacayay goob joog u ahaa , balse waan ku faraxsanahay in aad xaqiiqda jirto la socoto
cabaas iyo raaxo , sheeko macaan iyo qosol wanaagsan ayeey guda galeen , wixii uu waqtiga socdayaba , nin walbo sariirtiisa ayuu seexday
dhanka kale , ninkii hore ee raaxo , habeenkaasi wax hurdo ah waa ka soo dhici weysay oo cajalkii muragada xanaaqa iyo walbahaarka ayaa u shidnaaa
wuxuu ku mashquulsanaa, qaabkee uu raaxo dib ugu heli lahaa oo cabaasne meesha ugu saari lahaa, asiga oo waliba nayadiisa ka dhax guuxayaan , hadaladii aay raaxo kula soo hadashay waliba cabaas oo joog ah
wuxuu aad ugu careeysnaa in aay xaaskiisa hore sidaasi ula hadasho walib ayada nin guri la joogyo.
wixii uu fikiraba wuxuu goaansaday in uu raaxo aabaheyd la xiriiryo waliba asiga uu u sheegayo in aay raaxo nin kale la socoto oo asigane wali jecel yahay , uuna waxaasi raali ka noqon karin
ninkii hore ee raaxo habeenka ayaa la dheeraaday , uu wuxuu sugi la'aa inta uu waalidka dhalay raaxo ka wici lahaay
wixi uu waqtiga socdayba , markii la furay dukaamankii ayuu horay ka soo gaday kaar telfoon si uu adeerkiisa Axmed (raaxo abaheyd) ula xariiryo ugana dacwoodo raaxo
marka u wacay ayeey shekada sidaani ku bilaaway
Aabaha raaxo: ASALAMU CALEYKUM
Ninkii hore ee raaxo: WACALAYKUMA SALAAM WARAXMA , see tahay adeer
Aabaha Raaxo: waan wanagsanahay ee sidee tahay adeerka adiga dhankaada , maalmahaan maba lagu maqlin e , soo ma wanaagsanid
is wareeerysi iyo salaan dheer ka dib ayuu Ninkii hore ee raaxo danahiisa guda galay waliba asiga oo dhahayo
Ninkii hore ee Raaxo: adeer arin ayaan rabay o ku saabsan arimaha raaxo in aan kaala hadlo
Aabaha raaxo: oke , maxeey sameeysay adeer
Ninkii hore ee Raaxo: adeer , aniga oo wali u baahan ayey nin kale la socotaa , oo waliba guri la joogyaa , anigane waxaasi wan aan u dul qaadan karo ama qof damiiri lahi u dalqaadan karto ma ahan , marka waxaan rabaa in aay raaxo dib gacanta igu soo galiso , oo ma rabo in aay mar u noqoto ragaan yurub ku wasaqoobay oo xitaa waalidkooda ilooway
Aabaha raaxo; adeer ninka yuuy yahay
Ninkii hore ee Raaxo: makasaayi adeer , balse waa mid ka mid ah ragga yurub nolosha kaga dhacay oo laamiyada iska wareego adeer , wuxuu rabaa , in uu gabadheena madaxiida qof jirto oo wanaagsan ku noqdo , waxaasine sharaf nooma ahan ee gabadhaasi wax halaga qabto
Aabaha Raaxo: oo adiga maxaad ula hadli weysay , wuxu waa gabar e , inta aad hadalka u jilcisada maad soo jiidatid , ninka kale makaa ragnimo badne e
Ninkii hore ee Raaxo: aabo aniga weey iga xanaaqsantahay
Aabaha Raaxo: adiga wuuba furay ayaa la dhahayay , gabadha hadii la furone in aay nin raadsado waa ku saxantahay ee see wax u jiraan
Ninkii hore ee Raaxo: haa adeer , balse waxaas xanaaq ayaa iga keenay hadane in aan xaaskeyga dib u dhaqdo ayaan rabaa ee haleey garab istaago , oo gabar aan aqaano in aan guursado ayaan rabaa , oo somali ayaa horay u dhahday WAXAAD TAQAANO GUURSO WAXAA TAQAANO AYEEY DHALAAN E
Aabaha Raaxo: adeer aniga ayaa wacayo ee is daji adiga , ee isbuuc ka dib isoo wac adeer hadane qarashka ha isku badinin e macsalaamo
raaxo mala socoto in uu ninkeedi hore uu waalidkeeda wacay
raaxo iyo cabaas damaashoodkooda ayeey iskaaga jiraan oo ,waxaa soo dhaw xiligii uu cabaas dib ugu noqon ahaa goobtii uu ku noolaa e Holland
Cabaas: gacaliso , ogoow hee , barito safar ayaan ahay caawane waxaan rabaa in aan asxaabta macsalaameeyo ee sideed u aragtaa hadii aan hada iska sii baxo , oo aan caawa ku soo waco
Raaxo: macaanka dhib malahan , waad iska bixi kartaa , oo waan ku sugaa hadii uu ilaah yiraahdo ee isku badnaaw heeh
cabaas iyo raaxo waxeey kala dhigteen balamo aad u fara badan oo ka mid yihiin
1- in labadooda ay jaceylka ka run sheegan o amaankooda adkeeyaan ( yacnii in aan xiriir kale la sameysan)
2- in xiliyada fasaxyada aay kulman oo marba qofki fursad heyso aay qofka kale u tagto
3- in wixii qalad iyo is fahan daro ah si fudud leyskaga saxo
4- in aay raaxo 1sano ka dib Holland usoo guurto si aay gacaliyaheeda ula aqal gasho oo aay reer u dhaqdaan
5- in aay raaxo arimaheeda xaliso waliba qaba ugu wanagsan , iyo in uu cabaas is dajiyo inta wax meel laga dhigayo
wixii u waqtiga socdayba , waxaa la soo gaaray , xiliga uu cabaas ka so duuli lahaa swedan
raaxo waxeey ka codsatay in aay ayada kaligeed sagootiso oo aay gacaliyaheeda diyarada ku soo hubsato
cabaas iyo raaxo ayada midba midka kale ka xun yahay ayeey kala tageen
cabaas aad ayuu ugu walsanaa halka uu xaalka raaxo ku biyo shuban doono , waliba asiga oo ka cabsi qabo in aay raaxo ninkeedi hore xaas u noqoto
raaxo dhankeeda aad ayeey ugu walwalsaneyd hadalada iyo weerarka uu soo qaaday ninkeedi hore
raaxo waxeey goaansatay in aay ninkeedi hore wacdo ayada oo ka codsaneeyso in uu iska iloowyo
Raaxo: waaan ku salaamay walaal
Ninkii hore ee Raaxo: waan kaa qaaday macaanto, waan ku faraxsanahay in aad dib isoo wacdo
Raaxo: walaal waxaan kaa codsan lahaa in aadan in aad erayada qaar igu wicin , ee waxaan rabaa in aan arin kaa codsado ee iga aqbal
Ninkii hore ee Raaxo: soo daa
Raaxo: aboowe waxaan ahay qof qof kale jecel , waxaa tahay walaalkeeyga qaaliga ah , ee iska keey iloow iskuna day in aad jaceylkeeyga taageerto oo aad i garab istaagto , waxaa loo baahnaa in aad farxadeeyda ka shaqeyso laakin makaa filaneeynin in aad weerar igu soo qaado
Ninki hore ee Raaxo: waxan jeclahay in aan farxadaada ka shaqeeyo waliba aniga oo ninkaada noqonayo , si aan qoys lagu farxo u dhisano ee adiga taasi iga aqbal
Raaxo: walaal malaga yaabo in aan farxad adiga kula dhiso , mana laga yaabo in aan aniga iyo adiga hal guri ka soo wada toosno , ee waxaan jeclahay anaga oo isku faraxsan in aan walaaltinameeda ka shaqeyno , inti aan isku noqon laheyn dad is neceb oo anan is arki karin , marka dan aadan adiga iga laheyn aniga kaama lihi ee isku day in aad i fahanto
Ninkii hore ee raaxo: aniga malaga yaabo in aan ongolaado in aad ninkale xaas u noqoto
raaxo oo hadalkaasi ka xumaatay ayaa dhahday
Raaxo: hadii aad is leedahay , dhanka waalidka ayaad ka maree , waxaad ogaataa in aan guursan doono waliba wiilkii aad habeen hore indhahada ku arkeeysay ee inta aan walaaltinimadeena aan raadinayo in aad iga ongolaato ameey kuu roontahay
Ninkii hore ee Raaxo: dooda waa laga wanaagsan yahay , wax aanan hir gali karine ha isku mashquulin , nin anan aniga aheyne nin makuu noqon doono e hadane ha is fakirin ee macsalaamo qaali
Raaxo : waa wada qaaligaas e , qeyr ayaa kuu dhaafay, waana igu balan in aanan dib danbe kuu soo wacin ee hadane byyy , waana kuugu danbeeysaa codkeeyga danbe oo aad telfoon ku maqasho
dhanka kale raaxo aabaheyd wuxuu goaansaday in u gabadhiisa waco oo uu weydiyo bal sida aay wax u jiraan , iyo in waxa uu wilkane sheegayo aay saxan yihiin iyo inkale
raaxo aabaheyd markii aay telfoonka ka qabatay ayeey sheekadani dhax martay
Raaxo:........................
Lasoco qeybta kale sabtiga so socda
Qeybihii kale ee Qisada Halkan ka aqriso:
Halkan ka aqri qeytii 1aad. Halkan ka aqri qeytii 2aad. Halkan ka aqri qeytii 3aad. Halkan ka aqri qeytii 4aad. Halkan ka aqri qeytii 5aad. Halkan ka aqri qeytii 6aad. Halkan ka aqri qeytii 7aad. Halkan ka aqri qeytii 8aad. Halkan ka aqri qeytii 9aad. Halkan ka aqri qeytii 10aad. Halkan ka aqri qeytii 11aad. Halkan ka aqri qeytii 12aad. Halkan ka aqri qeytii 13aad. Halkan ka aqri qeytii 14aad. Halkan ka aqri qeytii 15aad. Halkan ka aqri qeytii 16aad. Halkan ka aqri qeytii 17aad. Halkan ka aqri qeytii 18aad.
Qisadaan muragada iyo xanuunka badan waxaa idin soo diyaariyay misane waqtigiisa macaan u huray, qoraaga da'da yar Mohamed Abdi Aden.
Wixii raŭigaada ah waxaad inoogu soo hagaajin kartaa cinwaanka sheekada ee ah saalim888@hotmail.com
22 Comment(s) Fardowso Muqdisho | 12:45pm on Thursday, January 17th, 2013 | War iska daya aflagadada meshan wa inad figradada kadhibato e yan shaqsiyal loga hadlin |
ayaan cadey jiddo | 10:19pm on Thursday, October 11th, 2012 | Somalidan wada yaabaney waxa idin leyahay fikirkina qalad ha u dhiibina dadkii is raba ha isu xumeynina |
Lyza alyYWgWf | 10:59pm on Sunday, November 6th, 2011 | Hey, that post leveas me feeling foolish. Kudos to you! |
farah muqdisho | 11:17am on Sunday, July 24th, 2011 | walaalayal ilahay halaga baqo joojiya cayda wayo rasulkena s.c.w wuxu yiri wax kheyr ah kuhadla ama iska aamuso marka walayal alle halaga cabsado dunidan waa laga tagi dhamanten |
farah muqdisho | 11:17am on Sunday, July 24th, 2011 | walaalayal ilahay halaga baqo joojiya cayda wayo rasulkena s.c.w wuxu yiri wax kheyr ah kuhadla ama iska aamuso marka walayal alle halaga cabsado dunidan waa laga tagi dhamanten |
Saabir Mohamed kenya | 2:00pm on Tuesday, April 26th, 2011 | hawiye futo madow muxuu ogyahay sida uu kor kooda u madow yahay ayuu qalbiguuudune u madaw yahay jaaahil hawiye ka hor lama sheegin |
Saabir Mohamed kenya | 1:57pm on Tuesday, April 26th, 2011 | hawiye futo madow muxuu ogyahay sida uu kor kooda u madow yahay ayuu qalbiguuudune u madaw yahay jaaahil hawiye ka hor lama sheegin |
Gamt Kenya | 4:04pm on Tuesday, April 19th, 2011 | Ma aqonsani |
doodoone kutiimbo | 7:53am on Tuesday, March 8th, 2011 | kkkkkk raaxo iyo abehed maxey is dhihi donan waba yabe jacelka holnad iyo swedan kala jogana maxa u hagagi dono |
Wiil ayanle No place | 5:48am on Tuesday, March 8th, 2011 | Asc aqyarta dhalinyarada hawiye waxan kala dardarmahaa inaysan wasin nagaha daroodka waayo iyaga o caadoqaba ayey siil xun o ur badan ku soo hoos dhigaysaa qashin darood futa harbuud |
Wiil ayanle No place | 5:44am on Tuesday, March 8th, 2011 | Yaa rabo horta nag xun o darood o siday gobol u tagnayd gubatay sida kuwa gedo iyo cabudwaq jooga maba qubaystan |
cumarvali jowhar | 5:45pm on Monday, March 7th, 2011 | asc aqyarey waxaan lee yahay ninkan waa nin aan cadi ahyen gabarta haduu furay maseyrka muu iska la haro waa dadnimo xummo waayo somalida ayaa horay u tiri ninkii waaaaw yiraahdaa asaga ayaa laga war sugaa marka gabartaan darbiga ha soo naabato marka ninkaan ku soo daadiyo ayuu meel cidlaa ka helayaa waliba ayada oo jacel |
Haldoorka somaliya hawiye Nerobia | 7:49am on Monday, March 7th, 2011 | Doqon ayaad tahay hawiye cid uu asxan ka rabo malahan wuxuu damco xoogisa ayuu ku radasan waxan dadka dhan u sheegi hawiye wuxuu isku dili dadkiisa dhan waa wada aqli socdo midba midka kale in uu xakumo ayuu rabaa waayo sawir ayaa loo talshaa waa sidaa u jeedka hawiye hanbalyo wada dagalka inta xukunka soomaliya adka qabsaneysan maamul goboled no |
Mowliid Location unknown | 10:16pm on Sunday, March 6th, 2011 | Naasi Cali
Naagta noocaas ah waxaa laga helaa kaliya hal qabiil oo soomaaliyeed waan qabiila magaciisa ay ku jirto A-b-G-A-L |
Max.ed masagaway Captown | 8:10pm on Sunday, March 6th, 2011 | Waw waw waw shekeda dhanan ayey ledahay mahadsanid qoraga shekada |
Naasi cali jamac Nakuru kenya | 7:15pm on Sunday, March 6th, 2011 | Waxaan rabaa naag aad u siil weyn kintir leh aad u jilicsan siilkeda Dir ah islamarkana dhiiga caadada qabto si aan u leefo siilka ayadana ii jaqdo gus keyga hawiye siil qurun No marabo darood yes dir yes eelaay yes |
Afaa Usa | 7:04pm on Sunday, March 6th, 2011 | Hawiye muxuu jacayl ka yaqaanaa wa dad qal bigooda alle madoobeeyey ka saray bini adin nimada wa dameer dameer kalay fg: ogow nin hawiye ah hadii aad asxaan u sameesid waa adigoo nin israil ah asxaan u sameeyay |
DEG DEG Aqbaar Caajil | 4:00pm on Sunday, March 6th, 2011 | Odayaasha hawiye oo afkoda ku hadlay AXMED DIIRIYE,
Malaqyada hawiye oo afkoodu ku hadlay IMAAM CUMAR
Odayaasha Daarood oo afkoodu ku hadlay UGAAS LABA QAYD
waxay isku raaceen in SHEEKH SHARIIF xilka loogu kordhiyo laba sano oo dambe ka dib markey shir ku yeesheen HOTEL SAXAFI muqdisho.
Tani waxay dharbaaxo ku tahay SHARIIF XASAN.
Cadowga soomaliya ha dhaco
|
dahran Location unknown | 2:23pm on Sunday, March 6th, 2011 | ASC AQYARTA WAN IDIN SALAMAY SALAN KA DIB HADAN FIKIR KA DHIBTO SOMALIDA OO DHAN MASERKA KA ADAG WAAYO NINKI HARE HADU CABAS IMANTINKISA MAQLI LAHEN NAGTA WUU ISKA ILOBI LAHAY MARKA WAXA WADO WAA MASER WAXABA IGA DARAN KULAHA ADEER HII RAAXO WAXEE LASOCOTA NIN NOLOSHA KA DHACAY OO MADAXEDA INUU NINKU NOQDO RABAA ALLA SOMALI IYO CAY MADAYAN MASKIN RAAXO GODKADA BIYO KUGU SOO GALEN EE ISKA DHICI NINKA ADIGA JANIS SIYEY OO GURIGADA SO GESHTE |
Naciima Ahmed Ibraahiim Nederlands | 7:50am on Sunday, March 6th, 2011 | A/S/C W/B Walaalo yaal waan iddin wada salaamay waliba salaan qaali ah iga haanoda idin kane inshaaa alaah walaalo yaal waaaaaaaw waxaas ayaa sheeka ka ah iyo jeceel maasha alaah aan aragno wax u danbeyn doono ninkii hore ee raaxo iyo walibo cabaas mid kee ku guleysan doono jaceyl balse aniga waxey ilatahay inuu cabaas ku guleysan doono inshaa alaah mida kale cabaas ayaan salaamay waayo aniga iyo xabaas hal meel ayaan isla joog naa laakin is ma garaneeyno waayo hadii aan garan lahaa waxaan wareysan lahaa sheekada oo dhan raaxone waan salaamay waayo meesha eey joogto ayaa waxaa dagan adeer keyga iyo abtigeyga waana iidiin wada salamayaa walaalo yaal macaan wabilaah tuwfiq |
M/social Nerobia kenya | 7:35am on Sunday, March 6th, 2011 | Ugu horey sln sare waxan aniga layaabay ninkan aysan mesha waxba u oolin hadana soo tagan war wiilashu dhibka miyey ka helan hada ayuu raba in uu noqdo cadawga caashaqa iyo wadadii ay mar labad isku weyn lahayen raaxo iyo cabas raaxo waa in ay difacdo jaceylkeda cidlo aysan uga tagin xataa waalidka aysan fursad siin waayo horey ayey ninkan ugu daren fursadii asaga ayaa berdareyay kana faa iideysan wayay . Waxan leyahay jacaylka guul cadawgiisana ha dhaco by |
Kadare S.africo | 4:59am on Sunday, March 6th, 2011 | As wr wb walala yaal wa aduunyo ninka hore maxa maha uyaal diinta xageeda xataa dhaqanka naag kurabta ee naag aan kurabin madhaqmeyso naag aad 3 ku kalatag teen waa gal batay sow manaqato waarid wax kamaqadi karo xata diriq ow wa garob ok |
Miisaanka.com miisaanka@gmail.com
|
|
|
|