Horta Sheekh Maxamed C/wahaab Muxuu Aaminsanaa?







Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Qeybta 4aad
Qeybta 5aad
Qeybta 6aad
Qeybta 7aad
Qeybta 8aad
Qeybta 9aad
Qeybta 10aad
Qeybta 11aad
Qeybta 12aad
Qeybta 13aad
Qeybta 14aad
Qeybta 15aad
Qeybta 16aad
Qeybta 17aad
Qeybta 18aad
Qeybta 19aad
Qeybta 20aad

hidden hit counter
soo booqatay
  Audio
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links

Allpuntland
Biyokulule
Bulshoweyn
Dayniile
Golkhatumo
Halgan
Maktabada
Maalmo
Puntlandpost
Puntlander
Shaaciye
somalireal
Xogsheeg
 
Shacabka Muqdisho ayaa Ka Soo Horjeestay Hagardaamada Labada Shariif... Banaanbax Weyna Ku Diiday Xilka Laga Qaaday Farmaajo. Posted to the Web Jun 09, 09:34

Banaanbixii ugu weynaa ee looga soo horjeedo Labada Shariif ayaa ka soconaya Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxan ayaa ku soo aadaya waxyar kadib markii labada Shariif u qayileen Raisul Wasaare Farmaajo oo ahaa meesha kaliya ee Dowladu ka nooleyd, natiijadii oo noqotay in labada Shariif ugu yaraan mudo sanad ah si sharci darro ah ugu sii fadhiyaan kuraastooda, meeshana laga tuuro Raisul Wasaaraha kadibna ay soo sameystaan Raisul Wasaare iyo Dowlad cusub oo 95% ku shaqeyneysa rabitaanka Gudoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynahana uu sidaas ugu sii fadhinayo kursigiisa isagoo wax qash-qashaad ah aan kala kulmeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Kumanaan qof oo u careysan labada Shariif ayaa buux dhaafiyay jidadka Muqdisho, gaar ahaan jidadka ugu waaweyn Magaalada ayaa la la'yahay meel lakala maro.

Waxaa la arkayaa dad ilmadu ka qubaneyso oo u barooranaya Raisul Wasaaraha la casilay, kuna qeylinaya in aan sinaba lagu aqbali karin xumaanta uu soo maleegay Gudoomiyaha Baarlamaanka, taasoo Madaxweynuhuna ku raacay si kursigiisu ku badbaado.

Sawaxanka iyo Qeylada iyo Carada meesha taala ayaa ah mid aan laga sheekeyn karin, jawiga ayaa ah mid aad u kacsan oo waxaa jirta cabsi laga qabo in rabshado aan la mahdin dhacaan.

Isu socodka Gaadiidka ayaa istaagay, waxaana xirmay wadooyinkii galayay Madaxtooyada iyo qaar kamid ah xarumaha ugu waaweyn ee Dowlada.

Ereyo ka dhan ah labada Shariif ayaa meel kasta looga dhawaaqayaa, iyadoo si kal iyo laaba loo taageersanyahay Farmaajo, oo waxaa maqleysaa Ereyo lagu ammaanayo oo loogu barooranayo Raisul Wasaarahaas ay labada Shariif u tashteen.

91 Comment(s)

1   1

8:03am on Friday, April 11th, 2014

-1'

cheapest ffxiv gil   http://www.1ige.com/

10:23am on Sunday, September 15th, 2013

These people Astounding I actually Find it difficult to Touch upon Thee Amount Reason My very own Parents 12 inches Football Playerr lol I have got 16 sets and i Really like %anchor% Presently there Great Along with your Succulent fashion on haha xoxox

maxamed   london

2:14pm on Saturday, June 11th, 2011

wan u shegaya u mada somaliyed in an lalarabin dowladnimo wa iney hordada kakacan sidey wadankoda u bab badsanlahayey wa iney u istagan o iskaqabtan labadan sharif o u shaqeynaya ethobia

Xaaleyska qaadaa   Location unknown

2:40pm on Friday, June 10th, 2011

LASOO GAMAY IYO SODOGIS SAKIN FARMAJO CALAQAD CALIN XASHISH
XASAN ABSHIR XASAN ERGA AMXAR
MAHIGA EYLAY FITNAWADEYSHI IS
TICMARKI RER GALBAD WA FAJCSA
NYIHIN MANTA UMADEY RABEN IN
KHAWRIJ IYO DULI KUYSI HAYAAN
AWAY XIRTI SAKIN O XILDHIBAAN
SHEGA JIREN.

Cisaleey   Location unknown

2:32pm on Friday, June 10th, 2011

XASSAN ABSHIR WAA OOYAY MARKYUU MAQLAY IN FARMAJO USAN IS CASLE
N OO UMADI WADA TAGERTAY.

jaamka   Location unknown

2:28pm on Friday, June 10th, 2011

SHARIFLASO GAMAY IYO SHARIIF SAAXIR
GEYA DHULKI SHI SHEYE O AY GURYAHA
KAGATEN AWLBA WA OGAYEN IN AY WAXB
OBANEY UGA IIBSADEN DUBAI IYO MALS
IA TURK IWM MARKA FITNA WADAYSHA S
HEGTA BARLBANA KU GUBA HOTELDA
WAA SHAQAALE SAKIINE SIKASTEY
UMUCARDAN MARKEY ARKNEY GACMAHA
KASHUMIYAN ILEN WA DAWRSATEE
XILDHIBNOW XALQAADO.

qambooble 10   Location unknown

2:12pm on Friday, June 10th, 2011

wariyasha Somalida waxa haysta aqon daro saxafaded waxa arkey
sa iyago kuleh Masuliyinta ugu
sareysa dawlada iyago ula jeda
2ba sharif war masul ha ugu ye
rin Jasuusin war masul hakuwic
in dabadhilif mahiga war masul
maaha mafiya kagancsada ibinta
dhiga umada.

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

2:11pm on Friday, June 10th, 2011

QARANIMO IYO QABYAALAD
Farqiga u dhexeeya cidii kala taqaan maanta ayay si fiican u aragtaa aaway MUSTAFA dadka banaanbaxaya ee caraysan ee xamar aragtideedii bedelay ma MAREEXAABbaa waa dadka aad maalin kasta ku tilmaanto dameeraaleey

Muxyidin badarmacune   Location unknown

2:06pm on Friday, June 10th, 2011

FAROLE IYO CAALIN SHALAY MID WALBABA HORTISUU CABITAN BIL
SHA AH UBIXIYAY IYAGO HALKUD
HIG UGA DHIGAY WA GULEYSANAY
CAQLIGODA WAKAAS 2BA DAAS WA
XMATARE,2BADII DHAGOOL E TUG
TA AHANA WA AAMUSANYIHIN WAA
SHARFYADA AAN XISHONE HADEY
HADLAN AAKASI XUN IN AY AAM
USNADAN AA DHANTA YYARBA DA
BA DHILF GUMEYSTE NAIRUBI
FADHIYA WARKOOD.

Kcc 6   Location unknown

1:31pm on Friday, June 10th, 2011

IDAACADA SHABELLA IIGU DARAN OO 2BA SHARIIF GESIYAL KUTILMAMTAY
AWALBA SHARIF SAKINAA SHAREIN
KULAHA KAHORNA AFKA KHAWARIJTEY
AHYD KASII HORNA CODKA XABSHIDI
SO DUSHAY MANTANA WATAS 2BA TUG
KULEH WA GESIYAAL.

Jimcale dhegatag   Location unknown

1:27pm on Friday, June 10th, 2011

WAAKAS QOFKA QAAINU WADANKA AH OO
JAASUUSTA AH SHARF MALAHA MANTA CID RABTA MAJIRTO SHARIF LASO GAMAY SHALAY SI AAN LO DHAGXYEYN ILEEN WAA TUGE FARMJU DIYRDA LASO RACAY,MANTNA WAKAS CIDNA UMA BAHNA
ADEGE ISTICMAR WAA SHARIF XOOLO
WA SHARF SIXIRLE WA FAROLE AFDORSH
AN WA CALIN XASHIISH IYO EYLAGA
MAHIGAA AH IWM.

bunjebshe   Location unknown

1:19pm on Friday, June 10th, 2011

umada waxay kahdle 2bada tuug wa sharif laso gamy iyo sodohis shrif sakin khawrij marka mawduca fiirimeysee waa iska hadlee
waa duuli ducufo wada ah
war shariif afleyrshow fadlan
lodadii raaco caqli mairo
hadad sakinkii sodoga ku ahaa
iyo adiga Saxardina laso horfarisateen umadi Muqdisho
uma bahna umada xoolo labisan

Abdirahman   Norway

12:44pm on Friday, June 10th, 2011

MAANTA HADDEY SOMALIYA IYO SAXAAFADDA SOMALIYEDBA ILBAXNIMO KUDANBESO WA MALINTODA EE SHACABKA HAKU DHIIRI GALIYEN BANAANBAX AAN DHIIG LAHEEN CAALAMKANA HALA OGEYSIYO INEY NOOLYIHIIN DADKI SOMALIYA XOREYAY OWLAADOODI OO CAALAMKU WUXUU NOOMALEYAA INAAN NAHAY DAD QUUS DHOW EE AAN MUUJINNNO INAAN NAHAY DAD SOJESTAY OO AAN LALOODINKARIN WAXAANA AH AALADDA SHACABKA SHACABKANA XUSI DONA KAALINTA SAXAAFADDA ANIGA WAXAAN LAJIRA SHACABKA SOMALIYA SOMALIYA SOMALIYA

saabir   xafiiska

12:32pm on Friday, June 10th, 2011

ku: maamulka webka miisaanka.

wax eeydan jecleysan baa malaha xamar kasocda oo waxa aheyden kuwo ku qalbi iyo indho beelay taagerada shariif sh axmed waxan idinkula talinayaa in aad idinkoo dhabta ka hadlaya aad waxa xamar ka socda soo gudbisaan iyo shariif sh axmed bedelkii farmaajo iscasilayo.

Ina Hussein   Location unknown

10:36am on Friday, June 10th, 2011

Salaan ka dib webka cusub ee diinta laga baarto waa 218alhude mahadsanidiin.

umu hanna   uk

9:22am on Friday, June 10th, 2011

ku mulac waxbo shalay markaad darood iyo somli qaxinysay ina dhacaysay ina kufsanysay somli iyo diinba jaahil maad ka ahyid , amxaarka dhaama dadka falaka ku kacyey kuna farxsan ilaa iyo hada sa amxaarko waa gaal diin islaam ma yaqaan , dagaalka muqdsihana waa dagaal dawlad lago diidayo dhibkiisa wayna wuxuu ku socdaa hawiye , waxnaad lamid tihiin niman gacmahooda isku gawracaya, dilka amxaarka maxaad ku diidaysa kan amisom waad ugushahay iyo shariif mise cabdulaahi qabyaalad uun baad ku diideen, walaahi dad badan caqligii waa ka dhumay xaasidnimo iyo xumaan ba ka buuxsamay

Bile   oslo

9:15am on Friday, June 10th, 2011

Waa wax lagu farxo runtii in Ummada somaaliyeed inteeda badan ey maanta ka gudbeen waxa na reebay ee qabiilka ah. Shalay waxa Muqdisho ka dhacay waxey cadeyn u tahay in Dadku u bislaadeen Dowladnimo, Nabad iyo Horumar marba hadii Farmaajo oo Nin Darood ah loo banaan baxaa. Waxaan xasuustaa Muqdisho 1991dii afar wiil oo qoryo sita oo islaan waayeel 70 jir ah garbaha ka haaya. War Duqdaan maskiinta ah maxaa ka rabtaan aya la yiri. Duqdaan waa darood waana dileeyna ey ku jawaabeen. Maalintaas waxey ii ehed maalin Murugo, Maantana waxey ii tahay Maalin Farxad. Somaaliyeey toosa oo isku tiirsanaada.

Gaas.ssc   Tunisia

7:43am on Friday, June 10th, 2011

Yaab yaabwaye somaliyey waxa iga yabiyey waxan nahay dad lagumaysto siqir iyo kabir oo macnehedu yahay madax ila adhi rac waxana cadaynay sida ninki wax qabtay layiri isaga tag mudane farmajo kuwan wax qabana lorebay weliba shariif bilaa damir ilaa hadu damir leyahay shacabkisa utudhi lahaye

saabir   xafiiska

7:29am on Friday, June 10th, 2011

war xalkii illaah baa meel aan la fileyna ka keenaye soomaaliyeey ka faa,iideysta fursadaana dahabka ah!!.

haa fursad qaali ah haddii si sax ah loo abaaro, maanta beesha caalamka weey fashilantay haweenkii iyo carruurtii baa fahmay dhagartooda

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

5:50am on Friday, June 10th, 2011

MUSTAFA
Wixii aan kaa sheegayay qayb ka mid ah , horta ma ku soo dhacday, HAWIYE ma necbi laakiin reer Dayniile ayaa necebahay,

SH CALI waa jaahil waxaan kaa iri, nin rag ah kuma fiicna aalayir, aalayiri , anigaa kuu sheegay SH CALI waa sheekh toban facna reer sheekhakh ah ayuu ka soo jeedaa.

Hadii ehenimo, qaraabonimo xidinimo wax lagu ixtiraamo, ninkii dalka 21 sano xukumayay cidu igama xigto, anigaan kula hadlaya markii aan dooda bilaabaynay ayaan kugu iti GEDO waxaa dega eheladay, ninkan hadda RA,IISUL wasaaraha gaaladu u soo magacawday cid iga xigta ma jirto, saaka hadaan gurigiisa BUFFALO tagno shaki kuma jiro inuu aniga fadhiga iiga istaagayo oo uu ileeyahay walaakeey war ina hebel ii waran , waxaa dhici karta inuusan adiga ku aqoon

Xigto ma joogto maanta waxaay maraysaa wixii dhiiglahoow kaca dalkeena MAHIGA kama noqonayo madaxwayne, AMISOM waa in laga saaraa dalka, hadii labadaas la waayo adeer dagaallku waa soconayaa

Qanyare markii dalka laga saarayay kaligii taliye siyaad barre maba joogin, laakiin waxaa dagaalamayay shacbi gadooday oo u adkaysan waayay xukun faasid ah, oo qabyaalad ku shaqeeya, waana midda hadda ka socota wadamo badan oo CARAB ah

Ina Hussein   Location unknown

5:02am on Friday, June 10th, 2011

web cusub oo diini ah waa 218alhude bye.

Yusuf   UK

4:58am on Friday, June 10th, 2011

wow shacabka reer Mogadishu raabi taan koday mujiyeen! good job gul gul gul shacabka iyo mudane Farmaajo. maxaa ku dhacay shariif sheekh ahmed, wuu wararay miyaa? diiiiidnay shariif hasan.

Moolac   Wabxo

12:00am on Friday, June 10th, 2011

MJ oo caawa futada kala qaad qaadaya. Burtintle-boy ex Xuubsireed haddii xabad aan beerka kuu gelshay, 10 kii kun ee amxaaro raaca ahaana aad weli heybineeyso,Gabdhihii alalaasayayna amxaar ku niikiyay, weli ma damac ayaa kugu jira. Viva alshabaab wax yar ina sug inta kuwa darbiga kuu ah Galmudug ka soo nadiifinayno.

mustafa   sweden

11:58pm on Thursday, June 9th, 2011

deyniile

waad nasiib xuntahay, waayo aqoonbaa laguu siyaadinayaa kana faaiideysan meysid, sheekadii qabqablayaasha kugu dagaalgalin jireen baad la soo baxday , hawiyaad necebtahay, waa howshii qanyare idinku dagaal galinjiray laakiin aan kuu sheegee hawiye aniga ayaa kaaga xigteysan oo xaqiiqo qaraabaan nahay abti iyo ayeeyo intaba leh marka laga reebo reer deyniile oo aan meelna iska soo galin. cali waa jaahil waxaan noo sheegay in badan oo taqaana waxaana tusaale kuugu filan ajaaniibta uu uguuriyo hablihii sharafta lahaa ee soomaaliyeed ee deyniile ku nool, oo ay cabashadoodu inasoo gaareyso mar walba. jaahilnimada mida ugu weyn waa markaadan kala aqoon waxaa adigu leedahay iyo waxa dad kaala dhexeeya. waxaan ula jeedaa cali jaahil makala yaqaan dalka inuu isagu leeyahay oo ajaaniibtu aysan lalaheyn, oo wuxuuba moodaa in ajaaniibta soomaaliya la leedahay marka jaahilnimo ka weyn ma jirto midaa. isga iyo inta fikirkaa laqabtaba waa juhalo aan aakharo iyo aduun midna aqoon. adigase waxaan ku leeyahay hawiye ii daa manebciye, ee waxaad tiraahdaa reer deyniilaad necebtahay .

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

10:43pm on Thursday, June 9th, 2011

MUSTAFA
Qofka marka uu cudur hayo isagu isma ogaado, ee nooca cuduka haaya waxaa u sheega DHAQTAR, hadaba aniga ayaa dhaqtar kuu ah kuuna sheegaya cudurka ku hayee, waxaa ku haya cudur qabyaalad kii ugu xumaa, qaabka aad u hadlayso marka aan eego laba sadar oo comment ah inta aadan dhamaystirin qabyaalad baa soo galaysa iyo waliba HAWIYE nacayb

Laakiin waxaan kuu sheegayaa nacayb kasta oo aad qabto ama cid kasta oo qabiil dhan neceb iyada unbaa is aaqiro iyo aduun seejinaysa moogiye waxba qaadi mayso

Waxaad doonaysaa inaad SH CALI DHEERE xafidahulaah aad tiraahdo, cali jaahil, cali dameer iwm oo laguu jiibiyo ama habayaraatee aanan yac lagu dhihin

Adeer gacaliye dalka SH CALI DHEERE ayaa iska leh, adiga iyo AMISOM iyo gaalada aad isku halaynaysana afka ayaa ciida la idiinak shubayaa

SUNNA WA JAMAACADA aad sheegaysana shan shan boqol iyaga oo isugu xirxiran ayaa godad lagu shubay ilaa ay caabudwaaq dabada la galaan, intii u danbaysana maanta ayaa ceelbuur geel loogu qalayay.

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa SACA GEESAHA WAYN, LO'DA HARKA GEEDKA AYUU KA SAARAA , ISAGUNA KUMA HARSADO

Ragiinaan sida aan fahmayo ka yimid miyiga ee faanka iyo dhuusada ceshada laga kari la'yahay waxaa tihiin dadkii soomaali isku diray,

Salafi Jihadi   ArduLLAH

10:36pm on Thursday, June 9th, 2011

ALLAHU AKBAR

Khasaaraha gaalada kasoo gaaray weerarkii maanta ayaa aad ubadan waxayna warar hordhac ah xaqiijinayaan in ay dhinteen 21 askari oo fagtii hore ee weerarka ay dekadda ka daad gureeyeen gaadiidka ambalaasta kufaarta

Boqolaal katirsan Ciidamada Mujaahidiinta oo dhanka Dhoobley u dhaqaaqay (SAWIRO)Somalimemo dot net

shire 10   Location unknown

10:21pm on Thursday, June 9th, 2011

dadweynaha waxan dhihi lahaa in ay
bannan baxoda wataan ilaa 2bad tug
laga hor istagayo in ay wadanka Ge
liyan Gumeysi wayo gumeysi jacyl
konfur waa ku cusubyahay wa dhaqa
n ugaar ah reer mudug,maha in hada
dhaqn xumadas ka bilaban casimad
Saaxirenta 2 ba sharif farolana
ugu hambalyeyo ilen hawshisi ay
qabtene.

Oda faarax   Location unknown

10:08pm on Thursday, June 9th, 2011

RUUX HADU FITNOLE NOQDO AMA WASHO
REERKISAA UMIIR QABA LAYIRI MARKA
IN UMADA LAGA HOR WAREJIYO FITNA WADAYASH AAWY TOLKODII ? ASHRFTI
MIRIFLE HORTA WA DIFEREN OO WAXY
YIRHDEN MANQAN SAKIN HOYDIS AN U
N NAQAN KAN LASO GAMYNA MASIDAA?
MASE HARTI ABGAL UMADA WA KAQABN KARAAN ILEN ABGALWEYNE MARABO
LASO GAMAY CID WALBANA WA OGTAHY
ARINKAAS MARKA IMAM WALALKI AA RU
NTA USHEGO EE UMADA CEBTA HALGA
HORWAREJIYO WA IGA DAR DAARANE.

Oda faarax   Location unknown

10:08pm on Thursday, June 9th, 2011

RUUX HADU FITNOLE NOQDO AMA WASHO
REERKISAA UMIIR QABA LAYIRI MARKA
IN UMADA LAGA HOR WAREJIYO FITNA WADAYASH AAWY TOLKODII ? ASHRFTI
MIRIFLE HORTA WA DIFEREN OO WAXY
YIRHDEN MANQAN SAKIN HOYDIS AN U
N NAQAN KAN LASO GAMYNA MASIDAA?
MASE HARTI ABGAL UMADA WA KAQABN KARAAN ILEN ABGALWEYNE MARABO
LASO GAMAY CID WALBANA WA OGTAHY
ARINKAAS MARKA IMAM WALALKI AA RU
NTA USHEGO EE UMADA CEBTA HALGA
HORWAREJIYO WA IGA DAR DAARANE.

Burtinle-Boy   London

10:00pm on Thursday, June 9th, 2011

Mooryaantii Al shabaab maanta guul bay u tahay dowladku sheegtii af biijo in ay siddii dhoocilaha timaha is haystaan.

markii horeba shariif af biijo ayuu ahaa ninka gogosha u fidiyay khawaarijta.


Badarma cune   Location unknown

9:57pm on Thursday, June 9th, 2011

Sharif laso gamay waxii Mudulod uso
gamay waxy ahayd dhaqn xumo iyo kh
warijnimo ay ka daremen, wixi kadn beyay xiligasna cidi tiri wano ami
r indh la an ,wa ka macshen waxy karaben, mantana wakaas isagi &sod
ogisi duliga aha umadi Xaar laso
hor faristen,maxishodan wa 2ba fitan dan islam iyo mid somali
waxay kador biden dhuntoda duf haku baxaanee .

Dulmiddid 9   Location unknown

9:49pm on Thursday, June 9th, 2011

SHARIF LASO GAMAY IYO SODOGISA SHARF SAKIIN WAA LABA TUUG,WA
XASE KASI DARAN FAROLO GAROWE
KAYIRI SIYASADI WALAKEN MAHIGA
WA KA GULEYSTAY FARMAJO ILAHOW
TARIKH XUN HANA DHAXLSIN FARMJA
NOO CADAW AH MAHIGANA WA WALAKEN
IN BARLABNKI PUKHLAND LAGA YIRA
WAX MAGARTADI FADHIDAYNA SACBISO
WA LAGU YAQANY CAQLIGAS SHALYSE
WAW DANBEYA LASOO GAMY & SODOGI
SAKIIN

mustafa   sweden

9:20pm on Thursday, June 9th, 2011

deyniile

Af soomaaliga waxaa laga bartaa hooyada wanaagsan, xigmadana waa mid rabi hibo usiiyo qofkuu doono, taariikhdana waxaa lagala haraa oo laweydiiyaa aabe iyo awaw taariikh yahan ah, xigmadna leh, seen ku yeelaa hadaad intaba ka aradan tahay, aniga shaqsi baan ka hadlay waana cali jaahil iyo ajaaniibta lajoogta, waxaanan iri dalka wax ka noqon mayaan, waana hubaal, tan dowlada soomaaliyeed iyo ciidamada amisom aad baan utaageersanay, iyo waliba ahlusunna, aniga iyo inbadan oo ila mid ah waxa na deeqaa waa qaran qabiil adigaa malaha xiiso uhaya, waxaan ahay shaqsi dimuquraadi ah isbadalna aaminsan qabiilna ka fayow, marka aan kula yaabo waa markaan ku iraahdo cuqdada allaha kaa saaro waad cuqdadeysan tahaye. tan kale maleeshiyo meel heysata hadey ku deeqdo aniga qaran baa ideeqa. allaha ku caafiyo dalka wax baad ku leedahay ajaaniibta aan lawada dirirno.

mustafa   swe

9:19pm on Thursday, June 9th, 2011

deyniile

Af soomaaliga waxaa laga bartaa hooyada wanaagsan, xigmadana waa mid rabi hibo usiiyo qofkuu doono, taariikhdana waxaa lagala haraa oo laweydiiyaa aabe iyo awaw taariikh yahan ah, xigmadna leh, seen ku yeelaa hadaad intaba ka aradan tahay, aniga shaqsi baan ka hadlay waana cali jaahil iyo ajaaniibta lajoogta, waxaanan iri dalka wax ka noqon mayaan, waana hubaal, tan dowlada soomaaliyeed iyo ciidamada amisom aad baan utaageersanay, iyo waliba ahlusunna, aniga iyo inbadan oo ila mid ah waxa na deeqaa waa qaran qabiil adigaa malaha xiiso uhaya, waxaan ahay shaqsi dimuquraadi ah isbadalna aaminsan qabiilna ka fayow, marka aan kula yaabo waa markaan ku iraahdo cuqdada allaha kaa saaro waad cuqdadeysan tahaye. tan kale maleeshiyo meel heysata hadey ku deeqdo aniga qaran baa ideeqa. allaha ku caafiyo dalka wax baad ku leedahay ajaaniibta aan lawada dirirno.

Salafi   dhul Alle

9:15pm on Thursday, June 9th, 2011

Subxaanallaah!.

Dadka sidaan ugu hadlaya nacaraadka jaahilga ee qabyaaladda Quranka ah, oo qofka ku faanaa yahay Wallaahi oo Bullaahi oo Tallaahi Qurun,ee Ilaahay ka cabsada dadkaa qabyaaladdaan diinta ka sokoow gaalada caqliga adduunyada lihi ka xishooto, kadib markii ay arkeen in aan QABYAALADU LAHAYN WAX LADUGSADO, WAX AY DUMISO MOOYAANE!.

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

9:12pm on Thursday, June 9th, 2011

MUSATAFA

Hadaad dhuusto iyo hadaad habartantaba fikirkaygu isma bedelayo
DAMEER waa xoolo alle abuurtay, wali taariikh qalad ah ayaad dabada ka wadaa

Xitaa kama war haysid siyaasada ka socota KOOXDA GAALO RAACYADA
DAMEER la,aantiis soomaali waxba ma aha, oo maxeey soomaali labaatan sano u sugaysaa dameeraaleey kkkkkk,
Usheeg qolyaha dameeraalayda ah ,, farmajo isaga hara laga waayay ee u mudaharaadaya iyo kuwa dibadaha ka qaylinaya

Axmed suge 80 jir   Nairobi kenya

8:56pm on Thursday, June 9th, 2011

Somaliya manta waxa wax ka noqon kara raisal wasare nin hooyadiis wasay ama dilay oo hawiye ah aan xishoon hawiye waa habargidir oo kaliya abgal iyo murusade xawadle gaaljecel jareer hawiye ma ahan 1991 war yaa arkay faqashti waqtigaas farmaajo hawiye wuxuu ka dilay 1500 oo qof mantana futada ayee u dhaqayaan wax magarato illaahow maxa hawiye nooga dhigtay

Abdikheyr   Nairobi

7:43pm on Thursday, June 9th, 2011

Hadi aad tahin dad macqul ah aniga idin jawabayo ka hawiye ahan walal macane waqti waliba wayahis weyan hawiye farmajo kuma racayan qabyalad ka muwadin somalia ahan wankii burnaa abdirashid ali sharmarke aya dhalasho farmajo noga dhawa manta waqti qabyaladed lama jogo ya wax qaban karo ayay jogta somali waa isku qabil nairobi nin somali ah hadu kukuyo wax yelo waryaa ayay ugu aarayan cawaan garowe ku dhashay majerten oo kali cabsan ayad tahin sida ma nahin idinka

Dayniile-Booy   imaarada islaamiga ah ee somaaliaya

7:35pm on Thursday, June 9th, 2011

To: Mustafa

Waxaan kuu shegayaa dadka ad magacowda ee sharafta leh hada ayey wadanka wax ka yihiin ilaa kismaayo ilaa xarardheere ayey ka taliyeen ee kuma hoos gambadaan taangi iyo 4 km gudahood. dadkaas hada ayey wax yhiiin ii sheeg maxaa ka dhiman hadii somaliya badankeed ay gacnta ku haayaan. teeda kale maanta oo kale adiga malagula hadlo ee sakiin laq. waan kuu cudur daraa maanta waaye dhiiga ayaa ku karsan, waxa aad TFG ku taageersay mabda ma aheen waxaad taageersay oo qabiil ku taageeray farmaajo, waxaadna la safneed armaajo, maanti marka xilka laga qaadayna waxaad biloowday in aad caytanto oo dadka dago muqisho ku sheegto dameer. waan kaa sugayay mabda' xumidaas kkkkkkk

Shaarka   Location unknown

7:18pm on Thursday, June 9th, 2011

Farmaajo waa Muwaadiin somaaliyeed in loo ooyana koleey kartidiisa iyo wadaninimadiisa keentay. Koleey Odaygii xumaa o beerlaawe ahaa waa dhaamaa oo Melez zenawi u jaqi jiray. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Proud G-lander   Garoowe

7:06pm on Thursday, June 9th, 2011

Carruur iyo Habro rafaad iyo diif ka muuqato oo Abgaal ah oo u mudaharaadaya Farmaajo kkkkkkkkkkkk 1991-kii kii ay lahaayeen eryaay ee Afweyne iyo kan maxay ku kala duwan yihiin???????????????? yaab iyo amakaag badanaa caqliga Hawiye kkkkkkkkkkkkk

Proud G-lander   garoowe

6:58pm on Thursday, June 9th, 2011

Hawiyaha u barooranaya Midgaanka Daarood ama Mareexaan waxaa halkaa ka cad caqli yarida, aqoondarada, iyo anshax li'ida hawiye iyagoo 1991 eryaay lahaa midgaan Daarood ama Mareexaan miyey maanta 2011 u ooyayaan??????? yaab iyo amakaag caqli hawiye kkkkkkkkkkkkk ogaada nin Harti Daarood ah oo karbaash idin la dhacaya ayaa la idiin soo wadaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Burtinle-Boy   London

6:20pm on Thursday, June 9th, 2011

waryaa ila qosla heheheheh

Burtinle-Boy   London

6:18pm on Thursday, June 9th, 2011

Mareexaan 21 sano bay siyaasada Offline ka ahaayeen iyagoon soo alamiitayn bay Raiisulwasaare ku boodeen hehehehehehehhehehe maanta maxaa ka raacay in sabaaxad lagu diro hehehehehehe.

waligay sidaan uma qoslin farmaajo markuu khudbaddii macasalaamaynta ahayd jeedinahayo armu ooyaa.

Gabanka si xun baa loo galay.

Burtinle-Boy   London

6:15pm on Thursday, June 9th, 2011

heheheheh farmaajo miskiinka dhulka baa lala dhacay.

Waligiin ma aragteen Dameer wax ku shaqaysta?

meeshii laga rabay in dameer shariif la rarto ayaa waxaa la rartay farmaajo oo si fiican baa loogu dangaaray.

Abdikheyr   Nairobi

5:38pm on Thursday, June 9th, 2011

Agatin Mahiigan walalkis mwareri mahiigan ayan guri wada daganahay darisalam tanzani arinta lacagbixinta puntland waa war xaqiqo ah in ninka marexan mesha la fijiyo somaliweyn waqtigi qabyalad wan ka so gudubnay farmajo la'aantis waa qaranjab illah aya igu og gugundhabo hawiye ayan isirkeygu yahay ninka marexan somalinimo ayan ku tagerayaa oo kali

Abdikheyr kii la mahdiyay allah kor ahay   Nairobi dhobada isli

5:19pm on Thursday, June 9th, 2011

Edeyn ku socoto mamulka qalocan ee puntland waxaa xaqiqo ah oo xogteda aan somaliweyn u sheegaa in mahiigan 500kun usd ay siyen mamulka warersan ee puntland lacagtas oo jid lami ah in lagu dhiso bosaso & galkacyo inta u dhaxeyso ku haboned ama garowe in hospital dhaxalgal ah in loga dhiso ay haboned mamulkan puntland hadaba muxu ka faiday bixinta lacagtas warkan oo xaqiqo ah nin tanzani jogo oo ganacsade ah oo ay wax no dhaxeyan aya ii xaqijiyay in mahiigan lacag u ka qatay puntlan waxii warar ah oo fahfahsan dib ayan ka so sheegaya insha allahu

@ umu Hanna   US

4:47pm on Thursday, June 9th, 2011

qabiil ayaa ku madax maray abaayo, ilaahay ha kaasaaro cudurka xun ee aan daawada lahayn. laakiin Farmaajo waa halyey. dadka ma ufakarayaan sida adiga oo qabiil kumadax maray, laakiin waxay u fakarayaan sidii dad fiyow. aqli ma ahan in ay Shariif Axmed taageeran, maxaa yeelay waa qabiilkooda, laakiin waa in ay kutaageeraan wixii fiican, wixii xunna kudiidaan.

@ umu Hanna   US

4:46pm on Thursday, June 9th, 2011

qabiil ayaa ku madax maray abaayo, ilaahay ha kaasaaro cudurka xun ee aan daawada lahayn. laakiin Farmaajo waa halyey. dadka ma ufakarayaan sida adiga oo qabiil kumadax maray, laakiin waxay u fakarayaan sidii dad fiyow. aqli ma ahan in ay Shariif Axmed taageeran, maxaa yeelay waa qabiilkooda, laakiin waa in ay kutaageeraan wixii fiican, wixii xunna kudiidaan.

mustafa   sweden

4:18pm on Thursday, June 9th, 2011

deyniile

ha sugin in cali jaahil iyo ajaaniibta garabka uah dalka wax ka noqdaan, caqliga yuusan kaa noqon kii dameeraha. tan kale si kasta oo madaxda dowlada isu bdasho ma istaagayo dagaalka lagula jiro ajaaniibta argagixisada ah. saa ufakar waa haduuba kugu jiro fakar oo aadan laheyn caqli dameer.

umu hanna   uk

3:08pm on Thursday, June 9th, 2011

wlaahai hawiye waa iga qoslasiyey 20 sano kabcadi bay nikaloo marexaana u baroornyaan oo ay iso dilyaan fuuny wlaahi , hada ma sodaana daacad ka ah , kolay anigo aamini maayo dadkan inay iskood u banaan baxeen , cala kuli xaal khaldka ugu wayin shariif af guduud baa leh isagoo awood lahyin boo is xarifinya somlidana waaliya , sheekadoona waa jog jog meeshada joog , isdiriya hawiyeoow nin reer puntland ah baa la soo wadaa , shaarki iyo cimaamdihii shabaab soo gashada . kkkkkk

AHMED MOHAMED   BORAMA

2:58pm on Thursday, June 9th, 2011

REER MUQDISHO WAXAAN KULA TALINAYAA 2 SHARIIF U DIIDA IN AY MUQDISHO KU SOO NOQDAAN, MAXAA YEELAY DAN SOOMAALIYEED WAY KA FOGTAHAY MARKA UU MIDKOOD UU WAAYO DANTIISA GAARKA AH WAY IS KHILAAFAYAAN MARKAY SHAY DONTOODU KA MUUQATANA WAY HESHIINAYAA, HADA WAX NUXURA OO AY KU HESHIIYEEN MA JIRTO OO AANAN AHAYN IN MIDKASTAAYI WASIIRADA DAWLADA LA SOO DHISAAYO QAYB KU YEESHO, AAWAY SHARIIF XASAN U DAGAALAMYAY EE LAHAA SHARCI AYAAN ILAALIYAA.

wadaad yare   bilaadullaahi

2:52pm on Thursday, June 9th, 2011

Salafi
Haddii fahamka diinigaa lagu kala aragti geddisnaado qaarkood ama xataa kulligood,in waxa la isku waafaqsanyahey oo loona wada baahi qabo laga wada shaqeeyo xataa ma xuma waanan qabaa.

Salafi   dhul Alle

2:38pm on Thursday, June 9th, 2011

wadaadyare.
Runtii waxaad tahay soomaali indheer garad ah oo caqli badan, isla markaana anshax wanaagsan balse qofku ma dhamaystiree, dhinaca qeybaha tawxiidka ku sameey daraaso naziih ah oo Alle bari iyo ikhlaas wehliyo.
Ugu yaraan waxaa kuu soo baxaya, in qaab cibaadaysigii Nabiga csw iyo khulafaa u Raashidiin xaq yahay, wixii ka soo harana sida awliyo tuugsigana ka danbeeyeen isla markaana la isku haysto, caaqiladda Soomaliyeedna waxa ay tiri maxaa buda dayda buunshaha iiga daray!.

Salafi   dhul Alle

2:11pm on Thursday, June 9th, 2011

Farmaajo waa geesi rag ah, waxaase ku caawiyay raga nimada in aan baahiyu uhayn soomaaliya oo uu maanka ku hayo in uu maraykan yahay oo Newyork u socdo,balse labada Shariif iyo qabqabla yaasha dagaalka iyo kooxo diimeed yadu ma ay haystaan meel ay u ciirsadaan haddii ay beesha caalamka ka hor yimaadaan, kusi beenaad kaasna waayaan.
Sidaa daradeed,laba qof mid kood ayaa ka hor imaan kara beesha caalamka, qof Ilaahay swt isku haleeya oo faqriga iyo magac yarida isaga sabraya Alle dartiis, iyo qof reer galbeedka isku halaynaya! oo dhrgan!.
Waxaa kale oo meesha ka cadaatay, in qolooyinka sheegta barlammaanu yihiin danaystayaal sababta oo ah, haddii ay doonaan waa diidi karaan waxa ka soo baxa kambaala ee labada shariif ku ilaashanayaan kuraastooda.
Waxaa kale oo muuqata in aan la'aamini karin soomaaliga baahan, oo mustaqbalka wax loo dhiibto qof dhergan!, si uusan danta daka uga shaq shaqan! nolol, sida labada shariif.
waxaa kale oo cad, in aan laga rajo qabin in ay heshiis aqbalaan kuwa ku jira liiska aragagixi sada sida Xasan dahir iyo Godane iyo da'yarta muhaajiriinta ee wadamadoodii ka soo cararay sida da'yarta soomaalida ee laga raadinayo reer galbeedku, sababta oo ah waxay aamin sanyihiin rajo la'aan xagga noloshooda haddii wadanku nabad noqdo marka waxa ay door bidayaan kana shaqaynayaan nabad la'aan joogta ah.

ILKA DHEERE   Location unknown

2:09pm on Thursday, June 9th, 2011

SHARIIF AFGADUUD GACANTIISA AYUU ISKU DILAY HALSANO OO DAYARAD RAACID AYAA ADUUNKA UGU QIIMAMA BADAN ALLAHA KU DULEEYOOOOOO

cabdi fitax   kenya nairobi

2:07pm on Thursday, June 9th, 2011

asalamu calayku illhaahow damiir lawa yaasha naga qabo inshii soobadoba waa la ridayaa runti rajo dowlad nimo ayaa naga shay intii uu yimid resal wasare farmajo somaliya hogaanki waxaa haye danays tayalaa kursi lacag bes ah rabo xisaabta ugu majrto dadka dhibaa taysaan runtii markaan maqlay iscasilaada farmajo ilmo ayaa isoo dhaaftay ilaahow noogar gaar ilaahow nagaqabo lbada shariif amin

HOGAAMIYOKOXEED   Location unknown

2:03pm on Thursday, June 9th, 2011

YAA U MAQAN UMAD HALSANO AYAA KA QIIMO BADAN XUKUUMAD WAX QABATAY GUUL FARMAAJOOOOOOOOOOOOOOOOOO

cabdi fitax   kenya nairobi

2:03pm on Thursday, June 9th, 2011

asalamu calayku illhaahow damiir lawa yaasha naga qabo inshii soobadoba waa la ridayaa runti rajo dowlad nimo ayaa naga shay intii uu yimid resal wasare farmajo somaliya hogaanki waxaa haye danays tayalaa kursi lacag bes ah rabo xisaabta ugu majrto dadka dhibaa taysaan runtii markaan maqlay iscasilaada farmajo ilmo ayaa isoo dhaaftay ilaahow noogar gaar ilaahow nagaqabo lbada shariif amin

miraale argagixiso   alshabab duli

1:57pm on Thursday, June 9th, 2011

cadowga soomaliya waxaa ugu daran ALSHABAB DADKA SOOMALIDA ee ku dhaqan koonfurta soomaliya waxaa cadowga aduunka ey u arkaan alshabaow aladuliyiin all muqaatiliina muslim

miraale argagixiso   alshabab

1:53pm on Thursday, June 9th, 2011

guutada NAAR DOONKA JAHANAMO AAJIDKEED EH ALSHABAB waxey dilaan muslinka umada weligeed muslin aheyd ayey diin cusub oo laga soo ddhoo dhobey buuraha afgaanistan ayaa maanta isqarxiyey waxeyna dileen 4 nin oo masaakiin ah kana xamaalaneyey dekeda

DAYNIILE-BOY   Imaarada islaamiga soomaaliya

1:42pm on Thursday, June 9th, 2011

HALOO FARMAAJO

Maalintii aad ka soo degtay xamar, ma xasuusataa ragii goonida kuula faqay ee ku yiri, aan shabaab kula heshiisiino,

Dadka soomaaliyed caqliga ayaa ku yar ee aan sameeyno inqilaab u eg kii adeerkaa SIYAAD barre, shabaab inaga ayaa ka soo dhamaynayna, soow ma ogid in laguugu yiri 21 sano anaga ayaa kuu xaqiijinayna, daaqadana kala baxayna labada shariif, adeer maanta adiga ayaa baxaya ka huleeel, nabadeey caqli lagaa faa'iidi maayo

Bunjebshe   Location unknown

1:41pm on Thursday, June 9th, 2011

DADKA RER MUQDISHO WAXAN LEYAHAY KUDADALA WAX KASTOY QADATO IN 2BADA TUUG AYSAN KASO DEGIN GAR
ONKA WA DALALIN MAHIGA IYO CALOSHODA USHAQEYA

Muwadin somali   qaxooti wareersan

1:34pm on Thursday, June 9th, 2011

bismillah asc waa salamantihin shacabka somali meel walbo aad joogtaan shacabka somali wee dhibatesanyihiin illahayow adomahada ayaa anahy dhibka naga qaad intaa kadib shacabka somali waxaa u sheegaya labadan shariif ah iney wax dan ah u hayn dadka shacabka nin walbo jeebka ayuu rabaa inuu buuxsado... guryo ka dhisto nairobi iyo caraba safarada kenya ku taalo ninka safirka ka ah visaha inuu gato kali ayuu u jooga safirka u fadhiyo somali TURKIGA asigana somalida tahribka ah ayuu BAAD ka qata hadey lacagta baada bixin wayeen policeka wadanka turki ayuu ku diraa kadib xabsiga la dhigaa cali ameeriko POOL ayuu iska ciyaara lakin mustaqbalka waa la xisabtami dona hadaan nahay shacabka somali fadlan shacabka somali qabiil ka foogada ... shacabka somali waxaa ka codsanaya bananbax nabad ah iney bilaan meelwalbo aduunka ka joogaan dhibka somali ka tagan waxaa number one ka ah UNKA UGANDA maxee somali nabad ka keentaa waad aragtaan 30 yrs joseph kony inuu shacabkooda dhagaha iyo sanka ka jaro kurayaha ka guba UGANDA ninkaas ayee qaban layhiin ma anaga ayee nabad noo soo wadaan somaliyey kaca waad qalibateen gabdhaheen waad aragtaan meelwalbo in lugu kufsado MAHIGA waa cadowgeena kowaad tanzania shacabka somali waxee u geestaan hadaa arki laheeden mahiga agteena ma soo mari laheen waxaa xasusta mar aan sii mareeyey tanzabia wiil saxib nahay iga danbeeyey ayuu waxuu arkay gabar somali ah tahriib u aheed south africa in tanzania lugu xoogay ayado dhiiga ka baxayo zambia iyo xaduda tanzania kenya gabdhi somaliyeed sharafta laheed iney ku wayse bigradeeda halkaa kadib nugu danbeese zambia iyo tanzania xudededa uu wiilki somali kaga tagay dad somali ah waxaa idinku dar darmaya inaad kurdada ka kacdaan asalamu caleykum

Xuseen   Bakaaro

1:30pm on Thursday, June 9th, 2011

Anoo aad uga xun falalka guracan ee shariif laso gamay iyo shariif eelaay ee dumiyey iftinki nabada iyo halyeygii qaranimodoonka ahaa cdilaahi farmaajo markaan arkay heerka danaysi heerkooda dadnimo xumo ee shariif shaydaanyo markaan arkay inaan dan guud danlaga lahayn markaan arkay inqofkii somali wax u qabanaya daaqada laga tuurayo. Anoo xuseen nuur yare abtidoon ka mid ah ganacsatada jidka 1 aad ee bakaaro wixii maantaka dambeeya waxaan go aansaday somalidana ogaysiinayaa inaan joojiyey dhamaan wixii dacaayad ah ee aan uga so horjeeday xarakada shabaab. Wixii hadakadib ah ayagaan taageersanahay waayo cadow cadowkama fiicna intaan taageerilahaa 2 da shariif ee duliga ah waxaa dhaanta shabaab waxay doonaan ha sameeyaan waayo rajo lago qabo dowladnimo majirto ilaa 2 da shariif danleey ilaahay naga qabto waxaan ilaahay ka baryayaa in 2 da shariif la so gamey iyo shariif eelaay habaar degdeg ahku dhaco

Jaamka   Location unknown

1:23pm on Thursday, June 9th, 2011

MUDHAHRADKA HALA WADO 222BA SHARIIF WAA KHAWRIJ QARSONN
WANA LAHUBAA GABLKODINA WA
DHACY

bunjebshe   Location unknown

1:21pm on Thursday, June 9th, 2011

war aaway sharif laso gamay waxii laha gacan qabadkisa war harti abgalow sharif laso gamay nadhfiya
waa ceeb dhar logeliyay sharif wana
caada qaate waana tuug,waxyabaha
dumarka kaxishodana mahayn in aw laso shirtago ,Shrif sakin awlba dalalu ahaa wana khawrij qarsan

Jimcale dhega taag   Location unknown

1:14pm on Thursday, June 9th, 2011

WAXAAN UGU BAAQAA UMADA SOMALIYEED IN AYSAN U OGOLAAN 2 SHARIIF DULIG
A AY LADMACSANYIHIIN UMADA HANA SI
WADEEN BANAN BAXA ILAA AY SIDA CALI CABDAL SALIX KA ORDAN WADANKA
CAQLI MAJIRO SHARIF LASO GAMAY WA
SIIBTAY IYO AQOONYARUU UYAHAY CEEB
DULI FAWQA DULLI ,4TISI TULO IN AW XOLIHISA KU ILASHADO ALLAHA GARDSIYO SHARIF WA SIBTAY

ali   fililad

1:00pm on Thursday, June 9th, 2011

ala maanta ma maalin kaxunaa jirta doqonki shariifka iyo ganadheerihi tuuga ahaa maa iftiinki noo soobaxay u tashaday ilaahow nagaqabo

Abdikheyr   Nairobi

12:58pm on Thursday, June 9th, 2011

Walalo ku heyb ma ahi waxaa iga muqdo wadani nimo sareyso waxaan isleyahay wanki rasalwasare nimad kaga horeyay amu dhamaa tan labad odi siyad bare amu isir ahan racaa oo garad sareyo qabaa tan sadaxad gesinimo sareyso ayaa iga muqatay


Page: -1-   2   

Magacaaga:

Halka aad joogtid:

Fariinta:

 




Miisaanka.com   miisaanka@gmail.com


Sheeko aad iyo aad u xiiso badan oo dhab ah qeybaheeda kala duwan.


Siyaasaddii islaamku asaaska uga dhigay dowladda islaamka.
Riix Halkan

Qawaaniinta oo loo xukuntamo Ma la isku Gaaleysiin karaa?
Riix Halkan

Miisaanka sharcigu u dejiyay Gaaleysiinta iyo.....
Riix Halkan

Gaaleysiinta iyo Dhibaatada ay Islaamka Ku Heyso Markastaba.
Riix Halkan


Dhageyso Gabayo xul ah Abshir Bacadle Alle ha u naxariistee: Allaa Mahad Leh

Hubka Inaga Dhiga

Qabyaalada

Xadhig Xujo

Guurka

Qaadka

Shirib

Qudubi

Danta Guud

Gabayga



yaa Ka dambeeya Dilalka qorsheysan ee Muqdisho iyo Shirqoolada saxaafadda
Warbixin Xasaasi ah
Riix Halkan