Horta Sheekh Maxamed C/wahaab Muxuu Aaminsanaa?







Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Xishood-laawe Xildhibaan Xarbiyaa kugu beegan ee Xaniiyo lahow. Posted to the Web May 25, 10:46

Xeeldheerayaasha aduunkaa xoolo raac ku tilmaamay, xildhibaan isku sheega qurmoon xaqa soomaali xabaalay, in eey xukumaan kuwa eey xaqireen, xasuuqeen oo eey xasideen weliba xeer hoosaad u sameeystay , xishoodlaawe xildhibaan xoolo badsiyaa lagu sheegay kuwi xumeeyay haweenka, dhalintiina xabaalay xaalufiyoo xabada haaysta haddii, eey isku xeeydeen in eey Qarankan xukumaan xaasidow magacaa ba´ xarig jiidka jiraa xal hadaadan u haaynin, xishoodlaawe xildhibaan xarbiyaa kugu beegan ee xaniinyo lahaaw.Ninka xabaalay xaqeeyga, xoolaheeyga xooga ku boobay, gabdhaheeyga xumeeyay,xaalmarin ma waxuu u qaatay inuu xoogaan igu haaysto.

Waxaad moodaa kuwa xildhibaanada sheegta ee xilka ku helay xasuuqa umada Somali in la soo gaaray xiligii shacabka Somali dhihi lahaa nama ma tashaan wakhtigiina waa dhamaaday dalka afduub kuma haysan kartaan,gulufta colaadeed ee socotaa dalka kuma qabsan kartaan somali, waxa aad tihiin iyo cida gadaal idiinka riixeeysaa waan aragnaa,waxaan aad ugu xumahay in safaarada Ethiopia ninka safiirka ah ee xamar joogaa in ubax lagu soo dhaweeyo,Khadiijo Diiriye oo ah wasiir ka mid ah dowlada iyo xildhibaano aan damiir Somali ku jirin la kulmaan safiirka Ethiopia waa sharci daro tii ugu weeyneeyd ee abid aan daawano,sidee wasiir iyo xildhibaano u galaan safaarada Ethiopia ee xamar sow kaaf iyo kal dheeri maaha.

Waxaa waajib ah in kuwa safaarada galay ee sheeganaya wasiir iyo xildhibaano maxkamad la soo taagaa sida sharciga caalamka qabo waa kuwa qayaanay qarankii aay u dhaarteen,waxaan kale oo aan aad ugu xumahay in Indhacde uu u hanjabo dowlada hada jirta,sow lama dhihi karo r/wasaare Maxed C/aahi talaabada ugu horeeysa ee waajibka ku ah in aad qaadaa waxaa ugu horeeysa:

Xildhibaanada iyo wasiirada la kulmay safiirka Ethiopia waxeey galeen qayaano qaran,sabbabta oo ah dalka waxaa ka dhisan dowlad iyada ayaana ka masuul ah badbaadada iyo xalinta wax qaranka ku istaagi lahaa.maxaa diiday in aay la kulmaan Madaxweeye Shariif ama r/wasaare Maxed C/aahi Farmaajo.
Qabqablayaashii dagaalka ee xiligaan u soo tafa-xeeytay in aay burburiyaan jiritaanka dowlada waa in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadaa,sida Indhacade,Maxed dheere. C/qeeybdiid iyo Muuse suudi,xaabsade sabbabta oo ah waa dhinbil aanan weli damin balse u soo taagan hurinta dowlad diid isbaaro doon ,waxaad moodaa in weli aay ka hadlayaan hamiga iyo siyaasada dowlad diid ah.

Mucaarad wax dhisaa ayaan u baahanahay balse mucaarad wax burburiyaa uma baahnin,xisbiga C/aahi sheekh Xassan iyo midka Axmed Samatar waa xisbiyo mucaarad ah oo weliba ka xun Al shabab sabbabta oo ah waxeey diideen in xukuumada hada jirtaa oo ah xukuumad tayo leh,laga dhex heli karo qalinleeydii Somali in aayan taageerin bals ku shaqeeya sidii loo ridi lahaa xukuumada,dhawaan ayeey ku kulmeen haraagii xisbul islaam ee garabka X.Daahir iyo Cabdi Samatar magaalada Stockholm ee dalka Sweden, ujeedana waxeey aheeyd sii wadida la dagaalamka xukuumada hada jirta,rag isku sheegay aasaasayaashii maxkamadaha balse ah burburiyaashii maxkamadaha ayaa qaban qaabiyay ,afhayeenkii xisbul islaam ee London sh.Bashiir iyo kuwa aay isku jufo yihiin ayaa la kulmay Cabdi Samatar,waxaan leeyahay dalka waa naga wada dhexeeyaa burburkiisa malab kama cabeeysaan balse dacar ayaad ka dhargeeysaan aan taageerno dowladnimada aan diidno kuwa guracan ee hadba riwaayad noodhigaa

Dowlada waxaa waajib ku ah in aay ku sameeyso hub-ka dhigid dhamaan inta xeendaabka dowlada ku dhex nool ee nabada haysata,sida dagaal oogayaashii dalka burburiyay kuwaas oo uu ugu hareeyo Maxed dheer,Indhacade iyo Cabdi Qeeybdiid iyo cid walba oo hub ku wadata xeendaabka dowlada ka taliso,cidii diidana waa in AMISOM iyo ciidamada xooga dalka lagu wargeliyo ka xoreeynta hubka sharcidarada ah umada 21 sanno ku habsatay dagaalka,dowlada xeendaabkeeda waxaa ku noolaan kara oo kalya cid walba oo dowlad jecel balse kuwa dowlada ka soo horjeeda waa in sidii Al-shabab loola dagaalo.

Dib u heshiisiinta dowlada balanta qaaday waa in xamar lagu dhigaa,ujeedada dib u heshiisiinta waa sii loo soo xulilhaa xildhibaano tayo leh,tiro yar oo dalka,dadka iyo diinta u shaqeeynkara maaha kuwa hada jira ee aanan laheeyn aqoon diin iyo mid dunyaawi.dhameeystirka dastuurka qaranka iyo sii wadida soo celinta qaranimadii burburtay,waxaan hambalyo u dirayaa ciidanka xooga dalka somali sida uu dhiigiisa ugu huray soo celinta qaranimada somali iyo la dagaalanka kooxaha qaran diidka ah ee sida Al-shabaab iyo dagaal oogayaasha damaca kaga jiro in aay dalka ku soo celiyaan 91 oo kale.

Dalka waxaa uu hada galay marxalad cusub oo runtii haddii aanan laga fiirsan oo aanan wax laga dhihin keeni karta burbur ka xun kii 91 ,waa dowlad goboleeydyo lagu dhisay caadifad iyo humaag qaldan,jufa walba waxaa aay dhahday waxaan nahay dowlad goboleed sow midnimo diid maahin,kuwa qurbaha riwaayadaha isugu dhigaya fadlan dhulka aad sheeganeeysaan ka xoreeya cadowga diidan jiritaankiina,cadowga diidan qaranimada somalia.cadowaga diidan midnimada somalia cadowga idiin gaaleeyay ee isku arka in aay Al-shabab oo kaliya muslim yahay,cadwga ciidiina ,calankiina iyo cududiina diidan,waxaan dhihi lahaa dowlad goboleed waa dagaal cusub oo ka dhex bilowda degaanada la sheeganyo ee humaaga badan,Alow sahal umuuraha.

Dr.Ali.A.Hirabe
Hirabe_a@hotmail.com

34 Comment(s)

aswarsame   soomaaliya

7:49am on Saturday, June 18th, 2011

asc waxaan aaminsanahay inay dhimatay wadaninimo waayo qof walba qurbaha jooga wax duminayaa kii gudaha joogayna waxbay duminayaa dhamaan hadaan isku raacno wax dumin yaa dalka noo dhisaya dad kale shisheeye ah ayaa noo dhisaya dalka war ilaahay kabaqa soomaali ayaad tihiin ama joog ama maqnaawe aan tanaasul sameyno meel walba oo aan joogno qaabkan wax loo wadaa sax maahan war hala daayo qalad qalad kusaxdahala taageero qof walba oo wa qabanaya halayska daayo qof jaclaysiga

jamaal   usa

12:30pm on Sunday, May 29th, 2011

waxaa la yaab ah dadka meeshan wax ku soo qoraya siiba dr hiraabe, intii uu dadka ka waanin laha waxa xun buu dadka halakan ka ceynayaa, bal eega waxa uu ku hadlayo wiilka 12 sano jirka ah xataa caqligiisa ma siinkaro waxa uu qorayo dadk buu rabaa inuu iska hor keeno waxaan aqriyey ilaa 40 qoraal uu qorey ninkan la yiraahdo dr hiraabe anigu ma fahmin meesha uu u socdo maxaa yeelay hadalkiisu macna ma leh, laakiin waxaa haboon inuu soo qoro wax ummada isu keenaya amaba hadalada foosha xun in uu iska daayo, sababtoo ah waxa uu u hadlaa sidii qof cuqdad ku jirto teeda kale miyuusan ogeyn in biniaadamka oo dhan ineysan saxsaneen oo eey qaldami karaan xataa isaga laftiisa teeda kale dadka halkan iska ceynaayo iyo asagaba waxaa u arkaa iney wadaan fadhi ku dirir...lol ogeysiis dadka halkan ka ceytamaayoow ku fakara sidee baan dowlad u dhisanaa see baan dal u helanaa iyo qaranimo

jamaal   usa

12:28pm on Sunday, May 29th, 2011

waxaa la yaab ah dadka meeshan wax ku soo qoraya siiba dr hiraabe, intii uu dadka ka waanin laha waxa xun buu dadka halakan ka ceynayaa, bal eega waxa uu ku hadlayo wiilka 12 sano jirka ah xataa caqligiisa ma siinkaro waxa uu qorayo dadk buu rabaa inuu iska hor keeno waxaan aqriyey ilaa 40 qoraal uu qorey ninkan la yiraahdo dr hiraabe anigu ma fahmin meesha uu u socdo maxaa yeelay hadalkiisu macna ma leh, laakiin waxaa haboon inuu soo qoro wax ummada isu keenaya amaba hadalada foosha xun in uu iska daayo, sababtoo ah waxa uu u hadlaa sidii qof cuqdad ku jirto teeda kale miyuusan ogeyn in biniaadamka oo dhan ineysan saxsaneen oo eey qaldami karaan xataa isaga laftiisa teeda kale dadka halkan iska ceynaayo iyo asagaba waxaa u arkaa iney wadaan fadhi ku dirir...lol ogeysiis dadka halkan ka ceytamaayoow ku fakara sidee baan dowlad u dhisanaa see baan dal u helanaa iyo qaranimo

YAASIIN ILIGMADOOBE   SOOMAALIYA

8:35am on Sunday, May 29th, 2011

ASCWW QOF WALBOOW ISKA DAA DACIIFNIMADA UGA CABSO WAXAAD QOREYSO RABIGAA OGOWNA IN MAALIN UUN LAGULA XISAABTAMAYO TAN KALE XUSEEN MADOOBE FADLAN DADKA WAXEEY QORAAYAAN AANAN WAXBA LAGA FAA"IIDEEYNIN KASAAR FARIIMAHOODA WAXAAD MOODAA MEESHAAN WAXA WAX KU QORAY BADANKOOD INEEY KA JIRAN YIHIIN QALBIGA EE ILAAHOOW CAAFIMAAD SII QOF WALBA HA OGAATO MARKEEY CAAYSO QABIIL INEEY TAHAY DACIIFNIMO WAAYO WAXAA ISKULA JIRA KII FIICNAA IYO KII XUMAA ILAAHEEYNA WAXAAN KA BARYAYAA WIXII DAN UGU JIRTO UMADA SOOMAALIYEED INUU NA WAAFAJIYO,,,QOF WALBOOW OGOW IN WAXAAD TIRAAHDO RABBI KAALA XISAABTAMI DOONO WABILAAHI TOWFIIQ...

Maxamed Saxnuun   Hyderabad

10:10pm on Thursday, May 26th, 2011

HIRAABE waa MOORYAAN QABYAALADIISTE AH. Waligiis waxuu caan jiray CABDULAAHI YUUSUF MARKUU MADAXWEYNAHA AHAA.

Waxuuna u caan jiray qabiilka uu ka dhashay awgiis , uu kuma haysan mabada uu aamin san yahay.

Maantana QAYLIDA WAXA KA KEENAY waa asigoo u doodaya SHARIIF SAFAR.

XILDHIBAANADA UU eedeynayana KALA BAR waxaa keensaday SHARIIF SAFAR!

Waana dad lagu soo xulay afkaarta MAXAAKIIMTA oo ay aaminsanaayeen waxayna isugu jireen dhamaan qabaa'ilaadka Soomaalida. Maantana iyagaa safka hore kaga jira oo aan rabin SHariif SAFARKII booska keensaday. Taasi waxay daliil utahay in SHARIIF SAFAR yahay nin qiyaano badan oo balanfur badan oo aan dadka isku keeni karin, xitaa kuwii uu keensaday ayaa diidan.

Nin sidaas u camal xun oo daciif ah oo aan go'aan gaari karain oo waliba ku darsaday DIINTIISA oo uu IBSADAY ayuu rabaan HIRAABE in uu QAAB QABIILEED ugu HIILIYO.

Waxuu carabka ku DHUFTAY XISBIGA CABDULAAHI SHEEKH XASAN, ninkaas dagaal ma wado xisbi nabadeed ayuu dhistay waxuuna taagan yahay si xor ah aan u hadlo oo xoog iyo qabiil iyo taangi ma wato, sidoo kalena Prof. Samatar waa dad afkoda ka hadla ee adiga maxaa TAANGIGA AMISOM DABA KAASAARAY?

HIRAABE QABIILIISTE QURBO JOOG QAAD & QAMRO QUUTE

Salafi Jihadi   ArduLLAH

7:43pm on Thursday, May 26th, 2011

ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR

Dhaawacyada Kufaarta Gumaadsom o lo qaaday Bufaardo Hospital o ku yaala Jabuuti iyo Aga Hospital o ku yaala Nairobi
Dhaawacyadaas o ah kuwo dhowaan lo qaaday kenya iyo jabuuti kadib markey ku halaagsameen Kufaaarta Saliibiyinta ah isku daygi suuqa Bakaraha
Ala maxey ka naxayaan Murtadiin iyo Munafiqiin jabka kufaarta ileen waa walaalo

DAYNIILE   Imaarada islaamiga soomaaliya

10:19am on Thursday, May 26th, 2011

@yaxye

Abgaal afkaada haku taagin, waa ansaar taageerta mujaahidiinta, waa lug ka mid ah, lugaha ay ku taagan yihiin xarakada xaq u dirirka ee shabaab

abgaal xaqqa ayuu raacay oo waa tashaday,

miraale   wadadaad xume

9:48am on Thursday, May 26th, 2011

waxaa LALAYAHAY MEEL EY JAAN IYO CIRIB DHIGEEN MADAXDII ALSHABAB waxaa ugu wardanbeysey iyagoo tuutaha milatariga xertey oo ubeen guuraayo dadka jaahiliinta ah ey meel walab iskakga keeneen oo ey ku aqriyeen beentoodii iyo qoroofaatkoodii kkkkk janada iyo jihaadka kufaarta dalka ku soo duushey gaalada iyo murtudiinta waxey biliqeysan rabaan hanteida umada somaliyeed kkkkkkkkkkk maxaa ku dhex dhigay oo saldhig alshabab ugu dhigatey suuqa waa marka hore inaad isweydiisaan aragagixiso

Yah yeh kkk   Kk kaaraan kk kkk

7:43am on Thursday, May 26th, 2011

Daynile 4qobyahow guryaha waxa lagu weydiin marka shabab burburan o dadka rer baladweyn guricel xerale caabud waq iyo dhusomareeb so caga dhigaan kk ceelbuur kkk markaa ayaan sugeena gaari rakaab ah o kayimi ceelbuur ima usocda kkkk lakin wan kaxumahay hadan nahay abgaal manaqaan sida looga aar guto dadka kkkk mafoga maalintaa kkkkk aarkii magutow adoon waaye kkk qosalka iga joji feeraha aya ixanunaye

Abdirahman   Location unknown

7:14am on Thursday, May 26th, 2011

horta shariif sheekh ahmed iyo shariif hasan yaa ku haboon madaxweyne? ma taqaan jaahiil shariif hasan? Farmaajo waa aqoonyahan soomaaliyeed. Shariif sheekh Ahmed waa la mid. marka ayaaga halaa raaco. Abdirahman abdishakur warsame, maxuu shariif hasan u daba sacdaa?

Salafi Jihadi   ArduLLAH

11:51pm on Wednesday, May 25th, 2011

Dayniile

kkkkkkkk waa sadex su'aalod o culus
Aniga sadex su'aalood o kale ayanku darsanaya
1-Ciidamada Amison tiradoodu waa 20 kun Xasaasna ma wataan xagee dumarka ka helaan yana u geeya
2- Wadaad xumayaashi sida Cali wajiis o sharif darti Diinti ugu been abuurtay, hadu sharif murtad tago xagee aadayan
3-sharif murtad wadeenke ayu nabadgaliyo siyasadeed weydiisan doona madama dictatoradi carabta la riday

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

10:45pm on Wednesday, May 25th, 2011

SHARIIF SH AXMED

Aan seddax su,aal ku waydiiyo, hadii aad ka jawaabto waxaan magangalyo siyaasadeed kaa siinayaa DAYNIILE

1 Meel ku sheeg degmooyinkii dadkaadu degi jireen sida yaaqshiis, kaaraan, cabdicasiis iyo shibis, meeqa guri ayaa ka bad qabta

2 Kursigii aad dadkii amiirka aad u ahayd ka dooratay rajadiisa ka waran?

3 Dadkii malaayiinta ahaa ee amiirkooda aad ahayd ee aad sharafta ku lahayd meel ku sheeg?

Wiil ogaaden   Jigjiga ethiopia

9:10pm on Wednesday, May 25th, 2011

Ku salfi wacalka la baxay jooji beenta al shabaab waa laga adkaaday maxay qabsan karaan manta hospital sos dhiig ayee ka dhacen waxaana dhacay al murtad cali dhere abgaal marka wacalyahow hooyadaa ka ilaali mujahid shabab yeysan faraxumen awalba hoyadaa dhilo bey ahayd waayo adigee ku dhashay

Wiil ogaaden   Jigjiga ethiopia

9:10pm on Wednesday, May 25th, 2011

Ku salfi wacalka la baxay jooji beenta al shabaab waa laga adkaaday maxay qabsan karaan manta hospital sos dhiig ayee ka dhacen waxaana dhacay al murtad cali dhere abgaal marka wacalyahow hooyadaa ka ilaali mujahid shabab yeysan faraxumen awalba hoyadaa dhilo bey ahayd waayo adigee ku dhashay

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

9:05pm on Wednesday, May 25th, 2011

WAR DEGDEG AH

Wararka ka imaanaya xaafada buula xuubeey ayaa sheegay in maalintii shalay iyo doraad la arkay ciidamo cadaan ah, oo dusha ka saaran gawaarida TAWGA la yiraahdo ee amisom ku dagaalanto


Waa markii u horeeysay ee la arko cadaan GAANDHARIYAAL ah oo shilke afuufaya ALAHU AKBAR, ALAHU AKBAR
Waa dhacdadii ugu yaabka badnay ee xamar lagu arko

Dhowaan waxaan sugnaa waa SHARIIF LA SOO GAMAY oo isna gaandhari ah, iyo farmaajo oo dabajeex ku hubaysan kkkkkkkkkkkk

Salafi Jihadi   ArduLLAH

8:59pm on Wednesday, May 25th, 2011

ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR

Difaaci sadexaad e villa Somaliya o ay Mujahidiinta qabsadeen

Ala maxey Murtadiin iyo Munafiqin ka naxayan jabka kufaarta
Ileen jabka kufaarta waxa ka naxa Murtad iyo Munafaq keliya

Kudhabacde kudaaye   Nakuru kenya

8:41pm on Wednesday, May 25th, 2011

Layaabka dunida waxaa ka mida waxan arkay dad habargidir ah oo cumputer fiirinaya daalacanaya mar ahaantana qoslaya aniga wan yaabay waxaana go aan ku gaaray in aan iska daayo computer walee hawiye il bax waligay uma malen dameer in ay ka caqli roon yihiin habargidir wax kasto waxay u maleeyan qandaraas waa abeeso yaan wax ku dhaafin ayaa ku jirta iimaan daranaa alle idin ka qaad iimaanka oo awlaadiina wasa

Burtinlr-Boy   Uk

7:00pm on Wednesday, May 25th, 2011

Mooryaan Hiraabe Taariikhdiisa Hoos ka Daalacda.

ninkaan qol buu isku soo xiraa markaa buu laba bilood waxuu soo qoraa cuqdad iyo naceyb.

BER LULA   CANADA

5:49pm on Wednesday, May 25th, 2011

WAXAA ISKA LEH BURTINLE WAXAAN KU WEYDIIYAY FIKARKAAGA DHEEB BAA LAGU DHAHAY EE DR KA DABA GAL LAGUMA DHEHIN ADOO KALE WAAYE WAXA WADANKA ENUU IIBSADO RABO ADEERKAA FAROOLE FIKIRKIISA AYAAD WADATAA EE HA CAYTAMIN DOQON DOQON KALE JIRIN BAA TAHAY ADOO KALE DAMEER BAAN KA DHEGI LAHAA EE NOLOSHA DADKA U QUUR

BERLULA   CANADA

5:38pm on Wednesday, May 25th, 2011

WAXAAN HALKAAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN SOOMAALIDA JACEL NABADA IYO DOWLADNIMADA GAAR AHAAN CALI HERAABE IYO WAPKAAN QOFKA ISKA LEH HADAAN NAHAY SOOMAALI WAAN KU DAALNAY DAGAAL DOWLAD LA,AAN WAA WAXAAD TAHAY MA JIRTO EE TEXDAAN BURAANBURKA AH AKHRISTA SARDAARAN WAAYEEL DIBAA LOOGA AYI JIRAY 2 QARAN DUMAY IYO DADEENAAS DALEESHA YAAL 3MADFACA DUULAAYO IYO MAYDKA DEBADA YAAL 4DARYEEL LA,AANTI BAA NOOGU DALAGAN 5MIDKII LA DUUBABA HADII LOO QODAAYO DABIN 6 RAGEENI ES DIIDAY DALKA YUU U QAYBSAMAA 7 CAANIHII DAATAY QAAR BAA LA DABA QABTAA EE HADII DEB LOO RAACO DAANOOYINKII LA GALAY 8WAR DAWOHELIMEYNO TAASU WAA DALIIL 8 NABADU WAA DOORE HESHIIS BAA LA DOONAYAA 9DULQAADKII YEELO DALKA UU KU DAGE LAHAA EE DANAHA 10 DANAHA ISTICMAARKA DAANOOYINKAAN DAHSOON SOOMAALI ISKU DUUBNIGEEDAA LA DEEDAYAA 11 QAYRAADKA DABOOLAN BADAHEENA DACALKA DHEER INAY NAGA DABER JARAAN BAA LA DOONAYAA 12 DABKA NALOO DHIIBAY INDHAHIINA NALAGA DADAY 13 DA,YARTII SOO KORI LAHAYD LOOGA DHEGAY DARBIGA 14 WAXAA LAGU SOO DUUR XULAA DOWLAD INAN LA HELI 15 WAXAA NALOO DELA HAYAA WAA BATROOLKA DADAN 16

Ahmed suge 80 jir   Fedha nairobi

4:19pm on Wednesday, May 25th, 2011

Alla nasiib badanaa nin naag uu guursaday xalaashiisa ah mar ahantana u galmooday guska uu ugalay wada galiyay shuunka shuunka u saaray aniga waligey kalabar ankee magalin dhirirkiiso wa 17.9 inch naagtii dooneesa galmo raaxa leh ha isooraadiso +254 722612720 nairobi wixii qarash ah anaa qabo fadlan itixgali aan ku tixgaliye by

muslimo   uk

3:52pm on Wednesday, May 25th, 2011

dr ali hiraabe waxaan kuweydiinaa doorka alshabaab maxaad u xaqiree,xildhibaanada diin iyo dad iyo dalna beecsaday xaad ugu turee.
ha ka cabsan maamul goboleedyada badahaayo ileen waxaa dhul walba ku dhashay kuna nool qaar islaanimada ka runsheegaa oo daacad ka yahay jihaadka soomaaliya ka socdo xaq u dirirka ilaahay balantiisii ey rajeynaayaan waana ogtahay.
shar u dirirka balantii ameericaan iyo gaalada towxiidku dhibaa balanteedii ay rajeeynaayaan
waa la kalabaxay soomaaha taas cadee hadaad dr nimadaada ay run kaatahay dadka ha ku maaweelin maalaayacnigee.
waa iga talo.

Salafi Jihadi   ArduLLAH

3:19pm on Wednesday, May 25th, 2011

ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR

Waxa yaqshiid lagu qabtay nin jaajus ah o xirnaa dharka dumarka kaas o hagayay madaaficda Gumadson ay ku xasuuqdo shacabka Muslimka ah ee somaliyeed,
Ninkaas o dhowaan ay Mujahidinta ku toogan doonaan meel fagaaro ah hadu Alle idmo

DAYNIILE_BOY imraarada   wadadaad xume

3:17pm on Wednesday, May 25th, 2011

xildhibaanada iyo alshabab yaa daran aniga waxaa iladaran alshabab xishood laan damiir laan naxariis laan dowlada guul yugaandha guul amison guul itooopiya viva metles sanawi guuuuuuuuuul itooopya guuuuuuuuuuuul dhamaan wax ala waxii baabi inaayo alshabab iyo alqaacida ama argagixiso

Burtinle-Boy   UK

3:00pm on Wednesday, May 25th, 2011

Ku: Dr kii axada 1991

To be a Doctor you must have an exceptional and rare ability, which differs from other ( Si aad u noqoto Dr waa in uu Ilaah kugu maneystaa haybad gaar ah aad dheertahay dadka kale )

Titelka ama Darajada Dr maáha wax la bililiqeysto , sida ay Mooryaanta u bililiqeysteen Hantidii Dowladii Dhexe ee Somalia laga soo bilaabo 1991- 2011.

Dr –nimada waxaa lagu garaa dadaal, waxbarasho heer sare ah, iyo iyadoo Jamacda aad ka qalin jabisay aad u soo bandhigtid ummada.

Ninkaan la baxay Dr Hiraabe , waxa uu ku dhashay Xaafada Shamoow ee ku taalay Ceelgaabta (Xamar) Meeshaas oo ay ahayd meesha ugu amaanka xun Mogadisho, ama ugu nadaafada liidata,

Waxa dhalay odey la dhihi jiray Ahmed Shaneemo oo Makhayad yar oo muufada iyo Digirta laga cuno ku lahaa meeshaas, oo Caruurta ka shaactireysan jirtay. Waad iska garaneysaan Wasaaradihii Dowladii Siyada Barre, waxay ku caan baxeen Musuq maasuq, Mr Hiraabaha la baxay Dr, waxa uu si musuq maasuq ah loogu soo diray in uu Jamacad ka dhigto Dalka Jarmalka (Germany) Lakiin wuu ka soo cararay markii uu wadi kari waayay, oo wuxuu qaxooti ahaan u soo galay dalka Sweden. Dr Ku sheega Hiraab , waxa dhacday in walaalkiis ka weynaa oo la dhihi jiray Bocoreey uu dhintay, kedib uu Dumaalay Xaaskii walaalkiis iyo Caruurtii walaalkiis uu ka dhintay.

Dr ku sheega Hiraabe, xataa si fiican uma yaqaan Luqada Swidhishka ah, mar Dhambaal qoraal ah (Comments) loo qoraayay Jornaal Aflagaadeeyey Somalida Deggen Magalada Gothenborg (Göteborg) ee Sweden, Dr ku sheega Hiraabe xataa wuu qori kari waayay 3 Sadar (3 line) oo af Swidhish ah. Marka waxa si weydiin leh Darajada Dr xagee ayaad ka keenteen ??

Waa in aad hubisaan qofka aad siineysaan Dr. Mooryaanta waxay Bililiqeysteen Taaladii Sayidka, Korontadii, Jamacadii Somalia, Dugsigii Sare 21 oktober, Raage Ugaas, Shiikh Hassan Barsane, 15 May, Benadir, Xamar, Wasaaradihii Dalka, waxay bililiqeysteen Magaca Jornalist, Wariye, Sarkaalnimo. Waxay Bililiqeysteen Fanaanimada. Haddana waxay Bililiqeysteen Darjada Dr. Waa La yaab iyo Maamul goboleedyada oo maalin walba waxaad ka arkaysaa Tv qolo ku leh maamul baan dhisanay. Laakiin waa Cidii ka yeesha. Webside-yada waa in aysan cid kasta ugu yeerin Dr,sida Mooryaankan Hiraabe ee bililiqeystay Dr-nimada.

Shire   Location unknown

2:49pm on Wednesday, May 25th, 2011

SHARIF SAKIIN WAAA FITAN SOCOTA
SISABA XILIGII DAWLDII C/LAHI YUSUFNA WAKII LAHAA MADXWENAH
XAQ UMALHA IN AW JAWHAR ISKA
DEGA ANGO CASIMADA DEGI KARNA
E HOGAMIYA KOXYADI LASFTAY MANT
NA WAKAS WALI WALIDSI SI WATA

jajumow   Location unknown

2:27pm on Wednesday, May 25th, 2011

To:Burtinle-Lady> waa wareey war ninkan mataqnide isaga har gurig
aga ha ugu tegin isago duqda umasjena o hal shkuman wata
marksna ad halis utahay in u kuracsiyo barnmijkisana sidu
uweynyahay u balarnyahy kkkk

Geele   Location unknown

2:16pm on Wednesday, May 25th, 2011

Raga la sheegay ee hubka haysta waxaa ka shar badan kana qaran dumis bdan shariif sakiin hadaan shariif sakiin dalka laga qaban wuxuu dalka gayeysiin doonaa dhibka shabaab midka daran wuxuu masuulka yahay dhibka dalka kajiray taniyo 2004 tii

Salafi   dhul Alle

2:12pm on Wednesday, May 25th, 2011

"La heshii shabaab"!!.
Oo ma leeyihiin!, caqli iyo maskax ay kula heshiiyaan cid ka fikir duwan!, inay muruq ama feer iyo farallaati! ku muquuninaan mooyee, haday taas kari waayaana gaalay siiyaan!?.

Burtinle-Boy   UK

2:06pm on Wednesday, May 25th, 2011

Ku: Dr kii axada 1991

To be a Doctor you must have an exceptional and rare ability, which differs from other ( Si aad u noqoto Dr waa in uu Ilaah kugu maneystaa haybad gaar ah aad dheertahay dadka kale )

Titelka ama Darajada Dr maáha wax la bililiqeysto , sida ay Mooryaanta u bililiqeysteen Hantidii Dowladii Dhexe ee Somalia laga soo bilaabo 1991- 2011.

Dr –nimada waxaa lagu garaa dadaal, waxbarasho heer sare ah, iyo iyadoo Jamacda aad ka qalin jabisay aad u soo bandhigtid ummada.

Ninkaan la baxay Dr Hiraabe , waxa uu ku dhashay Xaafada Shamoow ee ku taalay Ceelgaabta (Xamar) Meeshaas oo ay ahayd meesha ugu amaanka xun Mogadisho, ama ugu nadaafada liidata,

Waxa dhalay odey la dhihi jiray Ahmed Shaneemo oo Makhayad yar oo muufada iyo Digirta laga cuno ku lahaa meeshaas, oo Caruurta ka shaactireysan jirtay. Waad iska garaneysaan Wasaaradihii Dowladii Siyada Barre, waxay ku caan baxeen Musuq maasuq, Mr Hiraabaha la baxay Dr, waxa uu si musuq maasuq ah loogu soo diray in uu Jamacad ka dhigto Dalka Jarmalka (Germany) Lakiin wuu ka soo cararay markii uu wadi kari waayay, oo wuxuu qaxooti ahaan u soo galay dalka Sweden. Dr Ku sheega Hiraab , waxa dhacday in walaalkiis ka weynaa oo la dhihi jiray Bocoreey uu dhintay, kedib uu Dumaalay Xaaskii walaalkiis iyo Caruurtii walaalkiis uu ka dhintay.

Dr ku sheega Hiraabe, xataa si fiican uma yaqaan Luqada Swidhishka ah, mar Dhambaal qoraal ah (Comments) loo qoraayay Jornaal Aflagaadeeyey Somalida Deggen Magalada Gothenborg (Göteborg) ee Sweden, Dr ku sheega Hiraabe xataa wuu qori kari waayay 3 Sadar (3 line) oo af Swidhish ah. Marka waxa si weydiin leh Darajada Dr xagee ayaad ka keenteen ??

Waa in aad hubisaan qofka aad siineysaan Dr. Mooryaanta waxay Bililiqeysteen Taaladii Sayidka, Korontadii, Jamacadii Somalia, Dugsigii Sare 21 oktober, Raage Ugaas, Shiikh Hassan Barsane, 15 May, Benadir, Xamar, Wasaaradihii Dalka, waxay bililiqeysteen Magaca Jornalist, Wariye, Sarkaalnimo. Waxay Bililiqeysteen Fanaanimada. Haddana waxay Bililiqeysteen Darjada Dr. Waa La yaab iyo Maamul goboleedyada oo maalin walba waxaad ka arkaysaa Tv qolo ku leh maamul baan dhisanay. Laakiin waa Cidii ka yeesha. Webside-yada waa in aysan cid kasta ugu yeerin Dr,sida Mooryaankan Hiraabe ee bililiqeystay Dr-nimada.

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

1:47pm on Wednesday, May 25th, 2011

Waligaa ciil miyaad ku jiree, su,aasha aan ku waydiinayo ayaa waxa ay tahay, yaa kula leh dhulka laguugu maamulayo, labaatan sano maxaad wax u qabsan waysay?, xildhibaanka aad sheegayso dhulkiisii ma ogtahay inuu dagaalka ka soo xawilay oo uu xamar keenay si maatidiisu u nabad gasho

Aduunka waxaa loo halgama waa ehelkaad u ubadkaada in uusan dhib soo gaarin, bal soo fiiri xamar, gaar ahaan , shibis ,cabdi casiis, kaaraan, yaaqshiid, waxaad mooda in dhulhagriir 8.2 uu ku dhuftay

TALO
La heshii shabaab oo dadkaada badbaadi, dowladnimo cirka inta uu kuu jiro ayay kuu jirtaa,e

Nuurka2   Location unknown

12:40pm on Wednesday, May 25th, 2011

Stockholm qoloyinka ku shiray waxay ahaayeen Khawaarijta Qu-
urbaha wana fashilmen wayo rer
Sweden uma baahna Takfiir ah
Umiyal aan alif loojiidin.

yaxyaa114   Location unknown

12:36pm on Wednesday, May 25th, 2011

Masha allah waa asiibtay sxb waxan
dhihi laha Madxweyne sharif iyoR/s
wasre M.c farmajo shir isku shega
kaso tage hawshiina wata

biilaaye   Location unknown

12:32pm on Wednesday, May 25th, 2011

WAA XIKMAD HADIISE LAGA FAA IIDEYSANAA OO MADXDA DAWLAD
MUDNE FARMAJO&MUDANE SHEKH
SHARIF AY MAQLAYAN WAA XIK
MAD QAB QABLAYSHA KHAWRIJ
KAGALY DAWLDA GADSHED HAD
ANA DUSHA KAXGTA DAWLADII
GABDKA SIISAY WA IN XABSIGA
LADHIGA ABAL LAWHA NUCAAS AH.

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Siyaasaddii islaamku asaaska uga dhigay dowladda islaamka.
Riix Halkan

Qawaaniinta oo loo xukuntamo Ma la isku Gaaleysiin karaa?
Riix Halkan

Miisaanka sharcigu u dejiyay Gaaleysiinta iyo.....
Riix Halkan

Gaaleysiinta iyo Dhibaatada ay Islaamka Ku Heyso Markastaba.
Riix Halkan


Dhageyso Gabayo xul ah Abshir Bacadle Alle ha u naxariistee: Allaa Mahad Leh

Hubka Inaga Dhiga

Qabyaalada

Xadhig Xujo

Guurka

Qaadka

Shirib

Qudubi

Danta Guud

Gabayga



yaa Ka dambeeya Dilalka qorsheysan ee Muqdisho iyo Shirqoolada saxaafadda
Warbixin Xasaasi ah
Riix Halkan